Home » 2:53 am Entries posted on “March, 2013”

Meeliishaad dad ku laayay Bariga Nijeria

Ganye Mar 25,2013(SDN)-Shan iyo labaatan qof ayaa ku  dhintay weeraro ay dablay hubaysani ku qaadeen Saldhig bilaysku leeyahay iyo  banki magaalada Ganye ee ku taala bariga dalka Nayjeeriya. Wakaalada wararka  ee france press  ayaa sheegtay, in taliyaha ciidanka Bilayska magaalada Adamawa, Maxamed Ibraahiim uu u sheegay, in  shan iyo labaatanka qof ee weeradaa ku dhintay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faransiiska ayaa ugu baaqay golaha amniga Qaramada midoobay inuu isugu yimaado fadhi ay kaga arimiyaan xaaladda dalka Jamhuuriyada badh-tamaha Afrika

New York Mar 25,2013(SDN)-Faransiiska ayaa ugu baaqay golaha amniga Qaramada midoobay inuu isugu yimaado fadhi ay kaga arimiyaan xaaladda  dalka Jamhuuriyada badh-tamaha afrika ka dib markii ay falaagada hubaysani soo galeen  caasimada  dalkaasi ee Bangui. Af-hayeenka madaxtooyada Faransiiska ayaa waxa uu sheegay in xukuumada  Pariis ay ugu baaqday dadkooda jooga dalkaasi inay ku  joogaan Guryahooda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Boobe Qoraallada Ha daayoo Toos Mucaarid Haw Noqdo Ama Ha Iska Aamuso

Waxaan aad u akhristay maqaaladda Boobe. Kuwiisii hore aad bay ii soo jiiteen, imikase siday u eeg tahay isagaa is maax duminaya sababtoo ah xataa mucaaridkii dhabta ahaa ee ummaddu igmatay ayuu leeyahay iyaguna xataa way qaldan yihiin, oo wuxuu u ekaaday uun nin isagu leh “Anigaa keligay saxsan”. Haddaba Boobe waxaan leeyahay, Mucaaridkani waa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agaasimaha tviiga qaranku wuu ka soo baxay xilkiisii ha laga daayo afgaadada

Asww warabaahinta sida fiican warka noogu kala tabinaysa waxaanan leeyahay waa mahadsan tihiin. Waxaan jecel ahay in aan in yar ka idhaahdo tviiga qaran oo runtii ah halbowlaha qarankeenan somaliland oo haddii aanu jiri lahayn wax badani inagu seeganaan lahaa dhinaca war baahinta gudo iyo dibadaba. Hadaba maalmahan u danbeeyey ayaan waxaan ku arkaayey warbaahinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wafdi horudhac ah oo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano oo lagu soo dhoweeyey Kismaayo

Kismaayo, March 24,2013(SDN)-Wafdi ballaaran oo horudhac u ah wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, Xildhibaano, iyo saraakiil ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey guddoomiyaha maamulka kumeel gaarka ah ee gobolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Macadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Macadada Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka

Hargeisa-Sun-24-March-2013-{Somalidaispornews} Gudoomiyaha Mahadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Mahadda Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka gaar ahaan waxbarashadda master-ta wadamada ay ka midka yihiin Ethopia Kinya Yugandha. Guddomiyuha ayaa warbixintan ka sheegay kulan uu saxaafada ugu qabtay magaalada Hargeysa. wax uu sheegay in ayna halkan ku bixin shahadda master-ta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: The scandal surrounding the 1st Round of the World Bank Grants (SBF)

HARGEISA (SDN)- A large number of our readers have written to us and drew our attention to the way the 1st round of the Somaliland Business Fund was handled by the World Bank and the implementing agency Landell Mills. There has been a considerable disappointment causing negative feeling among the business community in Somaliland as […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada hoose oo Shaqaalaheeda Cashuuraha Dirays u qaybisay iyo Maayar ku xigeenka oo baaq u diray Shacabka Hargaysa

Hargaysa 24.March (SDN) Maamulka Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta u qaybiyay laba boqol iyo konton Cashuur qaade Dirays ay ugu talo galeen in loogu garto . Ku Simaha duqa Caasimada ahna Maayar ku Xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo Hoolka Dawlada Hoose kula hadlayay Shaqaalahan ayaa Tilmaamay Waajibaadka laga rabo ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka oo Si weyn looga Xusay Somaliland

Hargaysa 24.March (SDN)   Xuska Caalamiga ah ee Maalinta Qaaxada Adduunka oo Sannad kastaba lagu xuso adduunka Maantoo kale ayaa lagu qabtay Munaasibado Arrintan la xidhiidha Gobolada dalka. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamud Axmed Bare Garaad ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta Qaaxada Adduunka oo lagu qabtay huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 10 Arday oo Digriigii labaad ka qaatay Jaamacada Hope

Hargaysa 24.March (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuriyada Somaliland M Mud,C/raxmaan C/llahi Ismaaciil Saylici ,ahna Ku simaha Madaxweynaha JSLand  ayaa maanta  Shahaadooyin Gudoonsiiyey  Toban arday oo ka qalin jebiyey  Degriiga  labaad  Jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa. Xaflada ardayda lagu Gudoonsiinayey shahaadooyinka oo lagu qabtay huteel Maan-soor ee magaalada Hargaysa,ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda […]

Posted in Uncategorized | Read More »