Home » 4:32 am Entries posted on “February, 2013”

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Saacid oo meesha ka saaray in Madaxweynaha uu khilaaf kala dhaxeeyo

Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Xilli maalmahan dambe la isla dhexmaraye inuu khilaaf ka dhextaagan yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda ayaa meesha ka saaray gabi ahaanba inuu jiro khilaaf ka dhextaagan isaga iyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya wararkaasina ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

22-sano kaddib oo xalay dekada Magaalada Muqdisho laga dhoofiyay Xoolo farabadan

Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)— Muddo 22 sano ah kadib waxaa dekada Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ka biloowday dhoofinta xoolaha nool ee loo dhoofinayo dalalka caalamka. Sida uu sheegay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Ismaaciil xoolo badan oo nool ayaa muddo kadib dhoofinteeda ay ka bilaabatay dekada Muqdisho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamada Kiinya ku taal oo sii deysay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo Heystay Rabshado Eastleigh ka dhacay

Niarobi Feb 27,2013(SDN)-Maxkamad ku taal Kibera ayaa shalay ooda ka rogtay dhalinyaro Soomaaliyeed oo faro badan oo sanadkii hore laga qabqabtay xaafada Eastleigh ee magaalada Nairobi. Maxkamada ayaa sawaxan iyo farxadi hareysay kolkii Xaakimkii dacwada dhegeysanayay uu ooda ka rogay 70 Soomaali ah oo la qabqabtay sanadkii hore mar qarax lala beegsaday mid ka mida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv ayaa caawa lagu soo qaatey qodob xiiso gaara leh oo ah arimaha cakarin ee ka taagan magaalada kismaanyo

London Feb 27,2013 (qurbejoog)Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa Hctv ayaa caawa lagu soo qaatey qodob xiiso gaara leh oo ah arimaha cakarin ee ka taagan magaalada kismaanyo iyo maamul u samayntii gobolada dhaxe,barnaamijkan oo ay isku heleen iqyaar hoosta isaga wada dhiibayey waxeey u dhacdey sidan hoos aad a arki doonid.

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Somaliland United Forum oo soo saray war saxafadeed Shirkii labaad ee ururku ku qabsaday

London27 Feb13(qurbejoog) Shirkii labaad ee ururku  ku qabsaday xaafada shifarbush “Shepherd’s Bush” wuxuu ururku so saaray warsaxafadeedkan:   ·        In Ururku Bish Abril shirweyne qabto, meesha iyo waqtigana dib looga so sheegi doono Dadka  reer Somaliland ee ku dhaqan Carigga Boqortooyada Ingriiska , Qaarada Yurub iyo Ameerika. ·      In Mudaharaad  la qaban qaabiyo:   a)      Lidku ah kana so horjeeda wada hadalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

KHADAR AADAN ISMAACIIL,KHADAR KOODBUUR OO SAFAR UGU BAXAY DEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA MUXUU KU SAABSAN YAHAY?

London Feb 27,2013(SDN)-Waxa Safar gaaban ugu ambabaxay is maamulka Soomaalida Ethiopia, Khadar Aadan Ismaciil (Khadar Koodbuur) ayaa dhawaan ka Ambabaxay Dalka Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London, Khadar oo ay boqolaad ka mid ah dadweynaha kasoo jeeda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ay kusii sagootiyeen safarkiisa uu ugu ambabaxay dalka Ethiopia.Gagida diyaaradaha ee Heathrow Airport. Khadar Aadan Ismaciil […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Criminals must be apprehended and crime must be punished, says Prime Minister

Criminals must be apprehended and all crimes must be punished, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today during a visit to Police Headquarters in Mogadishu. “You must solve all crimes – robbery, murder, rape and any other offences,” the Prime Minister told senior police officers. “If a Somali woman is raped and the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisal Wasaaraha oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Feb. 26, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta kulan balaaran kula qaatay xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed (Commanda Bolisiya) saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa kulankan waxaa ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed. Dhanka taliska Booliska waxaa goob joog ahaa taliyeyaasha guud, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waraysiyaddii Jamaal Cali Xuseen iyo Qudbaddii Minnesota

Waxaan aad u dhuuxay waraysiyaddii taarikhiga ahaa ee laga qaaday mudane Jamaal Cali Xuseen, musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID, iyo qudbad taarikhiya oo uu mudane Jamaal ka jeediyey gobolka Minnesota Sabtiddii dhoweyd halkaasi oo ay ka soo qayb galeen madaxda Congresska iyo Senateka ee xisbiga Jamhuuriga ah ee gobolkan laga soo doorto iyo reer Somaliland. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DHAGAYSO HADALADII MAS’UULIYIINTA SHIRKADAHA LAYDHKA

Hargeysa Feb 26,2013(SDN)-Ku Soo dhawaada Barnaamijka gaar ah oo aanu ku eegeyno isbedelada iyo waxqabadka ururada leydhka oo ku dhawaaqeen qiimo kordhin. Halkan ka dhegeyso hadaladii masuuliyiintu ka jeediyeen ku dhawaaqidii lacag kordhinta   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LAYDHKA .mp3″]

Posted in Uncategorized | Read More »