Home » 2:07 am
Entries posted on “March, 2013”
New York Mar 20,2013(SDN)-Wadanka Maretkanka ayaaberyahan denbe wax si weyn looga daawadaa barnaamij diini ah oo uu ku jiro jilaa aad ugu eg madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Barnaamijkan oo loogu magac daray kutubka Masiixiga ee Bibleka ayaa waxa si weyn u daawada taageereyaasha xisbiga Jamhuuriga. Jilaagan u eg Madaxweyne Obama ayaa metelaya Sheydaan. Soo saareyaasha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 20March 13 waxa baraajikan soo diyaariyie Wariye Cabdi Xaafid Maxmuud isaga oo u waramaya qurbejoog.com ayaa waxa u yir Waxaa mahad leh Illaahay Subxaana Watacaalaah. Intaa kadib waxaan u mahad celinayaa qoyska Nuur C/llaahi Cismaan iyo xaaskiisa Mulki Cali iyo weliba gabadhooda Zeynab Nuur C/llaahi oo ah gabar 12 sano jir ah oo qortay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At first glance, Banadir Somali Restaurantlooks more like Somalian community center than a restaurant. White bars cover the shaded and tinted windows. The main entrance leads to a long hallway with a kitchen off to the left. You have to look around a bit before noticing a door that leads to the dining room. The […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A few weeks ago, I did a story about the U.S. resuming deportations to Somalia. Because Immigration and Customs Enforcement wouldn’t release the number of people with deportation orders pending, I directed my query to the Executive Office for Immigration Review at Department of Justice, to see how many Somalis have been ordered deported by […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 19,2013(SDN)-Xildhibaanka ugu da’da yar Golaha Gurtidda Somaliland Xildhibaan Siciid Maxamed Cismaan { Libaaxo } ayaa loo dhariyay Golaha Gurtidda Somaliland 28-Feb-2013. Xildhibaanka ayaa Abihii Marxuum Maxamed Cismaan{Libaaxo} wax uu ka mid ahaa rukanadii uu Gollaahaasi ku taagnaa intii la aasaasayba. Xildhibankan oo ka mid noqon doona Golaha Gurtidda ayaa noqonaya xildhibankii ugu da’da […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 19,2013(SDN)-Wariyaha soomaaliyeed ee rug cadaaga ah Ahmed Hasan Cowke oo muddo dheerba looga bartay in uu ahaa wariye idaacadaha iyo TV-yaasha wararka iyo barnaamijyada ka tebiya, ayaa haatan u baqoolay waji cusub oo aan horey loogu arag, isagoo noqday atoore ama jilaa, haatan ayuuna wariye Cowke ku mashquulsan yahay filimkiisii ugu horeeyay oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Afgooye Mar 19,2013(SDN)-Hal ruux ayaa geeriyooday labo kalena wey ku dhaawacmeen ka gadaal markii fiidnimadii xalay ay shaqaaqo gacan ka hadal ah ka dhacday tuulada Qodqodey oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose sida wararka halkaasi ka imanaya ay sheegayaan. Shaqaqadan ayaa bilaabatay ka dib markii dad kasoo kala jeeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xudur Tue-19-March-2013(SDN)-Sheekh C/raxmaan Macalin Warsame, ayaa ka mid ahaa culumaaudiinka ugu magaca dheer gobolka Bakool. Maanta ayaa meydkiisa la helay. . Sida ay sheegeen dadka deegaaanka waxaa Alshabab ay dibadada soo dhigeen madaxa Sheekha iyaga oo diiday in la aaso. Alshabab ayaa Xudur la wareegtay kadib markii sadax maalin ka hor ay isaga baxeen ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
“Duqii Maarkoos waa kaa, Waddadii dayacan koray, Jidka aaran-dubatadu, Ku danbeyso weeyaan, Dawga weeye loo maro, Sannadaha dul-saarka ah, Iyo nolosha daalka ah, Dawga weeye loo maro, Duni aan tilmaannayn, Duuggeedu male yahay, Qof ku daaya mooyee, Qof ku doonayaa jirin.” Maansadii Isa-sudhan ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 19.March (SDN) Kalfadhigii labaad ee Golaha deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa Maanta ka furmay Xarunta Dawlada hoose ee Berbera. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ahna Maayarka Magaaladaasi C.shakuur Maxamud Cidin isagoo Mudanayaasha Golaha deegaanka Warbixin ka siiyay waxyaabihii maamulkooda u qabsoomay Kalfadhigii Kowaad waxaanu Yidhi “Waxaanu Magaalada ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »