Home » 6:10 pm
Entries posted on “May, 2013”
Garoowe May 24,2013(SDN)-Dedaalo wacyi gelin ah oo lagu dhiiri gelinayo Haweenka Reer Puntland in ay ka qeyb qaataan doorashooyinka goleyaasha degaanka ayaa ka socda guud ahaan Puntland. Ololahan oo ay wada jir isaga kaashanayaan Hay’ada P.D.R.C iyo Dalada Haweenka Puntland ayaa ka socda caasimada Garoowe. Madaxa P.D.R.C Cali Faarax Farmiyeeri ayaa saxaafada u sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lafaweyn May 24,2013(SDN)-Kulamo ay isugu yimaadeen waxgaradka gobolka Sool oo looga arinsanayay sidii loo soo afmeeri lahaa colaado mudo ka jiray degaanka Lafaweyn ayaa laga gaaray natiijooyin wax ku oola. Sida ay ku soo waramayaan waxgaradka Gobolka Sool waxa Heshiis laga gaaray muran dhuleed colaad isu bedelay oo ka dhashay Berkad laga qoday dhul daaqsimeedka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa May 24,2013(SDN)-Shir ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ayaa looga hadlay arimaha gobolada Jubooyinka. Sida ay saxaafada u sheegtay wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fawsiya Xaaji Aadan ayaa saxaafada u sheegtay in Wasiirada IGAD ay taageereen in dawlada Soomaaliya ay hagto nidaamka maamul u sameynta Gobolada dalka. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qardho May 24,2013(SDN)-Beelaha Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa maalmihii u danbeeyay kulamo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed ee maamulkaasi ku lahaa Hotel Embeeye. Hogaanka Beelaha Karkaar ayaa kulamadooda ka dib maanta soo saaray baaq ay ku soo jeediyeen sidii looga bixi lahaa xaaladaha siyaasadeed ee cakiran,baaqooduna sidan ayuu u dhignaa; -In Isimada Puntland ay soo fara […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargasya 24.May (SDN) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cadeeyay inaanay u aqbalayn una Hogaansami doonin xeer cusub oo ay Xukuumadu dabada ka riixaysay kaas oo ka dhashay Aqoon korodhsi Sadex maalmood ka socday Hoteel Ambasador Isla markaana lagu Saxeexay. Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Xarunta Ururka SOLJA ee Magaaladda Hargeysa ayaa waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gebilay 24.May (SDN) Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Gebilay Xubnaha Ururka Mujaahidiinta Sooyaal isla markaana ay Goob joog ka ahaayeen Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada Gebilay ayay Si adag uga Hadleen dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia. Xubnaha ka tirsan Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal ee Gobolka Gebilay waxa ay shirkaas ka cadeeyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 24 2013 (SDN)– Dowladda Ingiriiska ayaa ka digtay qatar dhanka Amaanka oo ka imaan karta Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta taasi oo xiriir furan la leh Ururka AL Qaacidda. Wargeyska The Daily Tellegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa kuwa ramaya in dowladda UK ayaa ka digeyso qataro Amaanka oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 24 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha afka dowlada ayaa sheegay in mooshinno Baarlamaanka la hor keeno mar weliba ay imanayaan balse ay ku dadaalayaan in mooshinnada la hor keenayo Baarlamaanka ay noqdaan kuwa wax dhisa hayeeshee aan wax dumin. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sooaaaliya mar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 24 2013 (SDN)— Wararka laga helayo gobolka J/hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ee ka soconaya dalka Sierra Leone ayaa bilaabay in ay isku balaariyaan deegano gobolkaasi ka tirsan. Dad deegaanka ayaa sheegaya in ciidamo badan oo Sierra Leone ah kana socda AMISOM ay gaareen deegano hoostaga gobolka J/hoose ee Koofurta Soomaaliya. Ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa May 24 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalaya shir madaxeedka Midowga Afrika iyo xafalada weyn ee loogu dabaal dagayo sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegatay Aasaaska Ururka Midowga Afrika oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »