Home » 6:45 am
Entries posted on “May, 2013”
Kenya’s exit strategy from Somalia has hit a major diplomatic wall after Mogadishu developed hostility towards the new leadership of a newly formed autonomous region in southern Somalia. The Standard on Sunday has also learnt the reluctance by Somalia’s federal government under President Hassan Sheikh Mohamud to warm up to Sheikh Ahmed Madobe’s leadership at […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe May 26 2013 (SDN)— Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo la hadlayay Shacabka Puntland isaga oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa waxa uu ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan siyaada Soomaaliya. Faroole ayaa sheegay in dastuurka Soomaaliya uu u baahanyahay in wax laga badalo si looga dhigo dastuur lagu dhaqi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 26,2013(SDN)-Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in QM aaney fulinin heshiiskii ay kula wareegtay Burcad badeed Soomaali ah oo haatan ku jira xabsiyo ku yaal Somaliland. Burcad badeed tiradeedu tahay 34 ayaa haatan ku jira xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa. Maxaabiistan oo lagu qabqabtay badda ayaa lagu helay burcad badeednimo ka dib kolkii lagu maxkamadeeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qusery May 26 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya dalka Syria ayaa ku waramaya in dagaalka ka soconaya Magaalada Qusayr uu sii xoogeysanayo kaasi oo soconaya in kabadan 7-maalin oo xiriir ah. Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada dowladda Syria oo gacan ka helayay Ururka Xisbulaha iyo Kooxaha Mucaaradka wadankaasi. Ugu yaraan 40-ruux ayaa ku geeriyooday dagaaladii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi May 26,2013(SDN)-Ganacsato ku nool dalka Kiinya ayaa dawlada Kiinya uga digay in ay taageerto maamlka Jubaland ee dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay. Ganacsatadan reer Kiinya ayaa sheegay in khalkhalka ka dhashay doodaha ku xeeran maamulka Jubaland uu carqaladeyn doono amniga Kiinya. “Hadadaa waxa woqooyiga dalkeena ka jira amaan daro la xiriirta qalalaasaha ka aloosan Koonfurta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa May 26,2013(SDN)-Khudbad uu Madaxweynaha Soomaaliya ka Jeediyay shir ay isugu yimaadeen Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa waxa uu uga hadlay xiriirka ka dhexeeyay dalalka ururkaa ku bahoobay iyo dhinacyada Soomaalida u dhexeeya. Madaxweynaha oo ayaa mar uu ka waramayay sida uu uga soo horjeedo sida loo maamulay shir dawlad goboleed loogu sameeyay gobolada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 26,2013(SDN)-Barnaamijka caanka ah ee Hareri iyo Hargeysa ayaa todobaadkan waxa marti ku ah Wariyaha caanka ah ee Axmd Xasan Cawke oo ka waramaya safar lagu tegayo Mars. Waxa isna Barnaamijka ku marti ah Axmwd Maxamed Saleebaan Shiraac oo ah khabiir afsoomaaliga wax ka qoray. Iyo Fanaanada Degen Nuur oo fankeeda ka warameysa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 26,2013(SDN)-Barnaamij ku saabsan Urur Goboleedka IGAD oo shir ay yesheen ka dib war ka soo saaray maamul u sameynta gobolada Jubooyinka. Hadaba Afhayeenka Dawlada Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Yariisoow iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobey ayaa TVga SonaliChanel uga waramay xaaladan.
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 26,2013(SDN)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Kunool Xaafada Hounslow ee magaalada London ayaa soo abaabulay barnaamij lagu baraarujinayo dhalinyarada xaafadaas ku nool. Kulanka oo ayaa waxa ka soo qeybgalay waxgaradka xaafadaas,siyaasiyiin iyo Dhalin aad u faro badan,DAAWO.
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 26,2013(SDN)-Barnaamijka Kulan iyo Wax kororsi ee ka baxa TVga Universal ayaa todobaadkan lagu eegay Dhalinyarada sida weyn haatan isku fura. Waxaana Barnaamijka la soo hadalay dhalinyaro faro badan oo ka hadlaya mawduucan.
Posted in Uncategorized | Read More »