Home » 7:43 am Entries posted on “March, 2013”

Faroole Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay Xalinta Khilaafka Ka Taagan Maamulka Jubaland

Garoowe March 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xalinta khilaafaadka kala duwan ee ka taagan maamulka Jubaland ee iminka shirarkiisa ay ka socdaan Magaalada Kismaayo. Isaga oo ka hor hadlaye mudanayaasha Baarlamaanka ee maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in hadii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gabar Wariye Ah oo Xalay Lagu dilay Magaalada Muqdisho

Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Kooxo hubaysan ayaa xalay waxa ay Magaalada Muqdisho ku dileen gabar la sheegay inay la shaqeynaysay Radio Cabudwaaq oo kamid ah Idaacadaha maxaliga ee ka shaqeeya Degmada Caabudwaaq. Iyadoo dilka Gabadhaasi warar kala duwan ay kasoo baxayeen ayaan waxaan la xiriirnay Agaasimaha Radio Caabudwaaq C/kariin Axmed Bulxan,isaga oo sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool Britain oo ka waramay Mustaqbalka Somaliland(DHEGEYSO)

London Mar 22,2013(SDN)-Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa wareysi dheer oo aanu dhawaan la yeelanay waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid yihiin marxaladihii kala duwanaa ay Somaliland Soo martay. Cabdi waxa kale oo uu ka warbixiyay caqabadaha hortaagan aqoonsi ay hesho Somaliland iyo sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud: Hadii Aan Nabad Jirin Nolol Majirto

Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in amnidarada jirta ay saameyn weyn ku yeelan karto hay’adaha Dowladda. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay meel aan amaan ka jirin inuusan ka jirin nolol xitaa culimada aysan masaajidka cibaadeysi utagi karin.Madaxweynaha ayaa ku sifeeyay nolosha heer waliba oo ay leedahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

ALLAHA u naxariisto: Mohammed Ali Roble oo ku geeriyooday magaalada Minneapolis, MN

Inaa Lillaahi – wa inaa Ilayhi Raajicuun: ALLAHA u naxariistee waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota ku geeriyooday nin caan ah oo ka mid ahaa qoysaskii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay soo degitaanka magaalooyinka mataanaha Minneapolis iyo St. Paul, ee gobolka Minnesota. Marxuumka oo magaciisa la yiraahdo Mohammed Ali Rooble – waxaa uu ahaa maamulihii hore  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Blood Tears Of Merka

The late deceased President of Kenya Mr.Jomo Kenyatta once said, when the colonialists came to Africa. They gave us the Bible and told us to close our eyes. After we had opened our eyes, we were holding the Bible and they were holding our Land. We, the diaspora community from the Lower Shabble Region with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fanaaniin Isugu jira Soomaali iyo Ajaanib oo Shalay Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Faaniin isugu jira Soomaali iyo Ajaanib ayaa maanta Muqdisho soo gaaray ayagoona lagu soo dhaweeyey garoonka Adan Ade International Airport ee Magaalada Muqdisho. Fanaaniintani oo ay hogaaminayeen fanaaniinta Soomaaliyeed ee Waayaha Cusub ayaa safarkooda waxaa ku wehliyey fanaaniin u kala dhashay Wadamada Mareykanka, Afgaanistaan, Kenya Iyo Ethiopia. U jeedka fanaaniintani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Xog waran Siiyay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada(DHEGEYSO)

Hargaysa Mar 25,2013(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FADAL1.MP3″]  

Posted in Uncategorized | Read More »

Xamid Karzi oo Doxa u tegaya in uu wadahadal la furo Taalibaan

Doxa Mar 25,2013(SDN)-Wasaarada arimaha dibadda dalka af-ganistaan ayaa maanta  sheegtay in Madaxweyne Xaamid Karazaay uu Bishan  uu socdaal ku tegi doono dalka Qadar, soc-daalkaas oo dulucdiisu  ay tahay siday u suura geli karto  in  wada hadalo  nabadeed uu  ula furo xarakada daalibaan. Af-hayeenka wasaarada  arimaha dibada dalka af-ganistaan  waxa uu shir jaraa’id oo uu maanta  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dabley hubeysan oo weeraray degaano ku yaal Koonfurta Bari ee dalka Congo

Lokombaashi Mar 25,2013(SDN)-Dablay hubaysan ayaa lagu soo waramay inay weerar ku soo qaadeen magaalada Lokombaashi eek u taala koonfur bariga dalka Kongo. Hase ahaatee lama sheegin cid  weerarkaasi  wax ku noqotay. Wararku waxa ay sheegayaan in kooxdan dablayda ah  ee weerarka soo qaaday ay ka tirsan yihiin maleeshiyada  May- May-ga uu cabsi  weyn ku abuuray […]

Posted in Uncategorized | Read More »