Home » 9:43 am Entries posted on “May, 2013”

Shabaabka oo ka Jawaabay Hadal Dhawaan ka soo yeedhay Xasan Daahir Aweys

Muqdisho May 19,2013(SDN)-Xarakada Al Shabaab ayaa Jawaab ka bixisay hadalo ay sheegeen in ay ka soo yeereen qaar ka mida xubnaha sare ee xarakadaas oo lagu kala qeybinayo dagaal yahanada. Qoraalka oo markiisii hore Carabi lagu soo bandhigay ayaan cidna lagu carab dhabin balse u muuqda in uu jawaab u yahay hadal dhawaan ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

VIDEO:Somali FM We need support, recognition

Somali’s Foreign Minster and deputy Prime Minster  Fawsiya Hajji Adan Talks to cnn about Somalia’s challenges and hopes.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafladii May 18 ee Adis Ababa oo Somaliland iyo Soomaaliya la isku laayay iyo qolamaa Xabsiga loo dhaadhicyay?

Adis Ababa May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:XAFLADDII LONDON SOMALILAND 18 MAY 2013

London May 19,2013(SDN)-Xafladii London ee sanad guuadii 22aad ee dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa aheyd mid ay ka qeybgaleen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Seylici iyo xubno ka tirsan golleyaasha dalka iyo shicib weynaha reer Somaliland ee ku nool Britain.  

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xuskii May 18 ee Magaalada Ceynaba

Ceynaba May 19,2013(SDN)-Halkan ka daawo Xuskii sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay Xoriyad la soo noqoshadii Somaliland ee ka dhacday degmeda Gabiley.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:XAFLADDII SOMALILAND EE GABILEY 18 MAY 2013

Gabiley May 19,2013(SDN)-Halkan ka daawo Xuskii sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay Xoriyad la soo noqoshadii Somaliland ee ka dhacday degmeda Gabiley.

Posted in Uncategorized | Read More »

Xuskii 18May 2013 ee Dabaal-Degii 22aad ee Ka-soo wareegtey Gooni-Isu-taagii-Qaranimada Somaliland iyo London

London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada  Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo  Ilyartu is-qabatey loogu qabtey    Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada  Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wafdigii IGAD oo la kulmay qaar kamid ah Ergadii dooratay Axmed Madoobe

Kismaayo May 19 2013 (SDN)– Xilli shalay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ay gaareen wafdi ka socday Urur Gobaleedka IGAD ayaa waxa ay wafdigaasi kulamo xog wareysi ah la qaateen qaar kamid ah ergada soo dooratay Axmed Madoobe. Nabadoon Dhaqane Amiin oo kamid ah xubnaha odayaasha ee kulanka la qaatay Wafdiga ka socday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Nidaamka Federaaliisimka Ah

Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed,_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO SAWIRO: Dowladda Turkiga oo Xarun Waxbarasho ka furtay Magaalada Muqdisho

Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Daawo Sawirrada Xarun Waxbarasho oo dowlada Turkigu ka hirgalisay Magaalada Muqdisho.   Xarun Waxbarasho Oo Turkiga Uu Ka Hirgeliyay Magaalada Muqdisho Awr Lagu Soo Bandhigay Xafladii Furintaanka Ee Xarunta Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Fadhiya Afaafka Hore Xarunta Cusub Ee Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Ciyaaraya Madaxweynaha Oo Lagu Soo Dhaweynayo Xarunta […]

Posted in Uncategorized | Read More »