Home » 5:40 am Entries posted on “February, 2013”

Nin Soomaali ah oo Dacwad ku soo oogay La’aanta Socdaalka Britain(qiso la yaab leh)

London Feb 26,2013(SDN)-Nin Soomaali ah oo sugaya in dalka Britain laga mustaafuriyo ayaa dacwad la yaab leh oo ka dhan ah la’aanta socdaalka u guddbiyay maxkamad London ku taal. Ninkan oo hore denbiyo ay ka mid yihiin Dhac iyo qafaalsho loogu helay ayaa haatan waxa uu ku dacwiyeyaa in dawlada Britain ay maskixiyan wax yeeshay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isbaheysiga Mucaaridka Jabuuti ee USN oo isu soo bax balaaran sameeyay(DAAWO)

Jabuuti Feb 26,2013(SDN)-Isbeheysiga ay Mucaaridka Jabuuti ku midoobeen ee USN ayaa isu soobax la isla gabal dhacsaday ku qabtay Jabuuti. Mucaaridka ayaa diidan natiijada doorashooyinkii Jabuuti ka dhacay Jimcihii ina dhaafay.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in wax dhibaato aysan ka jiran Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose

Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay arrinta Magaalada Kismaayo iyadona sheegtay in xaalada Magaaladaasi ay tahay mid wanaasan oo aysan dhibaato ka jirin. C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Kismaayo isaga iyo wafdi kale oo ka tirsan wasiirada Soomaaliya ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo ku wajahan Magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay

Buurhakaba Feb 26 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Bay iyo Sh/hoose kaddib howlgallo dagaal oo ay shalay sameeyeen. Ciidamada dowaladda oo garab milatari ka helaya ayaa shalay la wareegay deegaanka Jameeco oo ka tirsan gobolka Sh/hoose waxaana la sheegay in wax iska caabin ah aysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shacabka ku dhaqan Magaalada Hargeisa oo amnigoodu Halis ku jiro iyo Xukuumadda oo iska indha tiraysa ,,,,,,,

Waxaan maanta Qalinka u qaatay Arin marba marka ka danbaysa isa soo taraaya  balse Dawladii wadanka xukumaysay aanay ilaa hadda wax talaabo ah aanay ka qaadin , Qofka binu,aadmiga ah waxa ugu wayn ee uu ku Gam,aa waa Nabad , somaliduna waxay ku maah-maahdaa  Rag Gogoshii waa nabad,   Waxaa aad iyo aad wax looga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhaawaca Robin Van Persie Wax Ma u Dhimi Doonaa Man United? By Jaahuur.

London-Feb-25-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xagaa iyo Ingiriiska oo horyaalkii si habsami ah uga socdo. Horyaalka Ingiriiska oo galey kulankiisii 27-aad waxaa 12-tan dhibcood si xalad leh ugu hogaaminaya Man United oo leh 68-dhibcood waxaana ku soo xigta Man City oo la soo gurguurneysa 56-dhibcood. Haddaba weereryahanka ay Man United halbowlaha u ah Robin […]

Posted in Sports | Read More »

Dhalinyaradii dalkeena oo rafaad ugu dhamaatay tahriib is miidaamin ah!!!

Dharaaro yar ka hor ayaan ka soo laabtay socdaal shaqo oo aan ku tegay dalka Sacuudiga, gaar ahaan caasimada dalkaas ee Riyadh, Wax aka muuqda dhismayaal faro badan oo aan qiyaas laheyn iyo dhaqdhaqaaq xawli ah, waana duleedka magaalada uun dareenkaasi, badhtamaha magaaladas oo ay iigu danbaysay 2 sanno ka hor waxa ku sii batay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland government should promote justice and social balance in order to bring our people together

Let us build our nation and keep the unity, dignity, peace and as well as our existence and mainly the stability which Somaliland had been enjoying for the last 21 years. We understand that there were a massive concerned citizen’s outcry about Somaliland local elections about a fraud and vote manipulation in most parties of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

John Kerry oo Booqashadiisii u horeysay London ku Tegey

London Feb 25,2013 (SDN) Wasiirka Arimaha debada ee dalka Mareykanka “Joon Keerii’’ ayaa socdaalkii sii u horeeyey ku gaadhay  Caasimada London ee dalka Ingriiska. Safarka Wasiirka ayaa waxa uu qayb ka yahay booqashooyin uu ku marayo muddo toban maalmood ah wadamada ay ka mid yihiin Faransiiska, Turkiga, Masar, Imaaraadka Carabta, Sucuudi Carabiya iyo magaalada Baarliin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa xisbiga UCID, Mudane Jamal Cali Xuseen iyo Xoghaya guud ee xisbiga Ucid, Mudane Axmed Kayse oo loogu soo dhaweeyay Minnesota, USA si heer qaran ah.

Minnesota26 Feb13 (qurbejoog) Musharaxa xisbiga UCID, Mudane Jamal Cali Xuseen iyo Xoghaya guud ee xisbiga Ucid, Mudane Axmed Kayse oo loogu soo dhaweeyay Minnesota, USA si heer qaran ah. Waxa maalintii sabtidii ee ay taariikhdu ahayd 23kii February ka dhacay huteelka weyn ee Ramada Plaza Hotel ee kuyaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota xaflad aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »