Home » 10:10 pm
Entries posted on “February, 2013”
Moscow Feb 25,2013(SDN)-Wasiirka arimaha debada ee dalka Suuriya ‘’Waliid Al Mucalim’’ ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay caasimada Moosko ee dalka Ruushka, halkaas oo uu wada xaajood kula yeelanayo dhigiisa dalkaas ‘’Seergee Laafaroof’’. Labada Wasiir ayaa la sheegay inay ka wada hadli doonaan mashaqada ka taagan dalka Suuriya sidii loo sugi lahaa ammaanka muwaadiniinta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lagos Feb 2013(SDN)-Lix ruux ayaa ku qudhbaxay weerar ka dhacay degmada Najaala oo ku taala waqooyiga bari ee dalka Nayjeeriya. Weerarkan ayaa la sheegay inay ku kaceen dad hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ka dib markii ay tacshiirad ku fureen qaar ka mid ah dadka deegaankaas. Afhayeen u hadlay ciidanka dalka Nayjeeriya ee gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo — One day after the community led Jubaland state convention was postponed prior to clashes in Kismayo, the Somali Federal Government announced that it would be holding its own Jubaland state convention, Garowe Online reports. Interior Minister Abdikarim Hassan Guled spoke to media on Sunday and stated that the government wasn’t involved in the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A criminal asylum seeker is suing the Government for £50,000 claiming their persistent attempts to deport him from Britain has left him unable to sleep and psychologically scarred. Abdirahman Ajab, who has a string of previous convictions, says his treatment has given him ‘mental problems’ and ‘nightmares’ so the Home Office ‘owe’ him. The 30-year-old […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 25Feb13(qurbejoog)waa barnaamijkii KULAN GAAR AH doorkana waxaa noogu martiya Gudoomiyaha ururka isku xidhka islaamka ee uk Dr Axmed Makhduum waxaanu sharaxayaa waxa laanta uruku ay ka qabato Uk iyo sababta loo Aasaasay iyo waliba sida uu u arko Jaaliyada Soomaaliyeed uu dhaqan dalkan Uk daawsho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb (SDN) Kulan ay ka soo qayb galeen wasiirada xanaanada xoolaha Dr.Cabdi Aw Daahir, Qorshaynta Dr, Sacad cali shire,Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga iyo masuuliyiin kale, laguna ambabixinayey kow iyo konton xubnood oo isugu jira Dhakhaatiir iyo kal-kaaliyayaal ka tirsan wasaarada xanaanada xoolaha ,oo ka hawlgalaya caafimaadka xoolaha ee gobolada iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb (SDN) Shirweynihii Ururka Haweenka Qaranka ee Now ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee Magaalada Hargaysa iyadoo mar kale dib loogu doortay hogaankii hore ee Ururka Now. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa tilmaantay doorka Ururka Now ay kaga Jiraan dhismaha qaranka waxaanay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb (SDN) Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Saareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa maanta ka gudoomay Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse Deeq Timir ah oo loogu talo galay Ciidamada Qaranka. Deeqdan oo dhamayd Shan Boqol oo Tanakadood waxaa Munaasibada Gudoonsiinteeda ka hadlay Suldaan Ismaaciil Suldaan C.raxmaan Suldaan C.laahi oo Bulshada ka dalbaday inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In dhowaalaba shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan dadka waxgaradka ah waxay isla dhex marayeen xan ku aadan inuu jiro khilaaf marba marka ka sii dambeysa soo baahaya oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, khilaafkaasi oo salka ku haya loolan xagga awooda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Feb 25 2013 (SDN)– Dagaal 23-2-2013 ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac dagaalkaasi oo u dhexeeyey ciidamo beeleed ku sugan magaalada. Mudooyinkii dambe waxaa ku qul qulayey magaalda kismaayo ergooyin aad u fara badan si ay uga qaybgalaan shirka maamul u-samaynta Gobolada Jubooyinka. Ugu horeyn, maamulka Puntland waxa uu cambaraynaya dagaalka Kismaayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »