Home » 4:50 am
Entries posted on “May, 2013”
Tiripoli May 23,2013(SDN)- Waxaa sare usii kacday tirada dadka ku dhintay iskamhorimaadyada dhinaca qolo qolada ah ee ka dhcay magaalada xagga woqooyimee Lubnaan ku taala ee Tiriboli. Tirada dhimashada ayaa haatan gaadhay 12 ruux,iyadoo dhaawacuna uu caga cageynaayo ilaa toddobaatan. Colaadan kasoo cusboonaatay magaalada Tiriboli ee woqooyiga Lubnaan ayaa u dhaxaysa qolada Calawiyiinta ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaarisa May 23 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magalada Gaarisa ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay xalay halkaasi ku dileen labo ruux oo rayid ah oo ku sugnaa bartamaha magaalada. Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay dilka labadan qof waxaana ay intaasi ku dareen in kooxihii falka dilka ah geystay ay goobta ka baxsadeen. Goobta uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa-May-22-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtey todobaadkan iyo qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecaynaa ciyaartoydii kubadda cagta ee beredsamaadkii oo soo cagadhigtey Ottawa markii ay ka soo ruqaansadeen Toronto. Ciyaartoydii cuslaatey ee beredsamaadkii ayaa aalaba waxay ku gaafwaqreegaan magaalooyin ka mid ah waqooyiga Ameerika si ay ula ciyaaraan ciyaartoyda kale ee ku sugan magaalooyinkaa wacdarana ka muujiya adagtahayna in laga badiyo Haddaba […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa May 22,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta gelinkii danbe Xabsiga ka sii deysay mid ka mida Madax Dhaqameedka Somaliland oo xukuumada mudo bilo ah u xiraa. Boqorka ayaa Xabsiga dhexe ee Somaliland ku jiray mudo ka dib kolkii Maxkamada gobolka Hargeysa ay ku riday xukun laba sanadooda. Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi ayaa booliiska Somaliland qabteen mar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Members of the Canadian Somali Congress have condemned the Toronto Star for repeated references to “Somali drug dealers” in its initial story about mayor Rob Ford’s alleged drug use. The Star‘s first article on the subject originally used the description “Somali” 10 separate times to refer to the men who apparently were involved with Ford […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Runtii waa wax lagu faano laguna farxo in ummada reer Somaliland ay leeyihiin halyeyyo u firfircoon Muujinta iyo musawiridda heerka ay Somaluland maanta joogto, xaqiiqdiina maaha in laga fekero aragti gaaban oo uu qof soo jeediyey loona fekero si maan gaabnimo ah, Ma is weydiiseen waa kuma ninka kali ah ee Arimaha dibada ee Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 22,2013(SDN)-Wasiiraka arimaha dibada e xukuumada Ingiriiska Mr. William Heeg ayaa sheegay in Iraan iyo xisbulla ay taageerayaan madaxweynaha Suuriya Bashaar al Assad . Mr.Heeg waxaa uuu sheegay in dalkiisu uu arko , in aan wax xal ah loo heli kareyn xiisada ka oogan wadanka Suuriya , inta uu madaxweyne Assad uu sii hayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Goma May 22,2013(SDN)-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku qudh baxay magaalada ugu weyn dhinaca bari ee wadanka jamhuuriyada Dimuqraadiga ee koongo kadib markii uu ku dhacay madfac . Weerarkaasi ayaa dhacay dhacasy xilli uu xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon uu socdaal ku tagay xarunta wadankaasi ee Kinshasa,si loo xoojiyo amaanka gobolkaasi. Ciidanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira May 22,2013(SDN)-Toddoba xubnood oo ka tirsanaa xoogaga amaanka ee wadanka Masar ayaa lasii daayey, kadib markii muddo toddobaad ah afduub loogu haystay dhulka jaasiirad lamoodka Siinaay. Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi iyo wasiiro ka tirsan golahiisa xukuumada ayaa askartaasi ku qaabilay saldhig milatari oo ku yaala magaalada Qaahira . Madaxweyne Mursi ayaa ugu baaqay dadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May, 22 2013 (SDN)- Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe), oo ah ruug-cadaa kaalin lama-ilaawaan ah ka qaatay nabadaynta beelaha Somaliland iyo dhismaha qaranka, ahna guddoomiyaha guddiga Joogtada ah ee golaha Guurtida, ayaa ka hadlay hadalo kasoo yeedhay siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Buubaa, kaasoo uu nuxurkiisu ahaa in Madaxweyne Siilaanyo uu weligiiba aaminsanaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »