Home » 4:57 am Entries posted on “March, 2013”

Dadka Reer Galkacyo Oo ka Wal Walsan Afduubyada ku soo badanaya Magaaladaasi (Warbixin)

Galkacyo March 28 2013 (SDN)— Iyadoo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ay ka dhacayeen falal afduub ah oo ay ku kala dhaqaaqayeen maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka kala arimiya waqooyiga Magaalada Gaalkacyo iyo Koonfurta Magaaladaasi ayaa masuuliyiinta maamulka Puntland ee Gaalkacyo waxa ay ka hadleen ammaanka Magaalada. Axmed Cali Salaad duqa Magaalada Gaalkacyo ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Kismaayo Oo Rajo ka Muujiyay Wada hadalada ay la leeyihiin dowladd Soomaaliya

Kismaayo March 28 2013 (SDN)— Maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa faah-faahin ka bixiyay kulamada ay la qaateen masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Afhayeenka maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in hada uu socdo wadahadalo udhaxeeya maamulka KMG ee Kismaayo iyo wafdiga Ra’iisul Wasaaraha isaga oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo sida uu Ganacsade Mahdi Ibrahim ugu guuleystay in magaca Somaliland iyo faiidooyinka Fooxa uu gaarsiiyo Caalamka

Vermont Mar 28,2013(SDN)-Ganacsade Mahdi Ibrahim oo ka soo jeeda Somaliland ayaa mudo Sagaal sanadooda ah ku hawlanaa siduu uu Faaiidooyinka Fooxa u gaarsiiyo dalalka caalamka ee haatan fooxa Somaliland uga yimaada carabaha. Ganacsadahan oo mudo dheer ka dib soo hooyay guulo ay ka mid yihiin in markii u horeysay Badeecad Somaliland looga dhoofiyo Mareykanka iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hay’adda SAFE & John Price Foundation oo kormeer qiimayn ah ku soo sameeyay dugsiyada SAFE ka dhistay deegaannada Maraagga iyo Harcadaad

Faraweyne Mar 28,2013(SDN)-Hay’adda Somali and American Fund for Education (SAFE) oo xarunteedu tahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa dabayaqaadadii sannadkii hore ka fulisay  dhismeyaal cusub oo dugsiyo hoose ah deegaanada Maraagga iyo Harcadaad kuwaasoo ay ka codsadeen bulshooyinka deegaannadani. Hay’adda SAFE oo ka shaqaysa horumarinta waxbarashada carruurta soomaalida ah, isla markaana sannad kasta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MIYAANU DAMIIR BA LAHAYN ?!

Dabeecadda Aadamaha ee noloshu dirqiyayso ayaa dhigaysa in lawada jarmaado oo qofba nolosha meeshuu ka qaban karayo kaga qaybo, waayo haddaynaan garashada waydaynin oo aynnu si togan u fikirno, majiro qof aan nolosha kayd ku lahayni. Taas baan aniguna kala masso ahay dadka iga tirada badan ee uuman (abuuran). Waxaan ahay arday jaamacadeed ku sugan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Human Rights Watch: Displaced Somalis suffer abuse in camps

NAIROBI, Kenya — Displaced Somalis suffer sexual violence and other abuses, according to a new report by Human Rights Watch (HRW). State security forces and armed groups have “raped, beaten, and otherwise abused displaced Somalis,” many who have come to Mogadishu, Somalia’s capital city, to escape famine and armed conflict, HRW said Wednesday. More from […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali President attends his first Arab League Summit

Somali President Hassan Sheikh Mohamoud has underlined his government’s commitment to expand its rule to all the regions of the civil-war plagued Horn of Africa country. Addressing the Arab League Summit in Doha, Qatar, President Mohamoud said his government would strive for a united and stable Somalia. The Somali leader left the capital Mogadishu for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasirka Arrimaha Gudaha oo faah faahin kooban ka bixiyay kulamadii maanta ee dowladda iyo maamulka Kismaayo

Kismaayo, March 27,2013(SDN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo  Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo galabta shir shir jaraa’id u qabtay bahda warbaahinta magaalada Kismaayo ayaa faah faahin kooban ka bixiyay kulamo ay saacadihii ugu dambeeyey la qaateen qeybaha kala duwan ee magaalada, gaar ahaana maamulka magaalada, odayaasha, iyo  waxgaradkaba. Wasiirka ayaa tilmaamay in kulan ay maanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland oo si kooban uga hadlay Dil ka dhacay Degmada Xariirad iyo Go’aamo laga Gaadhay {DHAGAYSO}

Wasiirka gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo hogaaminayay Wefti ka Tirsan Golaha Wasiirada oo Degmada Xariirad ee Gobolka Salal u tagay Xalinta Khilaaf gacan ka hadal Sababay oo dhex maray laba beelood oo deegaankaasi wada dega . Wasiirka ayaa maanta hadal kooban oo uu Warbaahinta ku siiyay magaalada Boorama oo ay dib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo hadal kooban Warbaahinta ku siiyay Madaarka Berbera {DHAGAYSO)

Hargaysa 27 March (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefdigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka imaraadka carabta ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha madaarka magaalada berbera si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisu waxay Salaan Sharaf ka qaateen Cutub ka tirsan Ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »