Home » 5:18 pm
Entries posted on “May, 2013”
Hargeisa, May, 22 (SDN) -Visiting French envoy to Kenya, Somaliland and Somalia Ambassador Etienne De Poncins has invited President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo to embark on an official visit to France. The invitation came after the in-coming French envoy to Kenya, Somaliland and Somalia Ambassador Etienne De Poncins met president at the presidency in Hargeisa where […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dr. Edna Aden made the following speech at a conference at the EU headquarters in Belgium. Edna discusses in length the history of Somaliland and urges the World to recognize this democratic State.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada Dalka ee sanadkan oo ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Gobalada dalku uu ka dhici Doono caasimada dalaka mudadii hore loogu cayimay ee labada bisha soo socota ee juun . Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(KampalaSDN) . Ambassador, Cabdillaahi Cabdi Guhaad, oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu xusaayay munaasibadda 22-guuradda ka soo wareegtay 18-ka May oo Kampala ka lagu qabtay ,hadabo ambassador abdi laahi abdi guhad oo mar uu khudbad ka jeediyey xafladai 18 may sanad guuradi 22 aad waxa si rasmiya uu shaciyey inu isla cawa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.May (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta u soo Gabo gabeeyay in ka badan Sodon Suxufi oo tababar Mudo Sadex Cisho ah uga Socday Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Akaadimiga Nabada iyo Horumarka ayaa mudadii uu Socday Waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.May (SDN) War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre Garaad,ayaa ku sheegay in la qaban doono shir Qorshe Qaran oo la xidhiidha shaqo abuurka,kaasoo ay qaban qaabinayaan Wasaaradaha: Shaqada iyo arimaha Bulshada, Qorshaynta Qaranka, Hay’adda ILO iyo Daladda dhalinyarada ee Sonyo. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay,in ujeedada shirkani ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.May (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Xanaanada xoolaha Dr, Maxamuud Axmed Caga-weyne, ayaa maanta soo gebagebeeyay kulan howleed socday muddo laba maalmood,laguna baranayey Cudurada isaga gud-ba Dadka iyo xoolaha oo ay ka qayb galeen Gudoomiyayaasha deg-mooyinka dalka Qaar-kood,kaasi oo lagu qabtay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud oo ka hadlay furitaankii kulan how-leedkaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u fadhiya Magaalada Nairobi isla markaana u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Ambassador Etiennce De Poncins, oo maanta Booqasho ku yimid Dalka . Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sheegay in Safiirka oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khartoum May 22 2013 (SDN) —Sudanese president Omar Hassan Ahmad Al-Bashir has pledged to continue supporting Somalia’s government. The Sudanese president made those remarks during a meeting today with a visiting Somali ministerial level delegation led by Somalia’s Defense minister in Sudanese capital, Khartoum. During the meeting, Somalia’s defence minister Abdihakin Hajji Mohamud Fiqi presented […]
Posted in Uncategorized | Read More »
21st summit of the African Union (AU) – Central African Republic, Guinea Bissau and Madagascar have been banned from attending the 21st summit of the African Union (AU), to be held from 25 to 27 May in Addis Ababa, Ethiopia. A source close to the African bloc said the three countries were banned because of […]
Posted in Uncategorized | Read More »