Home » 2:24 pm
Entries posted on “February, 2013”
Boorama 21.Feb (SDN) Gudoomiye ku xigeenka gobolka Awdal Cabdi Nuur Sugaal ayaa tababar hal cisho ah oo ku saabsan caqabadihii ay la kulmeen golayaasha deegaanka uga furay magaalada Boorame xildhibaanada golaha deegaanka ee Magaalada Boorame. Tababarkan oo ay qabanayso Hay’adda wadaniga ah ee Sonsaf ayna ka qayb qaadanayaan xubnaha golaha deegaanka ee Degmada Boorame ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 21 2013 (SDN)– Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxa Hay’adda USAID ee gargaarka dalka Mareykanka Dr Rajif Shah iyo xubno ka tirsan hay’addaasi. Markii uu kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay halkaasi kulan kuwada qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.Kulanka oo ay saxaafada banaanka ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Feb 21 2013 (SDN)– Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliya. Dilka askartaan ayaa wuxuu ka dhacay barxada iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo meel fagaare ah lagu toogtay.Askarta la toogtay ayaa waxa ay gaarayeen ilaa saddex kuwaasi oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21Feb.(SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo uu Weheliyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Na coo ka tirsan Golaha Wakiilada iyo Mudanayaal kale oo ka Mid ah Golaha Deegaanka ayaa maanta waxay kormeer ku soo mareen goobo ay dawlada hoose ka wado mashaariic dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21Feb.(SDN) Kulan-hawleed ku saabsanaa wacyi-gelinta bulshada ee ka qayb qaadashada horuumarinta degmooyinka oo muddo laba maalmood ah u socday maayirada degmooyinka gobolada dalka ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guudee wasaarada arimaha Gudaha Mud, C/samad Cumar maal,oo Maayarada shir howleedkaas u xidhay ,ayaa waxa uu sheegay in kulan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Feb 21,2013(SDN)-Arday Soomaaliyeed oo wax ka digata dugsi ku yaal magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa cabsiyi la soo deristay ka dib kolkii ay dagaalameen ardey kale oo iyana dugsigaa dhigta. Ardeyda Soomaalida ee dhigata Dugsiga Sare ee South High ayaa sheegay in ay dhibaatada heysata aaney cidi u ogeyn isla markaana aaney jirin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MINNEAPOLIS — Some Somali students say not enough is being done to ease racial tension at South High School in Minneapolis, which just last week was the site of a brawl involving hundreds of students. Some claim the fight was the result of months of rising tension between Somali students and other groups of students. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Haddaanu nahay maamulka, Macallimiinta iyo dhamman shaqaalaha Al-mustaqbal Boarding Schools waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Sh. Claahi bashe iyo dhammaan reer Daahir jaamac, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyadii Faaduma Jaamac oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa waxaana aanu marxuumadda ilaahay uga baryeynaa inuu jannatul fardawsa kawaraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Seattle Feb 21,2013(SDN)-Waxa magaalada Seattle ee gobolka Washington ka dhacday xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal degayay soo bixitaanka uu xisbiga UCID uu marlabaad ku hantay inuu ka mid noqdo saddexda xisbi qaran, laguna soo dhaweynayay Musharaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Aqoon-yahan Jamaal Cali Xusseen iyo Xoghayeha Guud ee xisbiga Mudane […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Alla Magane waa koox Kasmo iyo aqoon iyo xirfad lagu kalacayoo Kabtan adagi laylshoo Inta loo kitaab furay Kaaf iyo Wa-tiin iyo Yaasiin Ku Kaariman! Meeshu waa Djibouti iyo habeen la xusayay 40 guuradii qoristii farta Soomaaliga ee 1972-kii hirgashay! Dad ka kala yimid degelada Soomaalida afkeeda la xusayaa degto oo la soo marti qaaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »