Home » 3:38 am Entries posted on “May, 2013”

Shiinaha oo ciidamo nabad ilaalin ah u diraya Maali.

Beijing May 25,20139SDN)- Shiinaha ayaa ku yaboohay ciidamo cusub oo nabad ilaalin ah ooqaramada midoowday u dirayso wadanka Maali Tiro kabadan 500 oo iskugu jira askar nabad ilaalin ah iyo injineero ah ayuu Shiinahu u dirayaa hawlgalka nabad ilaalinta eek a socda wadanka Maali. Ciidamo gaadhaya ilaa 6’000 askari oo ka socda midawga Afrika ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bad-gariir ka dhacay bariga fog ee Ruushka

Dhul gariir xoogle ayaa ruxay meel ka baxsan jasiirad lamoodka Ruushku leeyahaay ee Kamchatka, taasi oo ku tala dhinaca bariga fog ee dalweynaha Ruushka. Saraakiisha ku sugan gobolka xaga bari ee Ruushka ee Sakhalin ayaa bixiyey digniin ah in ay soo socoto Sunaami, hase ahaate haatan digniintaasi waa laga noqday Xafiiska Mareykanka u qaabilsan la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaalada Daarfuur oo markale laga deyrinaayo

Darfur May 25,2013(SDN)-Madaxa gargaarka aadanimada u qaabilsan qaramada midoobay ayaa sheegtay dad gaadhaya ilaa 300,000 ruux in ay ka carareen kacdoonka iyo dagaalada kusoo laba kacleeyey dhulka gobolka Daarfuur ee galbeedka wadanka Suudaan shanti bilood ee ugu horeeyeysanadkan aynu ku jirno . Children in Darfur refugee camp Valerie Amos, waxay kaloo sheegtay in tirada dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weeraro isqarxin ah oo ka dhacay Nayjar

Agadez May 26,2013(SDN)-Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhintay tiro kalena waxaa soo gaadahay dhaawac kadib markii laba weerar oo miidaamo ahaa lagu qaaday goob laga soo saaro macdanta Yuraniyom-ka iyo xero ay ciidamadu lahaayeen oo ku taala wadankaasi Nayjar. Weerarka lagu qaaday xero ay milatarigu ku lahaayeen degaanaka Agadez ayeey ku dhinteen 19 ruux […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Milutin Micho oo Lomagacaabey Tababaraha Xulka Qaranka Yugaandha.(By Jaahuur)

Kampala-May-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal todobaadkan iyo qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Afrikada Bari iyo Ugaandha oo ka dhawaajisey tababare cusub oo tababara xulka qaranka ee kubadda cagta. Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Mulitn Micho Sredojevic ayaa u saxeexay 2-ba sannadood Yugaandha inuu tababaro xulka kubadda cagta. 43-jirkan oo tababare u ahaa xulka qaranka kubadda cagta ee dalka Riwanda […]

Posted in Sports | Read More »

Cabsi Soo Wejahday Muslimiinta ku Nool Britain ka dib weerarkii London Askeriga lagu dilay

London May 24,2013(SDN)-Waxa cirka isku shareeray weerarada ka dhanka ah Muslimiinta ku nool Britain intii ka danbeysay weerarkii laba nin oo Muslim ahi ay si fool xun ugu dileen magaalada London nin ka mid ahaa ciidamada qalabka sida ee dalka Britain. Waxa labadii maal mood ee danbeeyay la qabtay dhawr ruux oo damacsanaa in rabshado […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali women cashing in on business

MOGADISHU (IPS) – In the Hamarweyne market, Mogadishu’s largest, 24 year old Maryama Yunis is finding success with her tiny cosmetic store. The young Somali has been in business for two years, selling everything from soaps and shampoos to lipsticks and eyeliners, and now she’s turning a decent profit.“As more and more young women in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland:Waanka Xumahay in Madaxweynaha Soomaaliya uu muujiyo Naceyb Shaqasiyadeed

Kismaayo May 24,2013(SDN)-Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleed dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay ee Cabdilaahi Sh Ismaaciil ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waram khilaafka u dhexeya Jubaland iyo dawlada Dhexe ee Soomaaliya.  

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Gadood ay Berbera ka sameeyeen Wadeyaasha gawaarida Biyoodka Biyaha Dhaamiya

Berbera May 24,2013(SDN)-Wadeyaasha Booyadaha Biyaha ee magaalada Berbera ayaa gadood ku xanibay Wakaalada Biyaha ee degmeda Berbera ka dib cabasho ka sameeyeen biyo la’aan magaalada ka jirta.    

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland oo qaadeysa Olole Canshuur Ururin ah

Hargeysa May 24,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay Olole Canshuur ururin ah oo ay qaadeyso dhawaan. Xukuumada ayaa baaq ay shacabka u jeedisay ku sheegtay in loo baahan yahay in Ganacsatada iyo Shacabku bixiyaan canshuuraha ku baaqday. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafada loogu talo galay oo uu soo saaray Agaasimaha Guud ee wasaarada Maaliyada Somaliland Saleebaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »