Home » 5:12 am Entries posted on “March, 2013”

Warbixin:Soomaali ay saameeyeen dagaaladii Sokeeye oo New Zealand la qabsan kari waayay

Wellington Mar 22,2013(SDN)-Soomaali faro badan oo qoxootinimo ku tegay dalka Zew Zealand ayaa waxa ku adkaaday noloshii dalkaasi,sida lagu xusay warbixin ay daabacday Jaamacada Canterbury. Xasan Ibrahim oo ah ardey Jaamacada ka barta culuunta waxbarashada oo diyaarinaya shahaadada PhD oo warbixinta isku dubo riday ayaa sheegay Soomaalida sida ba;an uganmuuqato la qabsasho xumida ayaa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadaad caan oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Masjid kuyaalla Magaalada Dimishiq ee caasimad Syria

Dimishiq March 22 2013 (SDN)– Ugu Yaraan 41-ruux ayaa ku geeriyootay oo uu ku jiro Sheekh Maxamuud Al-Buti oo ahaa Imaamkii Masjid kuyaalla Magalada Dimishiq oo qarax xoogan ka dhacay. Wakaalada Wararka Sana aya sheegtay in qaraxa ka dhacay Masjidkaasi uu ahaa mid ay ka danbeeyeen Kooxo Argagixiso ah waxaana ay tilmaamtay in kooxahaasi ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Cusub ee Shiinaha oo booqan doona dalka Ruuska

Bejin March 22 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jipin ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago dalka Ruushka halkaasi oo uu kula kulmi doono hogaamiyaasha wadankaasi. Mas’uuliyiinta wadanka Shiinaha ayaa shaaciyay in Madaxweynaha Shiinaha uu la kulmi doono dhigiisa dalka Ruuska Valadamer Putin kaasi oo ay kawada hadli doonaan Xiriirka labada dowladood ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Refugees Struggling To Integrate in NZ,Because Of Civil War Trauma

Many Somali refugees who suffered major trauma during their country’s civil war and subsequent refugee flight have struggled to integrate into New Zealand society, a University of Canterbury (UC) researcher has found. UC PhD education student Hassan Ibrahim says those refugees with the greatest apparent level of recognised need and vulnerability were those with the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ambasadoor Cabdifataax Siciid Axmed Guleed oo ka waramaya Shirka Somaliya loo qabanayo Bisha May iyo samayntay ku leyahay Somaliland Dawasho wacan

London 22March13 (SDN)Ambasadoor Cabdifataax oo ka waramaya Shirka Somaliya loo qabanayo Bisha May iyo samayntay ku ledahay Somaliland Dawasho wacan

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijka Ii Wad Sheekada waxa daadihin doonaan saxafiga da’da yar ee Maxamed Siciid Asahaaf iyo fanaanada Nimca Degan daawasho wacan

London 22March13(SDN) Barnaamijka II Wad Sheekada waxa idiin daadihin doonaan saxafiga da’da yar ee Maxamed Siciid Asahaaf iyo fanaanada Nimco Degan. Dawasho Wacan

Posted in Uncategorized | Read More »

Evaluating Haldoor Event in Hargeisa‏

Recently an event called named as Haldoor has been held in Hargisa, which is attended as a guest of honour by Somaliland president. According to a survey poll conducted in London 95 % of the Somalilanders criticized the event due to the absences of a fair manner on selection method and alleged a different opinion […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbul-xaakimka KULMIYE oo Ka Hadlay Saan-saan Ay Sheegeen Inay Soo Dedejinayso Cimriga Golaha Deegaanka ee Gabiley

Gabiley Mar 21,2013(SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi ayaa sheegay in Maamul Xumo baahsani ka jirto xafiiska dhulka ee dawladda hoose ee Gabiley taasi oo sababtay isku dhacyo dhawr ah oo ka dhashay khilaaf dhuleed kuwaasi oo khalkhal galiyey ammaanka guud ee gobolka gaar ahaana Magaalada Gabiley. Guddoomiyaha KULMIYE ee Gabiley […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Salaaddiinta Awal Bari oo Ka Hadlay Dhul Beereed Lagu Eedeeyey In ay Weerareen

Hargeysa Mar 21,2013 (SDN) Qaar ka mid salaadiinta, xildhibaanada iyo waxgaradka ka soo jeeda Beel-wenta Ciise muuse ayaa jawaab adag ka bixiyey muran ka bilaabmay dhul beereed ballaadhan oo ku yaalla Agagaarka Tuulada Sheekh Abdaal oo ay shirkadda Sharaabka ee SBI-du hore u sheegtay inay leedahay. Waxgaradkan ka soo jeeda Deegaanka Gobolka Saaxil iyo Bariga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Olaha ka dhanka ah Kufsiga oo Hoos u dhigay Heerkii Kufsiga (Warbixin)

Muqdisho March 21 2012 (SDN)– Tan iyo markii uu bilaawaday Ololaha La dagaalanka Kufsiga iyo Xadgudubyada loo geysanayo Haweynka Ku dhaqan Xiryaha Barakacayaasha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la dareemayaa in hoos u dhac weyn uu ku yimid kufsigii ka dhicijiray Xiryahaasi. Ololahaasi waxaa horkaceysay Xildhibaanada heerka qaran Caasho Xaaji Cilmi taasi oo ah haweeney […]

Posted in Uncategorized | Read More »