Home » 3:36 am Entries posted on “March, 2013”

Off to Somaliland, the safer version of Somalia

There are few countries in the world that are truly dangerous, but at the top of the brief list of dangerous places is Somalia, a geographic area that probably shouldn’t be a country at all, having virtually no government in control of much of its territory, and run by various warlords for the past 20 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UK plans Somali trade, investment meeting

The United Kingdom has announced plans to host a trade and investment conference for Somalia in London during a planned security meeting to be held there in May, the UK Minister for Africa, Mark Simmonds, said Thursday. Simmonds said at a meeting with Somali residents in London that the security improvements in Somalia had opened […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali car bomb kills 7 after missing target

An explosives-laden car that apparently was targeting a truck full of Somali government officials instead hit a civilian car and exploded, setting a nearby mini-bus on fire and killing at least seven people Monday, police and witnesses said. Flames and smoke rose over the explosion as emergency vehicles drove to the scene. The blast happened […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wariyaal Mudan in la siiyo Bilad Sharaf Cabdi Xafid iyo Cali Seenyo oo ka tirsan Tvga HCTV

Waxa xusid mudan boqashadii madaxwaynaha somaliland uu ku tagay dalka Emaradka Carabta in si geesinimo ku jirto ay labada wariye ee ka hawl gala tvga HCTV ay si waafiiya ugu soo waramayeen boqashada madaxwaynaha labadan wariyie eecabdi Xafid iyo Cali Seenyo ay shacabka reer somaliland ay ugu soo  tabiyeen , waxa ay ku tuseen waxay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: SPSDF Accuses the SBF of Corrupt Practices

London 30March13 (SDN) The Hue and Cry over the inept and questionable handling by the Somaliland Business Fund-SBF of World Bank and Danish government funded grants to the private sector amounting to $2m continue. The Somaliland Private Sector Development Forum-SPSDF has appealed to the World Bank for intervehttp://www.qurbejoog.com/wp-admin/post-new.phpntion in straightening the ongoings at the Hargeisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hal-doorka Deegaanka: Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qaybta 2aad. Inbox x

Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare waxa ay dalka ku soo laabatay sannadkii 1995-kii iyada oo ay dalka aafeeyo dagaallo sokeeye, qorshaheedu waxa uu ahaa inay qurbaha ku laabato laakiin xaaladdii jirtay iyo dareenkii ay wakhtigaas dhaayaha saartay ayaa Somaliland ku nageeyay. Carruur u baahan gargaar oo qoryo loo xambaariyay iyo barakac bulshada ragaadiyay ayay aragtay. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safiirka Somaliland u fadhiya Uk Cali Adan Cawaale oo Waraysi Gaara siyey Qurbejoog.com Dawasho wacan

London 30March13 (SDN) Safiirka Somaliland u fadhiya Uk Cali Adan Cawaale oo Waraysi Gaara siyey Qurbejoog.com DawashoWacan

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Duulista Hawada oo Maanta Furay Mashaariic laga hirgaliyay Madaarka Burco

Burco 29 March (SDN) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa maanta Xadhiga ka jaray Mashaariic kala duwan oo lagu soo kordhiyay Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Burco oo ay Mudooyinkii u danbeeyay dib u habayni ay ka socotay. Wasiirka Duulista iyo Hawada oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciraaq: Qaraxyo Jimcihii ruxay Baqdaaq iyo Kirkuk, khasaaraha ay sababeen iyo dhawr gobol oo cod-bixintooda doorashada dib loo dhigay

Bagdad, March, 29 2013 (SDN/VOA)- Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay, 100 kalena inka badana way ku dhaawacmeen dhawr qarax oo Jimcihii maanta ka dhacay meelo u dhow masaajido ay leeyihiin dadka Shiicada ahi guud ahaan dalka Ciraaq. Siday ku warantay VOA qaybteeda afka Ingiriisidu, qulqulatooyinkani waxay ka mid yihiin nacaybka diimeed, xilli ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Kubada Cagta ee Wasaarada Duulista oo Ku Guulaysatay Tartankii Kooxaha Heerka Kowaad

Hargeysa  29 March (SDN) – Kooxda Kubada Cagta ee Wasaarada Duulista iyo Hawada ayaa galabta ku Guulaysatay Tartankii Kooxaha Heerka Kowaad ee Kubada Cagta oo Mudooyinkii u danbeeyay ka Socday Garoonka Hargiesa Studium, kadib markii ay Ciyaar adag isaga hor yimaadeen Kooxda Nuura-diin. Munaasibada Gaba gabada Tartankan waxaa ka qayb galay  Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada,Ciyaarah,Mudane Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »