Home » 5:17 pm Entries posted on “May, 2013”

Wasiirka Warfaafinta oo Hargaysa ka furay Kulan lagaga hadlayay baahiyaha haysta Warbaahinta iyo qaabka ay u Shaqeeyaan

Hargaysa 25.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur  ayaa maanta furay kulan balaadhan oo lagu gorfaynaayey Xaaladaha Saxaafada Somaliland ay ku Shaqeeyaan  iyo baahiyaha ay rabaan in laga taageero kaas oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee Caasimadda Hargaysa. Shirkan oo ay dhex-maray Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland iyo Hay’ado caalami […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Statement from Jubbaland State of Somalia

Kismayo May 25,2013(SDN)-Despite the IGAD Summit communique of the 22nd Extra-ordinary session on the situation in Somalia, Mogadishu is still provoking the Jubbaland Administration to catalyze insecurity, hostility and animosity among the clans, which will eventually result in the Jubbaland community give up in shielding Al-Shabaab from Jubbaland regions. This gives the impression that Mogadishu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Hawd oo Kormeer ku soo Maray Deegaamo ka tirsan Gobolkaas

Bali Gubadle 25.May (SDN) Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Hawd taliye Mahad Shaqalle ayaa maanta kormeer ku saabsan dhinaca adkaynta nabadgelyada waxa uu ku soo maray Deegaano ku teedsan Xuduudda ay Somaliland la wadaagto Dalka Itoobiya. Taliye Mahad Shaqalle oo kormeerkiisu saameeyey deegaanada kala ah  Gumar,  balli cabane,  gurxinta iyo kaabadda bari,  ayaa intii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Hortagay Golaha Guurtida Warbixina ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa fadhigii maanta ee Golaha Guurtida waxa uu ka Jeediyay Warbixin la xidhiidha siyaasaada arrimaha Dibada ee Somaliland. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu Sharax ka bixiyay Wada hadaladii dhex maray Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

IGAD proposes a deal between the Somali Government and Kismayo administration

Addis Ababa, May 25, 2013(SDN) -Following the Extra-ordinary session of the IGAD Assembly of the Heads of State and Government on the Situation in Somalia held in Addis Ababa, IGAD tasked Somali Federal Government to ” timely convene and lead reconciliation conference with the support of IGAD while consulting key stakeholders in the Juba Regions […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Ururka Odxa oo ka hadashay Arrimo badan oo Taabanaya Somaliland

Hargaysa 25.May (SDN) Gudoomiyaha Ururka samafalka Somaliland ee UDXA Marwo Faadumo Siciid oo maanta shir jaraa’id xafiiskeeda ku qabatay ayaa ka hadashay arimo badan oo khuseeya Somaliland iyo guud ahaan Gobolka Geeska Afrika. Marwo Faadumo Siciid oo ugu horayn si adag uga hadashay hadaladii dhowaan ka soo yeedhay Madaxweynaha Dalka aynu jaarka nahay ee Somalia […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Xadhiga ka jaray Wado laami ah oo Boorama laga Hirgaliyay

Borama 25.May (SDN) Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) aya maanta  xadhiga ka jaray labo waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey magaalada Boorame halka uu mid kalena dhagax dhigay. wadooyinkanka uu wasiirku xadhiga ka jaray  waxaa iska kaashaday dhismahooda dawladda dhexe ee Somaliland iyo dawladda hoose ee magaalada Boorame halka wadada qabyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

K’naan turns to film to tell Somalia’s story

Toronto, May 25, 2013(SDN) – Canadian rapper K’naan has long drawn musical inspiration from his troubled homeland of Somalia. Now he says he’s ready to make a film about his war-torn roots.  The Toronto poet, rapper, singer and songwriter has penned a screenplay he hopes to direct and shoot in Somalia, about an artistic orphan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax bom oo qasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay

Baydhabo May 25 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa sheegay in qarax uu ka dhacay maanta halkaasi kaasi oo qasaaro ka soo gaaray dad Rayid ah. Qara oo ahaa nooca bambada gacanta laga tuuro, waxaana la sheegay in askari kamid ah ciidanka Ethiopia ay ka dhacday iyadoo gaanjada ufurun […]

Posted in Uncategorized | Read More »

In prison, Somalia’s pirates become a source of government wrangling

  Hargeisa, May 25, 2013(SDN) -This is how it ends for a Somali pirate: not with the bang of a rifle, but with a quiet fadeout into a sewing class, a vegetable garden and a basketball court. At least 34 convicted pirates are locked away in the remote city of Hargeisa, capital of the self-declared […]

Posted in Uncategorized | Read More »