“Every night, they took all of us girls to [interrogations]. They would separate us and beat us. The second time they took me, they raped me… All three of the men raped me, consecutively”. Human Rights Watch (HRW) report in Collective Punishment, along with 15 other female students, this innocent 17 year-old Ogaden girl, was […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The international community at large shares an identical vision with regards the definition of justice system and democracy, but it appears it have diverse classification. Below is a simple proof for what I said on the above. This week a court in Hargeisa has sentenced two years jail imprisonment a famous traditional leader (Boqor Raabi) […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka March 22 2013 (SDN)— Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxeysaa dagaal maanta ka dhacay Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelada Hoose. Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka ee Magaalada Marka Cabdi Salaan Max’ed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalka uu u dhexeeyey ciidamo maleeshiyo ah oo dhawaan la sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 22March13(SDN)Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka xafladan oo ahayd mid sanadkiiba mar la qabto lana gudoonsiyo shahadooyin sharaf ayaa waxa ka soo qayb galaya dadwayne aad u tiro badan oo ku dhaqan dalkan uk waxana khadka telefoonka kala qayb galay Duqa caasimada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22 March (SDN) Wefti ka socda Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa iyo wadamada Qaadhaan-bixiyeyaasha, ayaa Maanta booqasho yimid Caasimada Hargaysa iyagoo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Weftigan oo ay madaar ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan Xukuumada Somaliland, waxaana la filayaa in ay la kulmaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala March 22 2013 (SDN)– Warbaahinta Dalka Uganda ayaa shaacisay in Afhayeenkii hore ee ciidamada Uganda Felix Kulayigye laga qaaday xilka oo uu hayey dhowrkii Sano ee la soo dhaafay. Wargeyska The Observer ee ka soo baxa Dalka Uganda ayaa qoray warbixintaan sheegeysa in la badalay Afhayeenkii ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan. Wargeyska ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka March 22 2013 (SDN)— Dagaal u dhexeeyay Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka qaraxay Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose. Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu ka bilaawaday Magaaladaasi iyadoo dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayaan labada dhinac […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 22 2013 (SDN)— Sida ay daabacday wakaalada wararka ee AFP ciidamada midowga Africa ee dagaalka kala horjeeda ciidamada Alshabaab ayaa isku diyaarinaya sidii ay ula wareegi lahaayeen degmada Xudur oo dhawaan markii ay ka baxeen ciidamada Ethiopia ay la wareegeen ururka Alshabaab. “Waxaan gurmad u direynaa si ay u hubiyaan deegaanada Baay iyi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho March 22 2013 (SDN)— Xilli shalay Muqdisho uu ka dhacay shir looga hadlayay xeerka Saxaafadda Soomaaliya isla markaasin ay soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayna ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa arimihii kulankaasi lagu gorfeeyaay waxaa qeyb ka ahaa de,dejinta sharci hogaamiya Saxaafadda Soomaaliya. Ku xigeenka wasiirka war faafinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tokiyo Mar 22,2013(SDN)-Burcad Badeed Soomaali ah oo ku jira gacanta dawlada Japan ayaa Maxkamadeyntoodii lagala kulmay caqabado dhanka turjumaantooda. Japan oo ay ka diiwaangashan yihiin in ka badan afar kun oo turjumaan ayaa la waayay cid Burcada u turjunta. Kolkii la waayay turjumaan Soomaali ah ayaa la isku dayay in bal dacwada loo turjumo English […]
Posted in Uncategorized | Read More »