Home » 3:14 pm Entries posted on “February, 2013”

Wasiirka Caafimaadka oo soo gabo gabeeyay Kulan ay Wasaaradiisu dib isugu Qiimaynaysay

Hargaysa 26.Feb (SDN)      Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa maanta soo gabo gabeeyay Shir u socday Qaybaha Wasaarada Caafimaadka isla markaana lagu qiimaynayay Hawl qabadkii wasaarada ee Sannadkii dhamaaday,Caqabadaha Jira iyo qorshaha ay ku hawl galayaan Sannadkan Socda. Kulankan oo Socday Mudo laba Maalmood ah,waxay Waaxihii ka qayb qaadanayay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Five EU Ambassadors present jointly their credentials to the President of Somalia

Today, the EU Ambassadors of Germany, Margit Hellwig-Bötte, France, Etienne De Poncins, Spain, Javier Herrera García-Canturri , Belgium, Bart Ouvry, and Finland, Sofie From-Emmesberger , have presented jointly their credentials to the President of Somalia to become their countries’ first Ambassadors to the Federal Republic of Somalia for over 21 years. With the accreditation of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Aqoonsigii ka gudoomay 5-safiir oo ka socday dalalka Yurub

Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Maanta, Safiiraka Jarmalka, Margit Hellwig-Botte, Safiirka Faransiiska Etienne De Poncins, Safiirka Isbaanishka Javier Herrera Garcia Canturi, Safiirka Biljanka Bart Ouvry iyo Safiirka Fiinlaand Sofie From Emmesberger ayaa si wadajir ah ugu soo gudbiyey warqadahoodii aqoonsiga safiirnimo Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya si ay u noqdaan Safiiradii ugu horeeyey ee dalalkooda in ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkadaha Korontada ee Hargaysa oo Kordhiyay Qiimaha Laydhka Boqolkiiba 20%.

Hargaysa 26.Feb (SDN)       Shirkadaha ku bahoobay Iskaashiga Korontada Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Hargaysa waxay ku soo dhaweeyeen Talaabadii Xukuumadu ay dib ugu celisay Maraakiib siday Shiidaal Dhacay waxaa kale oo ay ka hadleen     Kor u kac ku Yimid Qiimaha Shiidaalka .   Afhayeenka Shirkadaha Korontada Cabdi Cali Barkhad oo halkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada Maaliyada iyo Ciyaaraha oo Dhagax dhigay Dhisme Cusub oo loo samayn doono Wasaarada Ciyaaraha

Hargaysa 26.Feb (SDN)    Wasiirada wasaaradaha Dhalinyarada iyo cayaaraha md. Cali Siciid Raygal iyo wasiirka maaliyada  mud C/casiis Maxamed samaaleayaa maanta si wada jir ah u dhagaxdhigay dhisme hal dabaq ah oo loo dhisayo wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha kaasoo Laga Dhisayo Xarunta Wasaaradaas. Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha oo Halkaasi Ka Hadlay,ayaa Sheegay in Wasaaradani ay ahmiyad Balaadhan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Xog Waran Siiyay Golaha Guurtida Somaliland

Hargaysa 26.Feb (SDN) Golaha Guurtida jsl,ayaa Fadhigoodii Maanta oo uu shirgudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Golahaasi, Md.Siciid Jaamac Cali ayaa Mudanayaashu Waxa ay Warbixin Kaga Dhegeysteen,Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl,Prof. Faarax Cilmi Geedoole. Warbixin uu Mudanayaasha u Jeediyay ayaa Wasiirka Wasaarada Beeruhu waxa uu kaga Waramay waxqabadka Wasaaradiisa iyo Qorshayaasha Mustaqbalka,Wasiirku waxa uu sheegey inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo tababar maanta looga furay Magaalada Muqdisho

Muqdisho Feb 26 2013 (SDN)– Tababarkani oo si wadajir ay u fulinayaan Hay,ada Bangaraafta iyo saraakiil sare oo kasocday ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ahaa mid loogu talo galay in lagu kordhiyo garaadka iyo aqoonta saraakiisha ciidamada xooga dalka oo loogu talo galay inay ka qeyb qaataan inkabadan 120 sarkaal oo kamid ah ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Yurub oo dad lagu tuhunsanyahay Burcad badeed ku wareejiyay Jasiirada Seychelles

Brussels Feb 26 2013 (SDN)— Ciidamada Badda ee ka socda dalka Netharland ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa xukuumada Seychelles,waxay ku wareejisay sagaal ruux oo burcad badeeda Soomaali ah,kuwaasi oo la sheegay in dalkaasi lagu Maxkamadeynayo. Kooxahan burcad badeeda Soomaalida ee sagaalka ruux gaaraya ayaa 19-kii bishan laga qabtay meel 120-mile u jirta xeebaha Soomaaliya,waxaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: EU Naval Force Dispatch Suspected Pirates to Seychelles for prosecution

On Monday 25 February Dutch EU Naval Force frigate HNLMS De Ruyter transferred nine suspected pirates to the Seychelles authorities for prosecution. The transfers happened after HNLMS De Ruyter, who was conducting counter piracy patrols, stopped two skiffs on 19 February 120 nautical miles off the Somali Coast and apprehended nine suspected pirates on board. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntlanad oo daboolka ka qaaday in 50-ruux loohayo dilkii Sheekh C/qaadir Gacamey

Garoowe Feb 26 2013 (SDN)— Madaxweynaha Maamul goboledka Puntland ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku hayaan dad badan oo Ajaanib ay ku jiraan kuwaasi oo uu sheegay in ay ku lugleeyihiin dilkii loo geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacamey. C/raxamaan Faroole ayaa tilmaamay in ay gacanta ku hayaan 2-ruux oo Ajaanib ah kuwaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »