Home » 4:56 am
Entries posted on “May, 2013”
Duekoue May 19 2013 (SDN)— Ciidamada Milatariga dowladda Ivory Coast ayaa xiray hogaamiye Maleeshiyo, kaasi oo lagu tuhunsanyahay in uu dowr ka qaatay xasuuqii ugu xumaa ee ka dhacay dalkaasi sanadkii 2011kii. Ninkan laxiray ayaa lagu Magacaabaa Amade Oueremi waxaana la sheegay in uu Amar ku bixiyay in maleeshiyaadiisa ay dilaan dad badan intii lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Karachi May 19 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya dalka Pakistan ayaa sheegaya in Rag Hubeysan ay Toogteen Zahra Shahid Hussain oo aheyd Siyaasi ka tirsanaa Xisibiga Dhaq-dhaqaaqa Cadaalada ee uu hogaamiyo Xidigii Kirikitka ee Imran Khan. Dilka Haweyneydan ayaa ka dhacay Magaalada Karachi ee koofurta dalka Pakistan waxaana lasheegay in xilliga la dilayay ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya oo soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro. Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay 2013 oo ah maalin sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho , qolka lixaad qeybta Recoveryga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajeer May 19 2013 (SDN)— Koox hubeysan ayaa waxa ay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Booliska dalka Kenya waxa ay ku dileen Magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Sarkaalka sare ee la dilay ayaa waqtiga la tooganayay waxa uu ku sii jeeday gurigiisa sida ay dad goobjoogayaal ah warbaahinta u xaqiijiyeen. “Dilka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Close to a hundred members of the Somali federal parliament have signed a motion against Prime Minister Abdi Farah Shirdon barely six months after he took the oath of office. Although the motion against the premier hasn’t yet been formally presented for vote in the parliament, the debate has caused tension in the capital Mogadishu. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 18,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID faraciisa UK ayaa Shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay munaasibada 22 Guuradii ka soo wareegtay kolkii Shacabku dib ula noqdeen madax banaanidooda. Sidaa waxa lagu sheegay Qoraal uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha UCID ee UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur (Shine) oo u qaraa sidan; Hadii aanu nahay Xisbiga UCID garabkiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Somaliland is celebrating 22 years of self-declared independence from Somalia. But the rest of the world has yet to recognise it as a country. Sitting on the Gulf of Aden, it is officially regarded as an autonomous region of Somalia – and the Somali government says it wants it back.Nazanine Moshiri reports from Hargeisa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia’s regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf of Aden and is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During the civil war in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.May (SDN) Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa ayaa Waxaa Caawa si toos ah uga Socota Xaflad loogu dabaal Degayo 22 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshad Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Eryo kooban ka Jeediyay Furitaankii Xafladaas ayaa u mahad celiyay Ergooyinka ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Spain-May-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu manta ku iclaamineynaa ciyaartii xalay dhexmartey Real Madrid iyo Atletico Madrid. Ciyaartan oo ahayd final ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne iyo taageerayaasha labada dhinac oo kor u dhaafey 70,000. Haddaba koobkan oo aad qiimo uga leh dalka Spain ayaa lagu magacaabaa Copa Del Ray,Akhyaartay ciyaartan oo runtii aad loo wada […]
Posted in Sports | Read More »