Home » 5:28 am Entries posted on “May, 2013”

Imaraadka Carabta iyo Uk oo iska kaashanaya dagaalka burcad badeeda.

Abu Dubai May 21, 2013(SDN)-Safiirka dowlada Biriten ee wadanka isku taga Imaraadka Carabta Domenic germe ayaa u sheegay dowlada wadankaaasi in dowlada Biriten ay diyaar u tahay sidii ay u sii wadi laheyd taagerada Soomaaliya xiligaan la siinaayo. Mr Domenic ayaa mujiyay sida ay dowladisa ay iskaashi ugala sameyneeso dowlada Imaradka Carabta si wadista dadaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qormadii 5aad oo ku-saabsan Dhaqaalihii Somaliland oo Waayey Sadexdii TA ( Tashiil-Taxliil-iyo Turuq )

Dakhliga Miisaaniyadu Sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan Qiyaas (projections) kuna saleysan Mar-kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ku saleysan Xaalada taagan markaa  iyo ta-soo-socota  . Marka la isla meel-dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh-yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mud-naanta loo siinaayo sida ay kolba u-kala mu-hiimsan yihiin una kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyaasha Maraykanka iyo Shiinaha oo ku kulmaya California Bisha Soo Aadan

Washington May 21 2013 (SDN)— Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Shiinaha ayaa wada hadaladoodii ugu horeeyay kuyeelanaya Bisha June ee soo aadan gobolka California ee dalka Maraykanka sida ay xaqiijiyeen labada dhinac. Barack Obama iyo Xi Jinping ayaa kulmaya 7-8 bisha June, waxaana kulankooda uu ka dhici doonaa Rancho Mirage, sida Aqalka Cad ee Maraykanka uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Howlgallo Balaaran oo saakay ka soconaya Degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Howlgallo balaaran ayaa saakay ka soconaya xaafado kamid ah degmooyinka Wardhiigley iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Howlgallada ayaa waxaa siwada jir ah u fulinaya Ciidama dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaaana xaafada sida weyn ay uga soconayaan kamid ah, xaafada Xamarjadiid, wadada warshadaha, Suuqa Bakaaraha iyo meelo kale. Isku socodka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali government says guns won’t decide disputed port’s fate

  (Reuters) – Somalia’s new government said on Monday it was pursuing talks to resolve rival claims for control in the south that have stoked fears of a return to the clan wars that pitched the nation into anarchy two decades ago. A local assembly on Thursday declared a former Islamist warlord, Ahmed Madobe, president […]

Posted in Uncategorized | Read More »

In kabadan 50-Ruux oo ku geeriyooday Duufaano ku dhuftay Oklahoma ee dalka Maraykanka

Oklahoma May 21 2013 (SDN)— Ugu yaraan 51-ruux, oo ay ku jiraan 20-caruux ah ayaa geeriyooday kaddib markii Duufaano xoogan ay ku dhufteen Magaalada Oklahoma ee dalka Maraykanka. Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in duufaantani ay aheyd tii ugu xumeyd ee ku dhufatay Magaalada Oklahoma iyagoo sidoo kale sheegay in ku dhawaad 120-ruux oo dhawacyo soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: What happened to Pirates?

ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Enough Is Enough! No More Looting of Somalia’s Oil!

  There has been a recent influx of oil companies to Somalia, but the country has been offered only a 7% share of the proceeds from the exploitation of its oil.This problem was foreshadowed by the former Somali President Mohamed Siad Bare, who famously said: “I will never sell my oil for 5%, or even […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ciidamadda Ethiopia Diyaar Ayey U Yihiin Inay Taakulo Iyo Gacanba Siiyaan Ciidamadda S/Land, Hadii Loo Baahdana Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Somaliland Ka Difaacno Khatar Kasta Oo Kooxaha Xagjirka Ah Ama Meelkaleba Kaga Timaada” Hailemerium Desagne

Addis Ababa, May 21, 2013 (SDN) – Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“We will defend Somaliland,” Ethiopian PM Hailemariam Desalegn

Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready […]

Posted in Uncategorized | Read More »