Home » 7:34 am
Entries posted on “May, 2013”
Edmonton May 20,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay Sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax banaanidii Somaliland. Suldaanka ayaa sidoo kale ku bogaadiyay shacabka iyo dawlada Somaliland sida nabad gelyada leh ee ay munaasibaadaasi u xuseen. Suldaanka Guud ee Beesha Irir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 20,2013(SDN)-waxay iyadoo kala gayb galaysa shacbiga Somaliland meel kastoy joogaanba farxada iyo dabaaldega 18 May, maalinta qaaliga ah ee aynu dib ula soo noqonay gooni istaageena iyo Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) xornimadeena. Waxaanu halkan uga soo gudbinaynaa salaan aan la koobi Karin Madaxweynaha iyo shacbi weynaha Jamhuuriyada Somaliland, anagoo u rajaynaa inuu ilaahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe May 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa u gudbiyay guddida doorashooyinka in ay dib u dhigaan doorashooyinkii goleyaasha degaanka. Puntland ayaa ay axsaabtu isu diyaarinayeen Doorashooyin ka qabsooma degaanada Puntland bisha Juun 30keeda. Guddida Doorashooyinka ayaa aqbalay dalabka uga yimi Cabdiraxmaan Faroole isla markaana dib u dhigay Doorashooyinka mudo laba todobaad ah. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi May 20, 2013(SDN)-Saraakisha booliska wadanka Kenya ayaa sheegay in toogasho ay ku dileen labo qof oo mid ay aheyd ruux haweynee ah oo la sheegay in ay ka danbeyen weeraro qaraxyo bambaano ah oo ka dhacay wadankaasi Kenya. Booliska ayaa shegay in weerarka labadasi qof lagu doon donayay ay soo bilaabmatay maalinti sabtiada ayna […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdosho May 20, 2013(SDN)-Agaasimaha hay,ada nabad sugida Bashir Maxamed Salad ayaa sheegay in shacabka Somalia looga bahan yahay in ay taageeraan nabad kusoo dabaalida wadanka Somalia. Waqti uu la hadlaayay warbaahinta ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in hay,ada aan laga been abuurin kadib wixii ka daneyay wararkii lagu sheegay in nabad sugida ay is hor […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 20, 2013(SDN)-Sarkaalka dhanka gobolada Jubooyinka ugu qaabilsan Xarakada Al-shabaab Cabdi Raxmaan Xudeyfa ayaa sheegay waqti uu la hadlaayay warbaahinta afka Shabaabka ku hadashay in haatan Kismaayo ay dagaal fooda u saran tahay. Waxa uu sarkaalkaasi uu muujiyay sida haatan kismaayo ay u yeelatay 5-ta madaxweyne ay suurta gal ay tahay in dagaal uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Johannesburg May 20,2013(SDN)-Meherado ku yaal dalka Konfur Afrika oo Soomaali leedahay ayaa dad Burcad ahi ay dhac u geysteen,ma cada khasaaraha dhabta ah ee uu falkaasi sababay. Sidoo kale waxaan cadeyn tirade meheradaha la dhacay iyo in ay jiraan khasaare soo gaaray milkiileyaasha.
Posted in Uncategorized | Read More »
Midiguri May 20 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Nigeria ayaa waxa ay hareereeyeen saldhigyo ay kooxda Boko Xaram ku leedahay Magaalada ay ku badan yihiin ee Midiguri oo ku taalla Waqooyi-Bari dalka Nigeria. Afhayeenka Ciidamada howlgaladda kawada Waqooyi-Bari Nigeria ayaa sheegay in dagaalyahanada Booko Xaram ay kala firxanayaan islamarkaana ay gacanta ku dhigeen qeybo badan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 20 2013 (SDN)— Xalay ayaa dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu weeraray tiro madaafiic kuwaasi oo dhawaqooda laga maqlyay qeybo kamid ah degmooyinka gobolkan Banaadir. Madaafiicda lagu garaacay dhismaha Madaxtooyada iyo nawaaxigeeda ayaa ahaa hoobiyayaal aan la garaneyn halka sida rasmiga ah looga soo tuuray laakiin waxaa tiradooda lagu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jowhar May 20 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ku waramayaan in Tuulo u dhaw Jowhar ay xalay gubatay. Tuulada gubatay oo lagu Magacaabo Mayuungaale ayaa duleedka Bari ka xigta Magaalada Jowrhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe, waxaana dabkii xalay ka kacay Tulaadaasi uu qasaaro xoog leh u […]
Posted in Uncategorized | Read More »