Home » 2:37 pm
Entries posted on “February, 2013”
Hargaysa 27.Feb (SDN) Shir Jaraa’id Oo ay Cuqasha iyo Salaadiinta Beesha Ciidagale Ku Qabteen Hotel Dalxiis Magaalada Hargeysa ayaa Xukuunada Somaliland ay ugu Baaqeen inay Si Deg dega usii daayaan Boqor Raabi Yusf C/laahi Oo kamida Boqorada Reer Somaliland Oo Dhawaan Kayimid Xamar Kaasoo ay Xukuumada Somaliland dhawaan Xabsiga u taxaabtey Baaqan Ay Odayaashu U Direen Xukuumada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Los Angeles Feb 27 2013 (SDN)— Labada Wiil ee aadka u yar-yar ee Jilay Filimka Gaaban ee ASAD ee looga hadlayo Burcad badeeda ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Oscars Academy award oo lagu doonsiiyo Filimaanta Gagaagaban ee sanadkasta Aduunyada soo jiita. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Feb 27 2013 (SDN)— Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland, waxaa maanta Magaaladaasi duleedkeeda lagu arkay meydka wiil dhalinyaro oo daldalnaa. Wararka ayaa sheegaya in wiilkaan dhalinyarada ah in isaga oo meyd ah lagu arkay duleedka Garoowe, iyadoo aan lakala cadeyn karin inuu isdaldalay iyo sidoo kale in la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Feb (SDN) Ururka wadaniga ah ee ODXA Maanta ku wareejiyey Guddiga dhismaha Biriijka Xaafada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa deeq lacageed oo ay urur ahaan kaga qayb qaadanayaan dhismaha Biriijkaas . Gudoomiyaha Ururka Wadaniga ah ee ODXA Marwo Faadumo Siciid Ibraahin, oo ka hadashay munaasibada Gudoonsiinta Lacagta Tabaruca ee ururka odxa kaga qayab qaadanayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Feb (SDN) Kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee wasaarada Kalumaysiga, Beeraha, Xanaanada Xoolaha ,Wershada, Baanka S/land iyo hay’ada FAO , kaasi oo lagaga had-layey Kobcinta dhaqaalaha ayaa maanta lagu qabtay Xarunta wasaarada kaluumaysiga ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud ee wasaarada Kaluumaysiga Mud, Maxamed Cilmi Aadan oo kulankaasi ka dib u waramayay warbaahinta ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Copa Del Rey-Spain-Feb-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ka raajicineynaa xagaa iyo Spain iyo Copa Del Rey oo ay foodda isla galeen labada naadi ee ay xurguftu weyni ka dhaxayso waa Barcelona iyo Real Madrid. Akhyaartay mardhaweyd waxaa lagu kala faraxashey ciyaar aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey waxaana ka soo qeybgaley dadweyne aa u […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho Feb 27 2013 (SDN)– Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaaca ka qaaday xilliga uu furmayo kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya kalfahdigooda labaad uu furmi doono maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 02-03-2013.Madaxweynaha Soomaaliya ayuu sheegay inuu furi doono kalfadhiga Baarlamaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kabul Feb 27 2013 (SDN)— Magaalada Kabul ee Xarunta dalka Afghanistan ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in uu ka dhacay qarax aad u xoogan oo uu fuliyay qof Naftii hure ah. Saraakiil u hadashay dowlada Afghanistan ayaa waxay ku warameen in qof waxyaabaha qarxa iska soo buuxiyay uu weeraray Bus ciidamo qaadayey kaasi oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buurhakabo Feb 27 2013 (SDN)— Warar laga helayo Degmada Buurhakabo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya xalay la wareegeen gacan ku heynta Magaaladaasi oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab. Dad ku sugan Buurhakaba ayaa xaqiijiyay in Magaalada gudaheeda ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda islamarkaana Al Shabaab ay isaga baxeen Magaalada Buurhakaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo Feb 27 2013 (SDN)— Afhayeenka Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo C/naasir Seeraar oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxa uu shaaca ka qaaday Xilliga uu dhacayo shirka mararka badan dib u dhacay ee Maamul sameynta Jubooyinka. C/naasir Seeraar ayaa sheegay in shirka Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »