Home » 4:59 pm Entries posted on “May, 2013”

Kenya Government Walks a Tightrope in Somalia as Kismayo Gets New Leader

Somalia’s clan elders have created a new mini-state and elected a Kenyan ally as its leader, a move likely to anger Mogadishu and sour ties between the two neighbouring countries. Kenya Defence Forces (KDF) has reportedly welcomed the development, strongly rejected by the Somalia government. “The Somali Federal Government regrets the way the people in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafladii Xalay ee Xarunta Madaxtooyada Somaliland”DAAWO SAWIRO”

Hargeysa 19.May (SDN) Xarunta Madaxtooyada Jsl ayaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may ee sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotay sanadkii 1991-kii Xafladda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta ugu saraysa Qaranka sida Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Mxamed Maxamuud (Siilaanyo), Gudoomiyaha Golaha Guurtida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Fulinta Gobolka Maroodijeex Oo Bogaadin u diray Shacabka Gobolka Maroodijeex ee ka qayb galay Xuskii 18 May

Hargeysa 19.May (SDN): -Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Md. Xamse Ciise Cabdi ayaa ku bogaadiyey guud ahaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaana shacbi-weynaha Gobolka Maroodi-jeex sidii qiimaha iyo maamuska weynayd ee ay ugu dabaal-dageen Xuska sanad-guurada 22aad ee ka soo wareegtey markii Somaliland xornimada dib ula soo noqotey 18 May, iyo sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sawiradii ugu xiisaha badnaa ee xafladii 18May ee ka dhacday London Daawasho wacan

London May 19,2013(SDN)-Magaalada London oo ka mid aheyd goobihii sida weyn looga xusay Sanad Guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii Madaxbanaanida Somaliland. Hadaba halkan hoose uga bogo mid ka mida munaasibadahaasi oo sawiro aanu idiinka soo qaadnay.

Posted in Uncategorized | Read More »

Seychelles Cells: The Somali Pirates ‘Jailed In Paradise’

There are more than 1,000 convicted Somali pirates in prisons around the world. Some of them end up in a UN-funded jail on the tiny island nation of Seychelles.  The Indian shopkeepers along the beach have never heard of the prison at Montagne Posee, but a villager tells me to drive above a deep ravine […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabab Rebuffs Allegations of Targeting Foreign Fighters

Mogadishu May 19 2013 (SDN) -Somalia’s militant group, Al Shabab has responded allegations of targeting foreign fighters made by one of its top officials, Sheikh Hassan Dahir Aweys. In an Arabic language statement issued by Al shabab has said the some of its elements are seeking to create divisions among the Mujahiden.  In last week […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia’s Foreign Minister Returns to Country after Kenya Visit

Mogadishu May 19 2013 (SDN) -Somalia’s foreign minister Fawziya Yusuf Haji Adam has returned to the country from an official working visit in neighbouring Kenya. Government officials received minister fawziya at Adancade International Airport in Mogadishu and she told the media that the foreign ministry is working hard to re-establish foreign diplomacy with the international […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Portland Resident Escapes War-Torn Somalia, Earns Criminal Justice Degree from UMPI

Presque Isle, Maine, May 19 2013 (SDN) – At college commencement ceremonies across the country, it is not unusual to hear stories about students who have overcome tremendous obstacles in order to receive their degrees. Some have fled war-torn countries, worked several jobs to pay for school or attended college in an area where they […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fowziyo Yuusuf Xaaji oo dalka dib ugu soo laabtay, lana kulantay wafdi ka socday Jaamacada Carabta

Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho ay ku joogtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadadn oo warbaahinta Afka dowladda kula hadashay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Aadan Cade ayaa waxa ay sheegtay in Mas’uuliyiinta Kenya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Banaabax Looga soo horjeedo Maamuladii looga dhawaaqay Kismaayo oo halkaasi maanta ka dhacay

Kismaayo May 19 2013 (SDN)– Banaabax looga soo horjeeday doorashadii dhawaan ka dhacaday Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa maanta waxa uu ka dhacay xaafado katirsan Magaaladaasi. Banaabaxan oo ay ka qeybqaadanayeen qeybaha bulshada sida Ardayda, haweenka, dhaliyarada iyo waxgaradka ayaa ahaa mid looga soo horjeedo doorashadii dhawaan logu doortay Axmed Madoobe oo ahaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »