Home » 4:19 am Entries posted on “May, 2013”

Somaliland oo ka mid noqotay wadamada ugu nabada badan caalamka, caana ku noqotay ilaalinta nabada iyo ka hortaga argagaxisada

Hargeysa May 22,2013(SDN)-Somaliland waxay caalamku u aqoonsadeen inay tahay wadamada kaliya ee maanta nabad lagu sheegi karo. Caalamkuna uu ogaaday in somaliland ay tahay wadan nabadiisu tahay lama taabtaan. Cidkasta oo nabadiisa ka hor timaadana ay gacan bira ku qabtaan. Hadaba maxaa sababay in somaliland ka mid noqoto wadamada ugu nabada wanaagsan caalamka. Waxa nabada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UCID Party Condemns Somalia President for Foul-mouthing Somaliland

Hargeisa, May 21, 2013 (SDN) – Somaliland’s Justice and Welfare opposition party UCID has strongly condemned “irresponsible and misleading” political rhetoric against Somalia President Hassan Sheikh Mohamoud over his remarks on Somaliland independence during the opening ceremony of a new center for orphans in Mogadishu which coincided with celebrations in Somaliland and elsewhere in the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gobolka Awdal Iyo Xuska 22 Guurada Madax banaanida S.land {DHAGAYSO}

Boorama 21.May (SDN).  Magaalada Boorama Waa Halkii Lagu aasaasay Hanaanka Dawladnimo ee Somaliland ka hano qaaday,Waa Degelkii u Horeeyay ee laba Madaxweyne oo Somaliland ahi ay Xilka Hogaaminta Qaranka kula Kala Wareegeen Waana Magaaladii Marti galisay Shirweynihii beelaha Somaliland uga qabsoomay Sannadkii 1993kii Isla markaana Ergooyinkii isugu yimid ay ugu doorteen Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

M.Weyne ku Xigeenka Somaliland iyo Weftigiisii oo Kulan la qaatay Xubno ka Tirsan Baarlamanka UK,iyo Wasaarada Arrimaha Dibada

London 21.May (SDN) Madaxweyneku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici iyo wefdigii ballaadhan oo uu hoggaamineyey ayaa maanta sii diirran loogu soo dhoweeyey guriga Baarlamaanka Britain ee West Minister, London. Madaxweyne ku  xigeenka waxa ku wehelineyey kulankan Wasiirrada Maaliyadda Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Ganacisiga Mudane Cabdirazzaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Diplomatic Fallout: The Next Phase of U.N. Engagement in Somalia

June will be the start of a new phase of United Nations engagement in Somalia, when the new U.N. Assistance Mission in Somalia (UNSOM) will replace the long-standing U.N. Political Office in Somalia (UNPOS), in place since 1995. In late-April, U.N. Secretary-General Ban Ki-moon tapped Nicholas Kay, a former British ambassador and Africa director at […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga UCID:‘Waxaanu leenahay Dawlada uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Waanu garanay ula jeedada aad ka lahaydeen Wadahadaladii inoo socday’

  Hargeysa May 21,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID EE Jamhuuriyada Somaliland ayaa war saxaafada loogu talo galay oo uu maanta soo saaray ku canbaareeyay hadalo dhawaan ka soo yeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Qoraalka UCID oo uu ku saxeexan yahay ku-xigeenka Xoghayaha ee Arrimaha Guddaha Md Xuseen Xasan Badmaax ayaa sidan u qoraa;” Xisbiga caddaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Warbaahinta Gudaha iyo Ta Caalamiga ah ku Bogaadiyay Tebintii Xuska 18 May

Hargaysa 21.May (SDN)  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa maanta Saxaafada dalka iyo ta Caalamiga ahba ku bogaadiyay doorkii ay ka qaateen Xuskii 22 Guuradii ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland. Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Agaasimaha Guud ayaa u dhignaa Sidan :-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Shining Somaliland: Those Who Think Somaliland is Crumbling or Uniting with Somalia Should Swallow their Saliva

Those who think Somaliland is crumbling or uniting with Somalia should swallow their saliva and watch the festive mood of Somalilanders and their well-wishers around the world. Those who are dilly dallying and wavering from the idea of independent Somaliland should act swiftly and take note of the progress, the peace, the co-existence and the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland Leader hosts Australia ambassador to Kenya

Garowe, May 21, 2013 (SDN) – The president of Somalia’s northeastern region of Puntland has hosted Australian ambassador to Kenya in Garowe on Monday, marking the first high-level visit by an Australian diplomat to Puntland. President Abdirahman Mohamed Farole welcomed the Australian High Commissioner to Kenya, Ambassador Geoff Tooth, at State House in Garowe for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

President Silanyo Meets EU Envoy to Somaliland and Somalia

Hargeisa, May 21, 2013 (SDN) – Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo has today cordially received the European Union’s Special Representative to Somaliland and Somalia Ambassador Michele Cervone in presidential palace Hargeisa. President Silanyo and the EU ambassador discussed issues of mutual interest between Somaliland and EU member states. After the meeting, Somaliland’s foreign minister, Dr. […]

Posted in Uncategorized | Read More »