Home » 8:01 am
Entries posted on “March, 2013”
Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay deegaano ay Al Shabaab dhawaan gacanta ku dhigeen ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay dib u qabasan doonaan. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonaan Gacan ku heynta Magaalada Xudur ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Munaasibad maalintay taariikhdu ahayd 11/3/2013 ka qabsoontay hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa lagu shaaciyay 56 ruux oo lagu sheegay ganacsadayaal oola yidhi waxay ku guulaysteen lacagihii deeqaha yaryar ee mashruucii baanka aduunku ku maalgalinayay ganacsatada Somaliland. Mashruucan oo soo bilaabmay bishii 11 aad ee dabayaaqadii sanadkii 2012 isla markaana lacag qadarkeeda lagu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 20,2013(SDN)- Maareeyaha Hay’ada adeega Korontada Hargeysa Maxamed Axmed Aadan (Weli Xaawo) ayaa sheegay in aanay jirin awood uu wasiirka hawlaha guud kaga qaadi karo xilkiisa isla markaana aanu shaqada kaga joojin Karin, isaga oo si adag ayaan darro ku tilmaamay in wasiirka Iyo guddida uu katirsan yahay indhaha ka laliyaan digreetaddii Madaxweynuhu Xilka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeys Mar 2013(SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Tayada Somaliland Siciid Saleebaan Mire ayaa faahfaahin ka bixiyey Habka ay adeegsadaan marka ay baadhayaan Badeecadaha kala duwan ee wadanka la keenayo iyo waxyaabaha ay dagaalka kula jiraan Hay’addaasi. Guddoomiye Siciid Suleymaan Mire oo maalinta shalay qaarka mid ah warbaahinta dalka ugu warramayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 20,2013 (SDN) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland , ayaa sifo aan sharciga waafaqsanayn ugu qeybisay hanta Ummadda ka dhaxaysay oo ku jirtay gacanta Xukuumadda , kadib markay Wershaddii Sibidhka ee Berbera ugu wareejisay dad gaar ah , kuwaas oo hadal la’aan loogu kala jaray sheerarkii iyadoo aan hantidaa qaranka ee suuqa madaw lagu kala goostay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
It needs no saying that our beloved State, Somaliland is running on the edge of the cliff, and our faith is trembling on the balance. As we are led by an octogenarian leader who had no a washing – prayer since his head hit the earth planet. Owing to that, as a punishment from Allah, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta soo gunaanadeysa dacwad lagu soo oogay mid ka mida Madax dhaqameedka Somaliland Boqor Raabi Cabdilaahi. Boqorka ayaa loo heysta in uu dhawaan booqday magaalada Muqdisho oo booqashadeeda hore xabsi ugu muteystay. Boqor Raabi ayaa ka mid ah madaxdhaqamedyada kooban e edhaliila xukuumada uu madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaamiyo. Waana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Mar 20,2013(SDN)-Dawlada China ayaa lagu eedeeyay in ay maalinba maalinta ka danbeysa la soo baxeyso farsamooyin hor leh oo ay xog uga xadeyso dalalka reer galbeedka. Hore waxa a u sameysay in ay xog ganacsi iyo mid ciidanba uga urursatay reer Galbeedka tiyoo ay China u martay Computerada iyo E-mailada oo la jabsado. Balse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington March 20 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in uu u duulo Israel markii ugu horeysay tan iyo markii dib loogu soo doortay hogaaminta Qaranka Maraykanka. Obama ayaa sidoo kale tagi doona dhulka Reer Falastiiniyiinta halkaasi oo laga yaabaa in uu kula kulmo Hogaamiyaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas Abuu Masim. Inta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nawakshot 20 2013 (SDN)– Aqaacidda Waqooyiga Afrika ayaa Sheegay in ay dileen Nin ganacsada ahaa oo u dhashay Wadanka Faransiiska kaasi oo ay ka qabteen dalka Maali Sanadkii 2011kii. Wakaalada Wararka Muruteyniya ANI ayaa soo warisay iyadoo soo xiganeysa Hogaamiyaal ka tirsan Al Qaacidda Waqooyiga Afrika in la khaarajiyay Philippe Verdon 10kii Bishan iyagoo u […]
Posted in Uncategorized | Read More »