Home » 10:20 am
Entries posted on “March, 2013”
Cadan March 21 2013 (SDN)– Hay’ada maamusha Dekada Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa amar kasoo saartay maraakiibta Soomaalida ee taala dekada Magaaladaasi in saacado looga saaro gudaha dekada. Amarkaan kasoo baxay Hay’ada maamusha Dekada Magaalada Cadan ayaa waxaa lagu wareejiyay isaga oo qoraal ah qunsulka Soomaaliya ee dalka Yemen Axmed Suudaan.Arintaan ayaa ka dambeysay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Mar 21,2013(SDN)-Wasaarada arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka ayaa shaacisay in ay lacago aad u badan ku bixinayaan cida ala iyo cidii keenta xog ku saabsan laba nin oo dhalashadoodu tahay Mareykan oo ku biiray kooxda Al Shabaab. Sawiro iyo xogo ku saabsan Cumar Shafiiq Xamaamami iyo Jihad Serwan Mustafa ayaa la dhigay boga wasaarada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In one of its first acts since beinggranted diplomatic recognition by the United States, the new government of Somalia wants the Obama administrationto shield a former general and prime minister from a suit that foundhim responsible for atrocities a quarter century ago. During the 1980s, Gen. Mohamed Ali Samantar commandedmilitary forces that carried out a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As we mark World Water Day (WWD) today (22 March 2013), shocking figures show that a child dies every 20 seconds from a water and sanitation-related disease, a Red Cross report published today says. According to the charity’s ‘Getting the balance right’ report, a further 2.5 billion people around the world do not have […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu na waa wixii suurogal ah oo kula gudboon, ma aha wixii aad lexejeclo u qabto ee waa wixii had iyo goor dantu ku jirto, ayada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Asalama Calaykum Waraxma Salaanta Islamka Ka Dib Guud Ahaan Dadka Akhrista Qoraalkan Kooban Ee Taariikhda Ah Iyo Guud Ahaan Shucuubta Somaliyeed Waxaan Leeyay Iga Gudooma Salaan. Intaa Ka Dib Wixii La Qoro Ayaa Maalmo Sii Jooga Wixii Aan La Qorina Waxba LagumaFalo Ama Waaba La Ilaabaa Marka Ama Cimrigi Alle Qofkaa Ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Vocational training funded by the U.S. African Development Foundation opens the door to good jobs for more than 300 youth in Somalia’s capital, Mogadishu. In Somalia’s coastal capital, Mogadishu, vocational training funded by the U.S. African Development Foundation (USADF) has opened the door to good jobs for more than 300 youth, such as these shown […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU, Somalia — Isaq Ahmed lifted his head from his hands, his eyes clouded with tears, as he looked at the crowd gathered near the twisted wreckage from a car bomb blast that ripped open buildings and killed at least seven people in Somalia’s capital this week. As smoke filled the air, the 30-year-old car […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Danta Galbeed March 21 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Maraykanka Brakc Obama ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu la kulmo Hogaamiyaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas Abuu Masim kaddib booqasho uu ku tagay Bariga Dhexe. Obama oo shalay gaaray deegaanada ay ka taliyaan Maamulka Isreal ayaa waxaa la filayaa in kulanka uu la yeelanayo Maanta Maxamuud Cabas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe March 21 2013 (SDN)– Kadib markii shalay ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ay gacanta ku dhigeen shan hablo oo la sheegay in laga soo afduubtay deeganada koonfurta Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa faah-faahin ka bixiyay Wasaarada haweenka ee Puntland. Agaasimaha waaxda daryeelka caruurta Aamino Maxamuud Nuur ayaa sheegtay in hablahaan lagu qabtay Koontaroolka Magaalada Garoowe […]
Posted in Uncategorized | Read More »