Home » 4:31 am Entries posted on “May, 2013”

DAAWO:Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland”Madaxweynaha Soomaaliya isaga ayay ceeb ku aheyd in uu jebiyo qodobadii heshiiskii Ankara,Somalilandna Caadif ka weyn

London May 28,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo haatan booqanaya dalka Britain ayaa ka waramaya debaaldegii Somaliland ee Caalamka iyo arimo ku saabsan qadiyada Somaliland. Khaasatan waxa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa si gaara uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya,iyo hadalo ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya dhawaan.  

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Magaalada Muqdisho oo Yeelatay Shirkad Taxi Cusub

Muqdisho May 28,2013(SDN)-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa yeelatay Tagaasi cusub oo noocooda aan sanado dalka lagu arag. Tagaasidan oo wadayaashoodu isku direys xiran doonaan isla markaana gawaaridoodu yeelan doonaan midabo iyo tirsiyo u gaar ah.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Kabtanka Xulka Kubedda Koleyga ee Dalka Qadar oo Hargeysa Booqday

Hargeysa May 28,2013(SDN)-Kabtanka Xulka Kubedda Koleyga ee dalka Qadar Yaasiin Xasan Nuur ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Kabtanka oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa sanadkan noqday ciyaaryahanka qaarada Asia.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Government Releases Detained Selel Elders

Borama, May 27 2013 (SDN) – After solving armed skirmishes in Harirad, Salal region, 10 elders from the Issa tribe were released from the Borame central prison today, and welcomed back into the community by their families and tribal elders. The elders were arrested in February this year after the abduction of senior Selel regional […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: Qatar National Basketball Team Skipper Yasseen Warmly Welcomed At His Native Country

Hargeisa, 27 May 2013(SDN) – Qatar national basketball team skipper Yasseen Hassan Nour has been warmly welcomed in his native country; Somaliland on today. The professional basketball player has not been back to Somaliland for quite a while.  The basketball star arrived at Berbera International Airport, about 11.00Am from Doha, where he plays for Al-Rayyan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo u diray Shucuubta iyo Dawlada Itoobiya Xuska 22 Guurada Madaxbanaanidooda

Hargaysa 27.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa caawa ku hambalyeeyay Shacabka iyo Xukuumada Itoobiya Sannad Guurada 22aad ee ka soo Wareegtay markii ay iska Tuureen Heeryadii Rajiimkii Mingiste Xayle Maryam. Qoraalka Madaxweynaha ayaa u dhignaa Sidan :-Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ku hadlaaya afka Shacbiga Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Brazil Development Bank Gives $1 Billion to Ethiopia Rail

  Ethiopia will receive $1 billion in funding from the Brazilian Development Bank to build a section of a railway that will be extended to connect to neighboring South Sudan, a Foreign Ministry official said.  Andrade Gutierrez Participacoes SA of Brazil will build the link running from the capital, Addis Ababa, to Jimma about 439 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Hoose oo ku Wareejisay Wasaarada Dib u dejinta 24 Baloog oo loogu talo galay Dadka Baro kacayaasha ah ee Hargaysa

Hargaysa 27.May (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdicasiis Maxamed (Cagaweyne),iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dibu dejinta Cali Maxamed Cabdale Biinkoolo ayaa si wada Jir ah u dhagax dhigay Afar iyo labaatan Balook oo loogu talo galay in loo dhiso dadka barakacayaasha ah ee Ku nool Magaalada Hargaysa . […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The minister of Interior completes his work tour in Awdal/Selel region Successful

Borama 27.May (SDN) The minister of Interior, Mr. Mohamed Nur Arale Dur, has been on work for some day in Awdal region, Mr. Dur, Opened several major development projects, during his stay in Borama. The minister held talks with the regional and district level senior officers, as well as the other most important cultural leaders […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xadhig dawladeed umaydaan Xidhnayn oo Waxba Maydaan Gaysan,ee Xadhig Nabadeed ayaad u Xidhnaydeen”Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Boorama 27.May (SDN) Toban Oday oo ka soo Jeeda Degmada Xariirad oo bilihii u danbeeyay ku Xidhnaa Xabsiga Magaalada Boorama ayaa maanta Xoriyadoodii dib loogu soo Celiyay iyagoo Mudadaas Xabsiga ugu jiray Dil ka dhacay Degmada Xariirad Sadex bilood ka hor isla markaana Gacan ku dhiiglaha falkaas gaystay uu ka soo Jeeday Beesha Ciise. Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »