Home » 5:17 am
Entries posted on “March, 2013”
Kismaayo March 24 2013 (SDN)– Kagadaal markii Shalay uu bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose uu ka dhacay qarax xoogan ayaa saakay Magaaladaasi waxa ka soconaya howlgal lagu xaqiijinayo Amaanka islamarkaana lagu soo qabanayo dadkii ka danbeeyay qaraxii shalay dhacay. Ismaaciil Dhuxuloow oo ah madaxa amniga maamulka KMG Gobalada Jubbooyinka ayaa saxaafada usheegay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xeraale March 24 2013 (SDN)– Faah-faahino ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geestay oo ka dhacay Degmada Xeraale oo ka tirsan Gobalka Galgaduud kaasi oo ay khasaaro kasoo gaartay caruur yar yar. Qaraxa oo ahaa noociisa miino mar hore meesha ku aasneyd ayaa caruur dhiganaysay dugsi qur’aan waxa ay gargaraaceen goobta ay ku aasneyd miinada taasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mar 24,2014(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramayaa sababihii ku dhaliyay in uu siyaasada ku biiro iyo caqabadihii uu kala kulmay mudadii uu ku gudo jiray ku biirida siyaasada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/jamal1.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA MUXARAXA MADAXWEYNE […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bringing local news to local residents — that’s the idea behind KVSC Radio’s latest project. St. Cloud Somali Radio, set to launch Monday, will combine news and music made by and for the Somali community. “They’re humans, they’re individuals, they have a story to tell, and I think it’s very important that they’re heard,” said […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka — Somali armed forces stationed in the coastal city of Marka clashed on Friday leading to deaths and injuries, Garowe Online reports. According to Abdiqadir Mohamed Nur Governor of Lower Shabelle region, government troops clashed after a faction with clan ties battled with fellow government soldiers. Governor Abdiqadir requested that the Ministry of Interior […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dubai 24March 13 (SDN) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa gaadhay Magaalada Dubai ee xarunta Imaaraadka Carabta. Weftiga oo diyaarad khaas ahi ka qaaday Madaarka diyaaradaha Berbera, ayaa waxa madaarka diyaaradaha ee Dubai, waxa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka mid ah dawladda Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo madaarka ku sii diyaar ahaa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera Mar 23,2013(SDN)-Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa u kicitimay Imaaraadka Carabta ka dib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen Imaaraadka Carabta, waxa uu safarkani qaadan doonaa mudo laba ama saddex Cisho ah.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23 March.(SDN) Inta badan deegaanada hoos yimaadda degmada Balligubadle ee Gobolka Hawd ayaa habeenimadii xalay waxaa ka da’ay roobab lixaad leh kuwaasoo maansheeyey meelahii ay hore biyo yaraanta iyo xaalufku ka taagnaayeen. Mayorka magaalada Balligubadle Md Cabdi iimaan Jaamac oo maanta kormeeray qaar ka mid tuulooyinka ay raxmaddu saamaysay ayaa waxa uu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm March 23 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaarada Arrimaha Dibadda Sweden ayaa waxaa lagu shaaciyay danjiraha cusub ee dalkaasi u fadinaya dalka Soomaaliya oo hada dowladda cusub ee hogaanka qabatay. Warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in Danjire Mikael Lindvall uu yahay safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baladweyne March 23 2013 (SDN)— Wafdi la sheegay in uu ka socdo Qaramada Midoobay ayaa manta gaaray magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan oo ay kulamo kula qaateen Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda. Hay’adahaani oo qeybo badan isugu jira ayaa waxaa ka mid ah WFP waxaana ujeedkooda lagu sheegay in ay dib u eegis ku sameeyaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »