Home » 5:10 am Entries posted on “March, 2013”

Magaalada ugu Jaamacadaha badan Mareykanka oo kulmisay labada Siyaasi ee Sheekh Shariif iyo Jamaal Cali Xuseen iyo Doorka ay magaaladaasi ku leedahay heerkooda aqooneed

Boston Mar 29,2013(SDN)-Waxa dhawaan magaalada Boston ee dalka Mareykanka mar ku wada sugnaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif iyo Musharaxa Madaxweyne ee ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen. Magaalada Boston oo ay ku yaaliin Tirada Jaamacdeed ee ugu badan dalka Mareykanka ayaa labadan siyaasi xiliyo kal duwan ay wax ka baranayaan. Musharaxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hinaasaha dhexyaal wadamada Khaliijka iyo saameynta uu ku yeeshay kulan lagu waday in ay yeeshaan madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya

Doxa Mar 29,2013(SDN)-Wadamada Khaliijka oo inta badan saameyn ku leh siyaasadaha Soomaalida ayaa todobaadyadii u danbeeyay ku hardamayay dalka noqonaya ka ugu saameynta siyasadeed badan arrimaha Soomaalida. Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland kala booqanayay dalalka Qadar iyo Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa ay aheyd in ay kulan yeeshaan mudada ay ku guddo jiraan safaradooda. Labada dal ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra”iisal Wasaaraha oo kormeeray Dekedda Kismaayo iyo xarunta ciidamada Xoogga dalka

Kismaayo, March 29,2013(-(SDN)-a’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka kormeeray Dekedda magaalada Kismaayo iyo xarunta qeybta labaad ee ciidanka Xoogga Dalka. Ra’iisal Wasaaraha oo ugu horeyntii booqday Dekedda magaalada ayaa u kuurgalay qaabka maamul iyo midka howleed ee Dekedda, isaga oo ku soo wareegay qeybaha Dekedda oo ay xilligaasi ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

FBI doggedly tracked Somali pirate boss in Quest murders

The man who was the chief negotiator for a group of Somali pirates who kidnapped and ultimately killed four U.S. citizens in attacks in the Gulf of Aden was tracked and finally arrested by members of the FBI’s Hostage Rescue Team. The Somali pirate, Mohammad Saaili Shibin, was sentenced last August in a federal courtroom […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gabaydoo Hargaysana tixbay soo gudbinaysaaye

salaan ka dib hadii ay jirtay maansadii good iyo guuleed ee soo baxday 1981 ee uu sameeyay mujaahidkii waynaa abwaankii waynaa ee soomaliyeed tuu tarabi gartii loo qaaday good iyo guleedna waxaynu ognahay ka dhacay bal hadaba mid taa ka yara duwan ayay haragaysa oo taariikhdeeda ama aasaaskeeda qofba si uga sheekeeyo xaaji cabdi oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijka xulashada todobaadka iyo booqashada raysal wasaraha dawlada fedralka Saacid uu ku joogo Jubooyinka

London 29March13 (SDN) Baraamijka xulashada todobaadka iyo booqashada raysal wasaraha dawlada fedralka Saacid uu ku joogo Jubooyinka Daawasho Wacan

Posted in Uncategorized | Read More »

Baraamijkii ii Wad Sheekada oo caawa laguu hayo sheekoyin xiiso leh Dawasho Wacan

London 29March13 Baraamijkii ii Wad Sheekada oo caawa laguu hayo sheekoyin xiiso leh Dawasho Wacan N?imco Degan iyo Saxaaf.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Aqoonyahan JAAMAC CILMI JIIR Ayaa loo Dhadhiciyay Xarunta Danbi Badhista

Hargeysa 28-March-2013.{Somalidaisporanews} Manta galinkii danbe ayaa waxa suqa badhtankiisa cidamo ka tirsan Bolis-ka Somaliland waxa ay suqa badhtankiisa ka qabteen Aqoon yahay Jamac. cilmi (jiir) oo ka mida aqon yahaynka somaliland waxa uu sameeyaa taxane yaal uu kaga hadlayo xukumadda somaliland. Xukuumadihii kala danbeeyay e Somaliland ayaa hore loogu yiqiinay xadhiga suxuufiyiinta iyo siyaasiyiinta mucaaridka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pretoria: Nelson Mandela oo markale Cusbataal loo gudbiyay iyo wararkii u dambeeyay ee xaaladdiisa Caafimaad

JOHANNESBURG, March, 28 2013 (SDN/AP)- Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa Khamiista maanta dib loogu celiyay cusbataal, taasoo ah markii saddexaad ah ee muddo afar bilood gudahood ah cusbataal loo gudbiyo, si loo daaweeyo. Mr. Mandela oo hadda 94-jir ahi, waxa la rejaynayaa inuu ka soo kabto xanuunka kadib daawaynta la xidhiidha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xarunta Derbi-jiifka Maxamed Mooge oo Ka Nasan Weyday Wasiirka Shaqad,&Luul Xasan Mataan oo Qaylo dhaan u Dirtay Hoggaanka Qaranka

Hargeysa  28March (SDN) – Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Haldoor-Luul Xasan Mataan ayaa si adag uga cabatay hagardaamooyin iyo camaajurayn joogto ah oo uu wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku hayo xaruntaasi. Luul Xasan Mataan oo maalintii shalay shir jaraa’id […]

Posted in Uncategorized | Read More »