Home » 6:57 am Entries posted on “May, 2013”

Xasan Sheekh: Waxaa loo baahan yahay wada shaqeyn dhexmarta Xukuumada iyo Barlamanka

Muqdisho May 24 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahanyahay wada shaqeyn dhex marta Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka si buu yiri culeyska dalka ka jira wada loogu dhameeyo. Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale tilmaamay in culeyska jira qof ama koox kaliya aysan wax ka qaban Karin, sida kaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin u Dhashay Japan oo noqday ninkii u weynaa ee fuula buurta Dunida ugu Dheer

Tokiyo May 24,2013(SDN)-Nin u dhashay dalka Japan oo dhawaan koray buurta Dunida ugu dheer ayaa noqdii ninkii u da’a weynaa ee buurtaa dhakada uga baxa. Yuichiro Miuraoo 80 jir ah ayaa Buurta Dunida ugu dheer ee Everest koray kiyoo uu weheliyo inan uu dhalay oo dhakhtar ah. Ninkan ayaanay aheyn markii u horeysay ee uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Stockholm oo Habeenii Afraad Ololeysa Maxey tahay Sababtu?

Stockholm May 24,2013(SDN)-Magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa dhawrkii maalmood ee u danbeeyay waxa ka socday gadood ay sameynayaan dad Shaqo la’aan ka cabanaya oo ku nool xaafad ka mida magaaladaasi. Dadka Gadoodka Sameynaya oo u badan dad waalidkood ama iyagu Soogalooti ahaan ay ku tageen dalka Sweden. Waxa la arkayay dad dhalin yaro u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Raiisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo Denmark lagu soo Dhaweeyay

Arhus May 24,2013(SDN)-Waxa dalka Denmark si weyn loogu soo dhaweeyay Raiisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Dr Cabdiwali Cali Gaas, Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa kulan ay soo baabuleen jaaliyada dalkaasi waxa uu ka jeediyay Khudbad uu uga waramay xaaladihii u danbeeyey ee dalka.  

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xafaldii May 18 ee dalka Jarmalka

Kasal May 23,2013(SDN)-Halkan ka daawo xafladii May 18,2013 ay dalka Jarmalka ku soo bandhigeen Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaasi ku dhaqan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Rabshada Soomaaliya ka jira oo Yareeyay Booqdayaasha iyo Shaqaalaha Samafal ee Halkaa Tagaya

MOGADISHU May 23 2013 (SDN) — Weeraro isxigxigay oo ay kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya ka geysanayeen caasimada Muqdisho ayaa ku qasbeysa maalgaliyayaal, Ganacsato iyo shaqaalaha gargaarka in ay la yimaad fikir kale oo ku aadan balaarinta howlaha ay Muqdisho ka wadaan. Ciidamada AU iyo kuwa Soomaaliya ayaa Al Shabaab ka saaray caasimada bishii August 2011, markaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Violence in Somalia Scares Investors, Aid Workers

  Mogadishu 23, May (SDN) – A spate of attacks by Islamic insurgents in Somalia’s capital is forcing investors, businessmen and aid workers to have second thoughts about expanding operations in Mogadishu. African Union and Somali troops pushed al-Shabab insurgents out of the capital in August 2011, fostering a relatively secure peace that Mogadishu hasn’t […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya cautioned over new crisis in Somalia

Nairobi, 23, May (SDN) – Kenya has been asked to rethink its support for the self-declared state of Jubaland in southern Somalia as the region and the Federal governments squabble. The situation has further been compounded with warlords drawn from various declaring themselves president. A group of Kenyan businessmen warned that Kenya’s security is likely […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Canadian Sisters on Front Lines of Rebuilding Somalia

Mogadishu 23, May (SDN) – The Elman sisters are bathed in the honey glow of Somalia’s late afternoon sun, the only sounds coming from an iPhone in a pink case that chirps continuously and the bursts of chatter from women upstairs. A sign in the corner of the office where they sit reads: “Real Men […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tahriibka: Aragti qeexaysa sababaha keena iyo qaabka loo daaweyn karo. (Q:1aad)

Tahriibka da’yartu waa aafo qaran, musiibo ummadeed iyo mushkilad caalami     Illaahay baa mahad dhamaanteed iska leh, naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebigeena dushiisa.   Beryahan danbe waxa si wayn u shaac baxay erayga “TAHRIIB” oo ka tarjumaya hayaanka is miidaaminta ku dhisan ee  kalahaad, boqool, caraabe, guurayn iyo guulidba loogu jiro sidii loo beegsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »