Home » 5:05 pm Entries posted on “March, 2013”

Waa Barnamijkii Rayiga Dadweynaha oo aan Maanta ku Wareysaney Radio Tusan Agasimaheeda Khadar

Waa Barnamijkii Rayiga Dadweynaha oo aan Maanta ku Wareysaney Radio Tusan Agasimaheeda Khadar soo saristii qurbejoog.com wariye Mohamed jamac luqmaan.

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo hogaaminayay oo dalka dib ugu soo laabtay kana waramay Safarkii ay ku tageen Imaaraadka Carabta

Hargaysa 27 March (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefdigii uu hogaaminayey ee socdaalka ku joogay dalka imaraadka carabta ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka diyaaradaha madaarka magaalada berbera si balaadhan loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisu waxay Salaan Sharaf ka qaateen Cutub ka tirsan Ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo muu-diidin inuu qaabilo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe…Xoghayaha Xisbiga UCID Axmed Aadan Ismaciil ( Kayse Gurey)

London 27March12(SDN)waraysi uu siiyey Axmed Aden Ismaaciil (Kayse Guray) oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid oo hadda ku sugan magaaladda London oo aan dhowr su’aalood weydiiyay. Kuwaas oo ay ka mid ahaayeen sida uu a arko safarkii madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisu ay ku yimaadaan magaaladda Abu-dabia ee dalka Imaaraadka Carabta; kulanka la sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Shir ay Wasaaradiisu ku naaqishayso Wixii u qabsoomay & Qorshahooda ku talo gal

Hargaysa 27.March (SDN)   Wasiirka wasaarada caafimaadka JSLand Mud, Xuseen Muxumed maxamuud ayaa maanta Huteel Maansoor ka furay shir lagaga hadlayey wax-yaalihii u qabsoomay  wasaarad ahaan 2013 iyo qorshaha wax-qabadka sanadkan 2013. Wasiirka oo ka hadlay furitaankii shirkaasi ayaa waxa uu sheegay, shirkani uu yahay shirkii caadiga  ahaa ,kaas oo saddexdii biloodba aynu  ku eego waxyaalaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii Wasiirka Gaashaandhiga ee Socdaalka ku tagay Degmada Xariirad oo dib ugu laabtay Magaalada Boorama

Hargaysa 27.March (SDN)  Weftigii ka socday xukuumadda Somaliland ee  uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Md Axmed Xaaji Cali Cadami oo mudooyinkaba socdaal hawleed ku marayey buuraleyda sadex geesoodka ah ee Xariirad ayaa maanta dib ugu soo guryo noqday xarunta Gobolka Awdal ee Boorame.  Xubnahan wefigan oo ay ka mid yahini wasiirada wasaradaha duulista iyo hawada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maareeyaha Telefishanka Qaranka S.land oo isku Shaandhayn ku sameeyay Agaasinka Tvga iyo Xil Cusub oo uu soo kordhiyay

Hargaysa 27.March (SDN) Maxamed Xuseen Cali oo ahaa Madaxii Wararka ee Telefishanka Qaranka ayaa Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Khadar Cali Gaas Waxa uu u  magacaabay inuu noqdo Tifaftiraha Guud ee Somaliland National Tv. Sida uu Warkani Sheegayo Maxamed Xuseen Cali oo ka mid ah Ruug cadaayada ka Hawl gala Wasaarada Warfaafinta iyo Telefishanka Qaranka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxo Hubeysan Oo Wiil 12-sano jir ah Ka Afduubtay Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug

Galkacyo March 27 2013 (SDN)–Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay afduub ka geysteen Magaaladaasi. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in kooxahan hubeysan ay Wiil 12-sano jir ah ka afduubteen Magaalada Galkacyo kaasi oo xiliga la afduubadanay ku sii jeeday dugsi sida wararku sheegayaan. Afduubka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

Johar March 27 2013 (SDN)– Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe. Xilbaanadan oo ka kooban 17-mudane ayaa ka anbabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo safarkoodu dhanka  dhulka uu ahaa waxayna ay siimareen Magaalada Balcad oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Ujeedka safarka Xildhibaanadan oo ka soo jeeda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sierra Leon Oo Kun Askari U Soo diray Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya

 Freetown March 27 2013 (SDN)– Sida ay qoreen wargeysyada ka soo baxa dalka Sierra Leon dowladda dalkaasi ayaa diyaarisay ciidamadii ay u soo diri laheyd howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya. Hogaamiyaha dalkaasi Ernest Bai Koroma ayaa sheegay in ay diyaariyeen Kun Askari oo ay uga qeybqaadanayaan howgalka AMISOM ee hada ka soconaya Soomaaliya. Ernest […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sierra Leone troops all set for Somalia mission

After a long delay, Sierra Leone’s contingent to the African Union Somalia peacekeeping force (Amisom) AMISOM is set to depart for the country. President Ernest Bai Koroma was on hand Monday to bid farewell to the troops in their “historic expedition to Somalia”. Back in December 2010, the government had pledged to contribute an infantry […]

Posted in Uncategorized | Read More »