Home » 12:08 pm
Entries posted on “May, 2013”
This is part of a special ‘People on the Move’ series, highlighting the human rights violations faced by migrants, refugees and asylum-seekers in every part of the world. These profiles are being published around the launch of Amnesty International’s Annual Report 2013. Abubaker Ali Osman, a Somali engineer until recently living in Libya, never imagined […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, May 27 2013 (SDN) – AMISOM and Somali authorities rounded suspected Al Shabaab agents in a morning raid in Mogadishu’s Wadajir district. The joint operation conducted by Somali government forces and AMISOM forces carried out on today occurred in the neighborhood of Bulo Hubey where men all ages were rounded up and taken to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 27 2013 (SDN)— Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa wali wada howlgalada Amaan xaqiijinta ee ka soconaya Magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howlgalkooda Muqdisho waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir halkaasi oo ay ka soo qabqabteen dad aad ubadan. Dad lagu soo qabqabtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 27 2013 (SDN)— Saraakiisha Ciidanka Raaskambooni ee hoosta Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen wafdi dowladda ka socoda oo shalay lagu celiyay garoonka Kismaayo. Korneel C/laahi Cusmaan Yalaxoow oo ka tirsan saraakiisha Raaskambooni ayaa war fidiyeenka u sheegay in sababaha ugu waa weyn ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 27 2013 (SDN)— Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadlay weerar saraakiil Kenyan ah lagu dilay oo ka dhacay xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo dalka Kenyan. Afhayeenka dhanka howlgalada Xarakada Al Shabaab C/casiis Abu Muscab oo la hadlay warbaahinta afka Shabaab ku hadashay ayaa xaqiijiyay in ciidamo ka tirsan Shababa ay weerar ka geysteen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Owdiinle May 27, 2013(SDN)-Gudoomiyaha degmada Owdiinle ee gobolka Bay Maxamed Shiiq Cabdulaahi ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ay ku nool yihiin dadka ku dhaqaan magaaladasi. Gudoomiyahaya waxa uu shaaca ka qaaday in dadka halkaasi ku nool ay haysato dhibaatoyin kala duwan oo dhanka bini aadanimada ah oo ay ku jirto macluul. Maxamed Shiiq […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho May 27, 2013(SDN)-Ra,iisul wasaaraha xukuumada soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon :Saacid” ayaa Warsaxaafadeed uu kasoo saaray Xafiiskiisa Waxaa uu Ku sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku garab istaageeyso dowlada Kenya dagaalka ay kula jirto Kooxaha Argagaxisada ah Isagoo Si gaar ah Carabka ugu dhuftay Al-shabaab,waxana uu dowlada Kenya uga mahad celiyay doorakeeda Dagaalka Dowladu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London May 27,2013(SDN)-Barnaamijka Ra’yiga Dad-weynaha ee TVga Unisersal ayaa todobaadkan lagu soo qaata Culeyska saaran dawlada dhexe ee Soomaaliya,Daawasho wacan. <iframe width=”640″ height=”360″ src=”http://www.youtube.com/embed/nf6GWA6CIDI?feature=player_detailpage” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo May 27,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamulkii dhawaanta lagu dhisay magaalada Kismaayo ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Madoowe) ayaa wareysi uu uga hadlayo Goaamadii IGAD ee Khuseeyay Jubaland.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa May 27,2013(SDN)-BARNAAMIJ KOOBAN OO KU SAABSAN TAARIIKHDII MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND MARXUUN MAXAMED X.IBRAAHIM CIGAAL ALAHA UNAXARIISTEE.
Posted in Uncategorized | Read More »