Home » 3:37 pm Entries posted on “May, 2013”

“Mucaawinada ay Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysaa waa inaanay waxyeelo u gaysan Qaranimada iyo Madax banaanida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

Berbera 27.May (SDN) Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera isagoo u sii Jeeda Wadanka Kenya waxaanu Wasiirku faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkiisa. Wasiirka Arrimaha Dibadu waxa uu Xusay in Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa wuu wanaagsan yahay isla markaana uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciyaar yahanka Heer Caalami ee Yaasiin Xasan Nuur oo Si Diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyay

Hargaysa 27.May (SDN) Waxaa maanta Caasimada dalka ee Hargaysa si diiran loogu soo dhaweeyay Ciyaaryahanka u dhashay Somaliland ee Kubada Kolayga Yaasiin Xasan Nuur Isla Markaana ah  Kabtanka Xulka Kubada Kolayga ee Wadanka Qadar. Ciyaaryahankan Waxaa soo dhawayntiisa ka qayb qaatay Xidhiidhada Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo Siyaasiga Cali Maxamed Warancade . Ciyaaryahan Yaasiin Xasan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Deeq Furshaan ah ka Gudoomay Shirkada Al Nuur Al Khayriya

Hargaysa 27.May (SDN) Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax oo uu weheliyo Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Maxamuud Jeeni yare  ayaa maanta ka gudoomay Shirkada Al Nuur Al Khayriya Lix boqol oo furaash halka ay Shalayna kala wareegeen boqol iyo labaatan furaash oo loogu talo galay Maxaabiista ku jirta Xabsiyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kuwaiti delegation arrives in Somaliland

  Hargeisa, 27 May 2013(SDN) –A delegation of the Kuwati Baitu Zaka Releif organization has arrived in Somaliland on Monday to assess the Kuwait-funded projects in Somaliland. The five member delegation led by the Director of foreign projects of Baitu Zaka Releif organization Abdalla Hayder and accompanied by the secretary of Kuwait medical doctors association […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia President Condemns Al Shabaab Attack in Kenya that Left 6 People Dead

Mogadishu, 27 May 2013(SDN) –Somalia President, Hassan Sheikh Mohamud, has issued a statement strongly condemning an attack by Al Shabaab operatives on two police posts in Liboi on Saturday. The attack in Liboi led the deaths of at least six people, two of whom were police officers.  Two other people are said to have been […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Odayaashii Deegaanka Xariirad ee ku Jiray Xabsiga Boorama oo Maanta Xoriyadoodii dib u helay

Boorama 27.May (SDN) Waxa maanta  si rasmi ah Xabsiga dhexe ee Magaalada Boorame looga sii daayay duqaydii u xidhnayd  shaqaaqadii Bishii saddexaad ee sanadkan ka dhacday Degaanka xariirad ee Gobolka salal. Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha  Mudane Maxamed Nuur Caraale(Duur)  ayaa  maanta si rasmiya  xabsiga uga sii daayey  duqaydaas oo tiradoodu dhamayd  Toban Oday, oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halgankii Guda Galka Magaalooyinka iyo Xuska 25 Guurada ka soo Wareegtay markii Xoogagii SNM gudaha u galeen Magaalada Burco 27.May 1988 {DHAGAYSO BARNAAMIJ GAAR AH}

Hargaysa 27.May (SDN) Ayaaniba ayaanleh waxaa Xus iyo Xusuusba mudan markii halyeeyadii soo majeestayaasha ahaa ee Ururkii Dhaq dhaqaaqa SNM ay fooda is dareen hadhuudhlahana ku dareen Cududii ugu Xooga iyo Saanadaba badnayd ee rajiimkii Siyaad bare isla markaana dhegta dhiiga u dareen General,Sareeye Gaas,Sareeye Guuto,  Gaashaanle,abaanduule iyo Isbatoore ku Sheegyadii Xidigta Geeriyaad Garbaha loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faah Faahin: Dagaal qasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

Jowhar May 27 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda oo gacan ka helaya AMISOM iyo AL Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaalameen duleedka Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe. Dagaalka oo xalay dhacay ayaa waxaa la sheegay in ay soo qaadeen ciidamo ka tirsanaa Al Shabaab oo kuwaasi oo weerarka ku ekeeyay Garoonka diyaaradaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo canbaareeyay weerarkii ka dhacay xadka Kenya iyo Soomaaliya

Addis Ababa May 27 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa canbaareeyay weerar ka dhacay Waqooyi Bari Kenya kaasi oo lagu dilay Askar Kenyan ah. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu canbaareynayo weerar Al Shabaab ay ku dileen 2-askri iyo dad rayid oo ka dhacay meel u dhaw xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UK: Campaigners Fear ‘Disaster’ Over Legal Drug Khat

A Manchester community group has warned that a legal plant-based drug that is widely used in Britain’s Somali community could lead to addiction and serious health problems. Members of Manchester based Educate 4 Life believe that khat, a plant native to east Africa, lowers inhibitions with potentially dangerous results. They claim that it’s amphetamine-like substances […]

Posted in Uncategorized | Read More »