Home » 2:41 pm
Entries posted on “March, 2013”
Washington March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Mareykanka Brak Xusein Obama oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyayaal ka tirsan wadamada Africa ayaa uga digay in wadamadooda ay ku fidaan Ururada islaamiga ee ka jira Qaarada Africa Sida Mali iyo Soomaaliya. Hogaamiyayaasha Madaxweynaha Mareykanka uu sida gaarka ah ula kulmay waxaa ka mid ah, Madaxweynayaasha Sierra […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo galabtay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kaddib booqasho dhawr cesho qaadatay oo ay ku tageen Magaalada Kismaayo ee Xarunta J/hoose ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Socdaalkoodii halkaasi. Ra’iisul wasaaraha ayaa isaga oo garbihiisa ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Falorida-Mar-29-2013- qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ka caynaa xagaa iyo Goolfta. Haddaba sida aynu ka wada dhergsanahay shaki kuma jiro xiddigan golfer-ka ah Tiger Woods in sannado fara badan aan la soo haweysan jiri ciyaartan loo yaqaan Goolfta (GOLF). Tiger Woods ayaa Isniintii aynu soo dhaafney dib u hannatey ciyaaryahanka kowaad ee aduunka ee ciyaarta Goolfta […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa 29 March (SDN) – Madaxa xarunta dhaqan celinta iyo daryeelka Darbi jiifka ee Mustaqbal oo ku taalla Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeysa Haldoor-Luul Xasan Mataan ayaa si adag uga cabatay hagar daamooyin iyo camaajurayn joogto ah oo uu wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku hayo xaruntaasi. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Luul.mp3″]
Posted in Uncategorized | Read More »
London March 29 2013 (SDN)– Boqorada Dalka Britain, Queen Elizabeth II iyo Madaxweynaha Dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayed Al Nahyan ayaa la qorsheynayaa in ay kulan ku yeeshaan Qasriga Boqortooyadda looga arrimiyo Dalka Britain ‘Buckingham Palace’ ee Magaaladda London. Labadani hogaamiye oo kulankooda dhinacyo badan taabanaya ayaa sidoo kale waxa ay ku soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Markii aad maqasho amaba aad aqriso maah maah soo jireen ah ee xiliga la taagan yahay la soo qaatay macnaa ka danbeysa in dib loosoo xasuusto, anna manta in aan maah maahdani soo xasuusta micnaha ka danbeeya waa mid sax ah oo qeyb ka ah in dalkeena Dowladnimadiisu ay cuuryaamineyso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladiisa rajeyneyso in ay hesho hubkii ugu horeeyey kaddib markii uu dhawaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka qaaday cunaqabateyntii hubka ee dalka saarneyd. Wareysi lala yeeshay Madaxweyne Xassan Sheikh Max’ud ayuu ku sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels March 29 2013 (SDN)– Ku xigeenka Sarkaalka ciidamada Badda Midowga Yurub Admiral Eric Dupont kana socda ciidamada Faransiiska ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti qeyb libaax leh ay ka qaateen dagaalada lagula jiro kooxaha burcad badeeda Soomaalida, isagoona hoosta ka xariiqay in ay si wada jir ah u sii wadi doonaan soo afjarida weerarada burcad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud oo fariin maqal iyo muuqaal ah shacabka kula hadlay ayaa sheegay in uu ka xunyahay ciidamada dowlada in lagu eedeeyo tacadiyada loo geysto shacabka oo ayaga loo igmaday in ay ka hor tagaan tacadiyadaasi, isagoona tilmaamay in saraakiisha ciidamada ay wadaan baaritaan la xiriira tacadiyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo March 29 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed,_Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta hotelka Tawakal oo ay degan yihiin wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Wasiirka ayaa aqriyay warkooban oo ay Xukuumadu soo saartay, waxaana uu u qornaa sidatan:- […]
Posted in Uncategorized | Read More »