Home » 3:03 pm Entries posted on “February, 2013”

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Gaadhay Magaalada Laas qoray

Laasqoray 20 Feb.(SDN)   Wefti Culus Oo Uu Hogaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Cabdisalan Maxamed Xasan Oo Dhowaanahanba Socdaal Shaqo Ku Gaala Bixinayay Deganada Sanaag Bari Ayaa Soo Gaadhay Magalada Laasqoray Waxana Intii An Weftigu Soo Cagadhigan Magaaladasi Laasqoray Lagu Qaabilay Degaanka Xabaasha Aw Cali Halkaaso Dadka Degaankasi Ay Weftiga Wasiirka Uga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyeyaasha Cusub ee Gobolada Togdheer iyo Sool oo kulamo la yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada

Hargaysa 20.Feb (SDN) Gudoomiyayaasha Gobolada Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan, ayaa manta kulano xogwareysi ah Waxay kula Yeesheen xafiisyadooda Magaalooyinka Burco iyo Laascaanood Madaxda Laamaha Dawalada ee labadaas Gobol. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer  Mudane Axmed Cumar oo Kulankaas ka hadlay ayaa Sheegay in Nuxurkiisu yahay Sidii ay isu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waraysi Aanu Layelanay Siyaasiga wayn Cabdilahi Jawaan, Maxa uu ka yidhi Arimaha Madaxwaynaha Somaliland iyo Ururka Xaqsoor ? Waraysi qaade Luqmaan Daawasho

London 20Feb13 (SDN) Waraysi Aanu Layelanay Siyaasiga wayn Cabdilahi Jawaan, Maxa uu ka yidhi Arimaha Madaxwaynaha Somaliland  iyo Ururka Xaqsoor ? Waraysi qaade Luqmaan Daawasho .  

Posted in Uncategorized | Read More »

Sannad Guuradii 31aad ee Maalintii Dhagax Tuurkii Uffo oo Hargaysa lagu Qabtay

Hargaysa 20.Feb (SDN    Maanta   waxa laga xusay xarunta Somaliland ee  Hargeisa maalinta dhagax tuurka oo ku began  20-ka bisha Febaury , xuska maanta oo ay soo abaabushay dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo oo ay ka qayb qaadanayeen, bulshada qaybaheeda kala duwan oo ay hor kacayeen kooxda Baanboyda qaranka, ayaa socod ku maray qaybo ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo dib u dhigtay Dhageysiga Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeney la eedeysan

Muqdisho Feb 20 2013 (SDN)— Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta bilaawday Dhageysiga Kiiska Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeney sheegtay in ay kufsadeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo lagu xukumay min halsano oo xarig ah. Dhageysiga Maxkamadda oo maanta dheeraaday ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay soo badhigeen cadeymo badan oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb galay Madal loogu Magac daray Qiimee Qofkaaga Si aad Qiimo u Yeelatid

Hargaysa 20.Feb (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Madane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato” oo Lagu Qabtay Huteelka  Maansoor ee magaalada hargaysa. Munaasibadan  Loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga si aad Qiime U yeelato ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

HARGAYSA BAL DAAWO 1991 IYO MAANTA FARQIGA U DHAXEEYA

Waxa aan halkan idiinku soo gudbinaynaa videow kooban oo qayb ka mid ah aan idiinka soo qaadnay,Videowgani waxa uu muujinayaa bur-burkii Caasimada Somaliland ee Hargaysa oo ahayd 1991.

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ereyga Xaqa Ah Ha la Aamusin”… Dardaaran Gaar Ah Oo Gaarriye I Faray W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

Aan afeef ku bilaabo’e Dhambaalkan aniga ayaa qoray, masuuliyaddiisana leh… Wixii uu gedaafo iyo guul sidana aniga ayaa guudka la ii saarayaa… Waa hilaad aynu hadda ka joogno ugu dhawaan afar gu’ iyo March/2009-kii.. Amintaas waxa aan ku gudo-jiray qoraalka dhigane magaciisu yahay CULUUMTA MAANSADA oo haatan ifka u soo baxay… Aqoonyahannada aan rabay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

In Sierra Leone, President Vows to Further Bridge the Gender Gap in Military

His Excellency the President of the Republic of Sierra Leone Dr. Ernest Bai Koroma who appointed the first woman to be a Brigadier in the whole of West Africa, has vowed to do even more to bridge the gender gap in the various regiments of Sierra Leone’s Armed Forces (RSLAF). He made this statement while […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Sierra Leone oo Sheegay In Dib u Soo Celinta Nabada Soomaaliya Qeyb Ay Ka Qaateen

Freetown Feb 20 2013 (SDN)—  Madaxweynaha Sierra Leone Ernest Bai Koroma,ayaa shaaca ka qaaday in wadankiisa uu qeyb weyn ka qaatay nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya iyo hormarka iminka laga dareemayo Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Madaxweynaha Ernest Bai Koroma,oo ciidamo badan oo kuwa ammaanka ah kula hadlayay gudaha dalkiisa ayaa hoosta ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »