Home » 10:50 am Entries posted on “March, 2013”

Wasiiro ka socda Xukuumada Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan

Baladweyne March 2013 (SDN)– Iyadoo Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan uu ka dilaacay cudurka daacuun calooleedka ayaa maanta waxaa gaaray Magaaladaasi wafdi wasiiro ah. Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiirka kheyraadka dalka ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi Beladweyne.Saraakiisha AMISOM iyo maamulka Magaalada Beladweyne ee Dowladda Soomaaliya ayaa kusoo dhaweeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Oo Ku Dhawaaqday Shirweyne Garsoorka Dalka Looga Hadlaayo (Warsaxaafadeed)

Mogadishu, Somalia, Maarso,30, 2013) Dawlada Federaalka Somaaliya waxa ay qaban qaabinaysaa Shirweynaha Qaran ee kawada tashiga dib u habeynta garsoorka oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudene Xasan Sheekh Maxamudd 11kii bishii Febraayo ee sanadkan 2013. Shirkan ayaa waxa uu qabsoomayaa 1da April ilaa 5ta April ee isla sanadkan 2013, waxa uuna ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Jowhar

Muqdisho March 30 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliya xubno ka tirsan wasiirada Soomaaliya iyo Xildhibaano kasoo jeeda Gobalka Shabeelaha Dhexe. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Cabdi Cabdile ayaa sheegay in Ra’iisul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masar oo noqotay dalkii u horeeyay ee hub geeya Soomaaliya iyo Siyaasi Cali Warancade oo dhaleeceeyay talaabadaasi

Hargeysa Mar 30,2013(SDN)-Madaxweynaha Masar isgoo ka faa´iideysanaya tala xumaddii ay qaramada midoobay kaga qaadeen cunaqabateynta hubka somalia.ayaa wuxuu noqday madxaxweynihii ugu horeeyey ee somalia u soo rara shixnado Hub ah oo qiimahoodu gaadhayo Malaayiin Dollar oo bilaash ah. Halkii laga filaayey in uu qayb weyn ka qaato dib u heshiisiinta dagaaladda ragaadiyey somalia, Maadaama Madaxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ee Gaaray Kismaayo Oo Ka Digay In La Weeraro Ciidamadaasi

Kismaayo March 30 (SDN)– Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka hadlay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo gaaray gudaha Magaalada Kismaayo. Warfaa Sheekh Aadan oo kamid ah saraakiisha hogaaminaysa ciidankaasi gudaha ugalay Magalaada Kismaayo ayaa sheegay inuu maqlay dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidanka raaskaambooni,isaga oo ka digay in ciidanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sii jeeda Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe

Muqdisho March 30 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shalay dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maanta uu ku wajahan yahay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in hadii uusan dhicin amar alle maanta oo sabti ah uu yahay qorshaha booqasho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain oo Abaabuleysa Shir Maalgashi loogu baadi goobayo Soomaalida

London Mar 30,2013(SDN)-Dawlada Birtain ayaa shaacisay in ay dooneyso in shirka London dhawaan lagu qabanayo ay ku soo bandhigto fursad maalgashi loogu baadi goobayo Soomaalida. Sidaa waxa dhawaan shir Soomaalida Britain uu la yeeshay ku sheegay wasiirka Africa ee dalkaas Mark Simmonds. “Ururo badan oo Qurbejooga ka mida ayaa haatan dib u noqonaya si ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA QANACSIGA SOMALILAND?

Si loo dhiso qaybta bangiyada ee dalka Somaliland,waxa loo baahan yahay in la hirgaliyo halbeeg ku qotoma shantan tiir ee hoos ku qoran: Dajinta siyaasadaha bangiyada. Dhisida xeerarka iyo shuruucda bangiyada. Dhisida kaabayaasha kale ee bangiyada iyo haayadaha maaliyada ka qanacsada. Dhisida nidaam xisaabeedka iyo nidaamka hantidhawrka Hirgalinta siyaasada lacagta qaranka (Monetary policy).   1. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali admits buying alleged rape victim’s phone

Omar Ahmed, 31, of Somalia, was conditionally discharged for a year after he admitted receiving a stolen mobile, which belonged to an Italian woman who filed a rape complaint. Police Inspector Yvonne Farrugia explained that the police were investigating claims of rape by an Italian woman and several Somalian men were arrested. The police were […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAWLADII UGU KARTI LIIDATAY EE SOO MARTA S/LAND WAA D.SIILAANYO IYO XULUFADIISA OO KU SHAQEEYA XUMAYN,XIMIN IYO XASARAD .WAA DAWLAD GOBLAN AHA

ASALMU CALYKUM WARXMATULAAHI WABRKATUH Salaan ka dib dawlada ama shaqsiga laga dhex arko camaladan saddex xa waxmaale ximin ,xumayn , iyo xasarad  nolosha wuu ku fashilmaa magac xun waa la raaciyaa .oo taariikhda loogu gudbiyo . iminka dawlada dalka ka talinaysay in muddo ah intaasba dadku waa is wada haystay mid kaliya oo guul lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »