Home » 2:24 am Entries posted on “May, 2013”

Ciidamada Amaanka ee dalka Kiinya oo dilay Wadaad xiriir la lahaa Al Shabaab

Mombasa May 27,2013(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Kiinya ayaa magaalda Mombasa ku toogtay wadaad ay sheegeen in uu xiriir dhaw la leeyahay kooxda Al Shabaab. Ciidamada Booliska ayaa sheegay in Khalid Axmed oo Soomaali asalkiisu yahay balse heysta dhalashada Kiinya in ay shalay ku dileen magaalada Mombasa. Sheekh Khalid ayaa xiriir dhaw la lahaa wadaad isna […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Eedeeyay Ciidamada Kiinya ee Kismaayo ku Sugan

Adis Ababa May 27,2013-(SDN)-Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulnkii dhawaa ee Madaxda Africa isugu timi waxa uu ka dhaleeceeyay Ciidamada Kiinya ee Soomaaliya ku sugan. Madaxweynaha ayaa xili lagu gudo jiray kulamadii Madaxda Midwga Africa waxa uu sheegay In ciidamada Kiinya ay ka baxeen hawlahoodii AMISOM. Eeda ayaa timi ka dib kolkii ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Analysis -Africa defense force never more needed but still a paper tiger

The force dreamed of half a century ago by the founding fathers of independent Africa still exists only on paper, casting a shadow over the back-slapping at this weekend’s African Union (AU) summit, which is marking 50 years since the foundation of its precursor, the Organisation of African Unity (OAU). Instead of a muscular rapid-response […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suspected killer of British soldier was held in Kenya

London, May 26 2013 (SDN) —One of two men arrested over the murder of a British soldier in a London street was detained in Kenya in 2010 on suspicion of seeking to train with an al Qaeda-linked group in Somalia, Kenyan police said on Sunday. Confirmation that Michael Adebolajo was held in Kenya and deported […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Wershadaha Somaliland oo ka hadlay Kulamo ay la Yeesheen Odayaasha Degmada Xariirad

Xariirad 26.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Wershadaha C.risaaq Cali Cismaan oo Xubin ka ah Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeer hawleed ku Jooga Degmada Xariirad ayaa faah faahin ka bixiyay Kulamo ay la Yeesheen laba beelood oo Degmadaas wada dega . Wasiirka oo Khadka Telefoonka si kooban noogu waramay ayaa Sheegay in Ujeedada Socdaalkoodu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Lubnaan: Gantaalo maanta lagu garaacay XISBULLAH iyo khasaaraha ka dhashay

Beirut May, 26 2013 (SDN/AP)-  Gantaalo baabuur iyo dhisme la degen yahay burburiyay oo ku yaala goob ay ku badan yihiin maleeshiyaadka Xisbullaah, gaar ahaan Koonfurta magaalada Beirut ee dalka Lubnaan, ayaa Axaddii maanta dhaawacay afar qof. Siday ku warantay Associated Press, gantaaluhu waxay sii kordhiyeen cabsida la xidhiidha in dagaalka sokeeye ee Siiriya uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Degmada Ceel afweyn oo ay ka bilaabantay dhagaysiga Dacwado kala duwan

Ceel Afweyn 26.May (SDN) Hawlwadeeno derejadoodu sarayso oo ka socda hay’adaha garsoorka ee gobolka Sanaag ayaa manta gaadhay Degmada Ceel Afweyn halkaasoo ay ka bilaaban doonto qaadista dacwado la xidhiidha dhacdooyin kala duwan. Gudoomiyaha Maxakamada Gobolka sanaag Aadan jaamac saleebaan oo u warramay Shabakada Qurbejoog.com isagoo jooga magaalada Ceel Afweyn ayaa sheegay in socdaalkiisa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hundreds of Thousands of Kismayo Residents Rally In Support Of Ahmed Madobe

Kismayo May 26 2013 (SDN) —Hundreds of thousands of Kismayo Residents have rallied today in support of Sheikh Ahmed Madobe’s leadership at Kismayu. The demonstration comes after the federal government in Mogadishu showed reluctance to Ahmed Madobe’s leadership in Jubaland administration. The demonstrators chanted slogans against Somalia’s federal government calling to stop intervening Jubaland administration. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo Beeniyay in Beeshiisu Xasaanadii kala Noqotay,Eedayna u Jeediyay Mid ka Mid ah Shaqaalaha Dawlada {DHAGAYSO}

Hargaysa 26.May (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Yuusuf ayaa maanta beeniyay War lagu baahiyay Wargaysyada ka soo baxa Caasimada Hargaysa oo Sheegayay in Beesha uu ka soo jeeda ay kala noqotay Xasaanadii Xubinimadiisa isla markaana ay qoraal arrintaas ku saabsan u gudbiyeen Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye ku xigeenka 2aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Wershadaha oo Kormeer ku Tagay Degmada Xariirad

Xariirad 26.May (SDN) Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ay wehelinayen wasiirka wasaaradda wershadaha Md C/risaaq Cali Cismaan iyo ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Awdal Md Cabdi Nuur Sugaal ayaa manta kormeer hawleed ku tegay Degmada Xariirad oo ku taalla xuduuda Somaliland la wadaagto dalka  Itoobiya. Safarka mas’uuliyiinta xukuumada ee degmadaasi ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »