Home » 3:55 pm
Entries posted on “March, 2013”
Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xukuumada Soomaaliya ay si aad u soo dhaweyneyso warbixinada Human Rights watch ee ku aadan ka tala bixinta xaaladaha xaquuqda aadanaha Soomaaliya ee ka dhanka ah barakacayaasha Muqdisho ku dhaqan (IDPS). “Aniga iyo Xukuumada Soomaaliya, waxaan soo dhaweeyneynaa Hay’ada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday Nin lagu eedeeyey dilka allaha u naxariistee wariye Xassan Yusuf Absuge oo dabayaaqadii 2012dii lagu dilay Magaalada Muqdisho xili uu howshiisa shaqo ku guda jiray. Cabdi Sheikh Xuseen iyo Cabdi Xassan Dhuxulow oo ahaa eedeysanayaal loo soo qabtay dilkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ABU DHABI, Mar 28, 2013 (SDN)- Senior government figures from Somaliland have held three days of talks in the UAE on investments, aid and security. “We have met the leadership of the country and responsible leaders, and had fruitful discussions,” said Ahmed Mahamoud Silanyo, president of the self-declared autonomous north-western region of Somalia. Somaliland declared independence […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28March (SDN) Maareeyaha Wershada Korontada ee Caasimada Hargaysa Weli Axmed Xaawo oo ay dhawaan Sheegeen Gudi uu Madaxweynuhu u Saaray Wershada Laydhka ee Dawladu inay Xilkii ka qaadeen kadib Markii uu ku Kacay Sida ay yidhaahdeen Wax is daba Marin ayaa Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargaysa waxa uu Si adag […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28March (SDN) Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta soo gaadhay Caasimada dalka ee Hargaysa kadib markii ay Shalay dalka dib ugu soo laabteen Socdaal Shan Cisho qaatay oo ay ku joogeen Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha iyo Weftigiisa oo habeenkii Xalay u hoyday magaalada Berbera isla markaana maanta ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28March (SDN) Shir-howleed Lagu gor-faynayey Wax-yaalaha u qab-soomay iyo ku tala galka Sanadkan2013-ka ee wasaarada caafimaadka iyo hay’adaha la shaqeeya ayaa maanta lagu soo geba-gebeeyey Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka Dr,Axmed Cabdi Nuur, oo xidhitaankii shirka oo lagu gorfaynayey intii uu socday wixii u qab-soomay sanadkii 2012-kii wasaarada caafimaadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28March (SDN) Wasiiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi Galinta , Md. Abiib Diiriye Nuur ayaa Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha istuudyaw Cusub oo uu Yeelanayo Talavishanka Qaranka Somaliland. Wasiirka Warfaafinta oo Munaasibada Dhagax Dhigaasi ka Hadlay ayaa Sheegay in Dhismaha Istuudyahan oo ay Hirgalinayso Wasaarada Warfaafintu, uu Wax Weyn ka tari Doono Hawl so […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Afhayeenka ciidamada Amisom Cali Aadan Xumud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo la xiriirta howlgalka Amisom ee Soomaaliya. Cali Aadan Xumud afhayeenka Amisom ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in todobaadka soo socda ay ciidamo ka socda dalka Sera Leone […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 28 2013 (SDN)– Kadib markii maanta howshii garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ay hakad u gashay gaari la sheegay in lagu arkay waxyaabaha qarxa, ayaa arintaasi waxaa ka hadlay saraakiisha ciidamada Amisom. Afhayeenka Ciidamada Amisom Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in shakiga ah gaariga watay waxyaabaha qarxa uu jiray hasa yeeshe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New Delhi March 28 2013 (SDN)– Warbixin uu soo saaray raysal wasaaraha dalka Hindia Manmohan Siin ayaa lagu sheegay in dowlada Hindia si weyn ula dhacsan tahay horumarada dhinacyada taabanaya ee ka jira dalka Soomaaliya. Raysal wasaaraha India ayaa ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen hogaamiyaasha Africa kaasi oo ka dhacay dalka Koonfur Africa,kaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »