Home » 8:23 am
Entries posted on “March, 2013”
Internally displaced people in Somalia are suffering sexual violence and other forms of abuse, reports the Human Rights Watch (HRW) campaign group. The abuse takes place at the hands of armed groups, including government forces, it says. In the report, women who fled famine and conflict describe being gang-raped in camps in the capital, Mogadishu. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27March (SDN) Dowladda Ingiriiska oo ka hadashay shirka dhici doona bisha May 2013 ee ay wada qaban doonaan dowladdaha Soomaaliya iyo Ingiriiska ee ka dhici doona magaaladatan London ugaara qurbejoog.com daawasho wacan, Insha’Allah. Mahadsanidiin
Posted in Uncategorized | Read More »
London March 27 2013 (SDN)– Wakiilka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Qaarada Africa Mark Simmonds oo la hadlay Warbaahinta dalkaasi ayaa waxa uu sheegay in dolwadiisu ay wado qorshe ay Somaliland uga dhaa dhacsiineyso ka qeybgalka Shirka London ee dhici doona Bish May ee soo aadan. Mark Simmonds ayaa carabka ku dhuftay in Ingiriisku uu xil […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi March 27 2013 (SDN)– Sida saraakiisha hay’ada xaquuqda aadanaha ay sheegeen xadgudubyada ayaa waxaa geysanaya rag hubeysn oo ku lebisan dareeska ciidanka dowlada Soomaaliya. Warbixinta ayaa tilmaameysa in haweenka inta badan ka barakacay Gaajada iyo colaada ee ku jira xerooyinka Barakacayaasha Muqdisho ayaa hadana waxaa la sheegaya in si weyn ay kaga cabanayaan kufsi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dooxa March 27 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka qeyb galay Furitaanka Shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha waxaa wehelinayey Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleymaan,Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Maxamed Nuur Gacal, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qadar Ambassador Cumar Sh. Cali Idriis iyo Ambassador […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Mar 27,2013(SDN)-Sirdoonka dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay fashiliyeen afduub ay kooxda Al Shabaab damacsaneyd in ay ka fuliyaan guddaha dalka Itoobiya. Sirdoonka Itoobiya waxa ay sheegeen in afduubka lala damacsanaa shaqaalada Qaramada Midoobey ee ka hawgala dalka Itoobiya. Sidoo kale waxa xabsiga la dhigay sideed ruux oo lagu eedeeyay in ay damacsanayeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
waxaan aad u salaamaya dhamaan umadda somaliyeed,waxaynu isku dayi doonaa bal in aynu wax ka taataabano xanuun ka mida xanuunada dishooday hooyooyinka somalida ah, waa xanuunka Sonkorta oo dhib ku haya hooyada uurka leh. Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Mar 27,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa intii uu xilka qabtay waxa siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland hareeyay tuhuno iyo turunturooyin siyaasadeed oo sawir ka muujinaya hab dhaqankiisa hogaan ee uu caanka ku ahaa mudadii uu bulshada hor yimi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Siyaasada arrimaha Dibedda ee Somaliland waxa uu ku weday habacsanaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ADDIS ABABA (Reuters) – Ethiopia’s intelligence agency said on Monday it has detained eight members of Somalia’s al Shabaab Islamist militant group who it accused of plotting to kidnap U.N. workers. The arrests were the latest in a crackdown on people charged with having links to fighters in neighboring Somalia, where Ethiopia has deployed troops […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Somali terrorist with ties to Al Qaeda whose capture and interrogation aboard a United States naval ship in 2011 fueled debate about the Obama administration’s counterterrorism tactics secretly pleaded guilty in Manhattan and has been cooperating with the authorities, court documents released on Monday show. The terrorist, Ahmed Abdulkadir Warsame, served as a military […]
Posted in Uncategorized | Read More »