Home » 5:02 am
Entries posted on “May, 2013”
Quseyr May 20 2013 (SDN)– Sida uu kuwaramayo Taleefashinka Qaranka dalka Syria Ciidamada Madaxweyne Bishar Al Assad ayaa dagaallo ay ku qaadeen Magaalada Quseyr waxa ay ku dileen in kabadan 70-xubnood oo katirsanaa kooxaha Boko Xaram. Saraakii ka tirsan dowladd ayaa sheegay in Mucaaradka ay ka saareen Xarumo muhiim ah oo kuyaalla bartamaha Magaalada, waxaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Holland May 19,2013(SDN)-Xafladii May 18 e dalka Holland oo lagu kala dhaqaaqay ka dib kolkii Jaaliyada Soomaaliya ee dalkaasi ay khas ka dhex abuureen madashii xaflada.
Posted in Uncategorized | Read More »
A young Somali journalist in Sweden named Amun Abdullahi got herself in trouble with the politically correct elite by reporting the truth about the radicalization of young Somalis in Rinkeby (a culturally enriched suburb of Stockholm), where they were recruited for jihad by the Islamic terrorist group Al-Shabab. The treatment meted out to Ms. Abdullahi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 19,2013(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka baaq uu soo saaray uga waramay arrimo ay ka mid yihiin Midnimadii Soomaaliya oo uu u jeediyay waxa uu ugu yeeray Gobolada Woqooyiga. Sidoo kale Waxa uu madaxweynaha Soomaaliya baaq u diray gobolada Jubbooyinka oo ay xaalad colaadeed ka aloosan tahay.
Posted in Uncategorized | Read More »
Caabudwaaq May 19,2013(SDN)-Maamulka Degmeda Caabudwaaq ayaa shaaciyay in aaney u oglaan doonin madaxda Khaatumo ee in dhawaalaba ka duulayay gegida duyuuradaha Cabudwaaq. Garoonka duyuuradaha Cabaduwaaq ayaa madaxda Khaatumo u ahaa mid muhiimad weyn u leh bacdamaa uu ahaa halka qura ee ay ka dhoofaan kana soo degaan. Goaanka masuuliyiinta Cabudwaaq ayaa salka ku haya cadaadis […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa markii u horeeysay ka hadaly goaan ay dhawaan Somaliland ku shaacisay in ay hawadeeda ka mamnuucday duulimaadyada Hay’adaha Qaramada Midoobey. Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa dhawaan shaaciyay in Hawada Somaliland aan loo ogolaan doonin duulimaadyada Qaramada Midoobey. Wasiirka ayaa goaankiisaasi uu jawaab u ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN) Xaflad aad maqaamkeedu sareeyo oo lagu dabaal dagayey sanad guurada 22 aad dib ula dib ula soo noqoshada dowladnimada jamhuuriyadda Somaliland oo ka dhacday dalka ugandha caasimadiisa kampala gaar ahaan hotelka caalamiga ah freedom city , xaflada xuska 18 may oo ahyd mid ay ka soo qayb galeen madax sare oo ka kala socota […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 19.May (SDN) Fanaaniinta Qaranka ayaa Xarunta Madaxtooyada waxay Xalay ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa Marxaladihii kala duwanaa ee dalkani soo maray laga soo bilaabo xiligii ay Somaliland ku hoos jirtay Maamulkii Boqortooyadii Ingiriiska iyo Wixii ay ka dhaxashay Midnimadii ay la gashay Somalia-da Koonfureed ee uu Gumaysan jiray Talyaanigu . Sidoo kale Riwaayadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The modern day Republic of Somaliland, which declared its Independence on 18 May 1991, is the third incarnation of the territory established by the British in the Horn of Africa in 1884. In June 1960, after more than seven decades as a British Protectorate, the British Somaliland Protectorate received its independence from Queen Elizabeth II. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 19.May (SDN) Weftigii ka socday dalka Jabuuti ee Shacabka Somaliland kala qayb galay Xuska 18 May ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Gobolka Gebilay Waxaana Weftigan Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta . Weftiga ayaa Ujeedada Socdaalkoodu waxay Salka ku haysay inay Soo Siyaartaan Qabriga Siyaasi Caan ahaa oo u dhashay Jamhuuriyada Jabuuti oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »