Home » 4:27 am
Entries posted on “March, 2013”
Edmonton Police are looking for support from Edmonton’s Somali community to find a man wanted for a November, 2012 murder. Canada-wide Warrants have been issued for Hassan Isse Ismail, 30 for second degree murder in the death of Aden Ahmed, 24, on November 19, 2012 at a downtown home near 113 Avenue and 94 Street. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The State Department has put a multimillion-dollar bounty on the heads of two Americans who the United States claims belong to an al Qaeda affiliate in Somalia, CNN has learned. Posters and matchbooks in Somali and English emblazoned with the names and pictures of Omar Shafik Hammami and Jehad Serwan Mostafa tout rewards up to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Anagoo kala ah Aabo Ismaciil cabdi Xasan Rakuub,Hooyo Hibo Xasan Faarax ,Ishraax Ismacil cabdi,Fadxiya Ismaciil Cabdi,Fahima Ismacil Cabdi,cabdikariim Ismaciil Cabdi,Cabdiqadir Ismacil Cabdi,Yasmiin Ismaciil cabdi ,Samsam Ismacil Cabdi,Nimco Ismacil Cabdi,Cabdilaahi Ismacil Cabdi,Cabdirsaaq Ismaciil Cabdi, waxay Hambalyo Meher u Dirayaan ,Cabdi Casiis Ismaciil cabdi iyo Hibaaq Xasan Nuur oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa. reerki lagu waro ala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare waxa ay ka mid tahay haweenka Somaliland ee guusha ka gaadhay horumarinta naftooda iyo dalkooda, iyada oo ka mid Guddigii u horreeyay ee Doorashooyinka Somaliland ayaan bartay. Waagaas waxa ay ahayd haweenayda keliya eek u jirta guddigaas. Hadda oo aasaaska Komishanka laga joogo ugu yaraan 11 sanno ma ay dhicin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, We-20-March-2013 (somalidaispornews) – Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne) oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii Milatari ee ururkii SNM ee dalka xoreeyay, isla markaana ahaa gudoomiyihii urur siyaasadeedka Udhis ee lagu reebay qiimayntii ururada ayaa sheegay in xukuumadu ay ku hungowday wada hadaladii Somalia ee shuruucdii mabnuucaysay ka qaybgalka shirarka Somalia ay u laaleen. Mujaahid Dhagaweyne […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Garsoore Cismaan Ibrahim Daahir oo ka waramay Xukunka boqor Raabi ayaa waxa uu sheegay in xukunka boqorka loo adeegsaday xeerka ciqaabta guud, isaga oo ka hadlayana waxa uu yidhi “boqorka waxa lagu xukumay laba sanadood oo xadhig ah, waxaana loo cuskaday qodobka 212 ee xeerka ciqaabta guud, waxaanu ka qayb galay shirar ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaashamo We-20-March-2013(SDN)– Ciidamadda ilaalada gaarka ah u ah madaxweynaha maamulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia Cabdi Iley ayaa maanta duhurkii waxay si fool xun qudha uga jareen nin ganacsade ah oo alla ha u naxariistee la odhan jiray Warsame Saleeban Haybe Dubbe oo reer Somaliland ah kana soo jeeda beesha Habarjeclo Aadan Madoobe oo reer Xaaji Ah, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Wasiirka Hawlaha Guud Md.Axmed Cabdi Xaabsade oo Xog waran siiyay Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Wakiilada isla markaana ay Su’aalo daran doori ah wasiirka ku hafiyeen. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HawlahaGuud.mp3″]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa, We-March-20-2013 (SDN) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ku baaqay in go’aan laga gaadho labada xil ee uu isku hayo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C/Raxmaan Cirro. Xildhibaanku waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay wargeyska DAWAN, waxa kale oo xisbiyadda iyo xukuumadda u soo jeediyay inaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Israel 20 March (SDN) Madaxweynaha Wadanka Maraykanka Brack Xuseen Obama oo maanta booqasho uga bilaabantay Dalka Israa’iil ayaa sheegay in ameerikaanku ay sii ahaanayaan saaxiibka ugu weyn ee xulafada la ah dalka Israa’iil. Madaxweyne Obama oo israa’iil kala qayb geli doona xuska loo samaynayo sanadguuradii 65-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay dawladda Yuhuudda […]
Posted in Uncategorized | Read More »