CAWAYSKA JIMCAHA IYO HEESTII XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY QURBEJOOG.COM UK )
lONDON 22FEB13(SDN)CAWAYSKA JIMCAHA IYO HEESTII XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY QURBEJOOG.COM UK ) DAAWASHO WACAN
lONDON 22FEB13(SDN)CAWAYSKA JIMCAHA IYO HEESTII XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY QURBEJOOG.COM UK ) DAAWASHO WACAN
Marwo Faadumo Siciid Ibraahin waxa yaraanteedii ay xiisayn jirtay akhriska oo ay illaa hadda si xooggan gacanta ugu hayso iyo dabbaasha. Shaqadii koowaad ee ay qabataa waxa ay ahayd 1979-kii oo ay Xoghaye u noqotay Wakiilkii USAID ee Soomaaliya, markii dambena waxa ay noqotay madax goobeed (field officer) ka tirsan haayaddaas, kumana ay sii raagin […]
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Awoowo Maxamed Xuseen Naalleeye ayaa nagu casuumay meherka Isaaq iyo Hodan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo saaka ka dhacayay Maansoor Hotel ee Magaalada Hargeysa… 09:30 arooryo ayay munaasibaddu bilaabantay. Waxa ka soo qayb galay · Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) · Abwaan Xasan Xaaji C/Laahi Ganay · Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle […]
TORONTO – Scoring an Oscar nomination is generally considered a career-changing achievement for any aspiring moviemaker. It certainly feels that way for Toronto-bred producer Mino Jarjoura, who suspects the broad embrace of his 16-and-a-half-minute short “Asad” could jump start his feature-filmmaking ambitions. “I still have moments (that feel) completely surreal,” Jarjoura says in a recent […]
Boorama Feb. 21, 2013 (SDN)- Ciidanka ee magaalo-madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa ogolaaday inuu dib u hawlgalo Telefishanka madaxabanaan ee Rayo TV, ka dib markii ay xalay damiyeen baahintiisii. Agaasimaha Telefishanka Rayo Mr. Axmed Ismaaciil waxa uu shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, u sheegay in caawa uu dib u hawlgalay telefishanku, ka dib markii masuuliyiinta Booliska ee […]
Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhmaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan xaji abdi kariin xaji Mohamed nuur (bitijoor) iyo muna yusuf awaale oo xalay wiil ugu dhashay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland . Waxaa wiilka loo bixiyey. Sacad xaji abdi kariin xaji Mohamed nour […]
Laascaanood 21.Feb (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan, ayaa manta kulan xogwareysi ah Waxa uu Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxda Hay’adaha Amaanka ee Gobolka Sool. Kulanka oo ay goobjoog ka ahayeen Mas’uuliyiinta hay’adaha amaanka waxay ujeedadiisu salka ku haysay is barasho iyo Sidii ay Wada Shaqayn buuxda u wada yeelan lahaayeen,Waxaanu Gudoomiyuhu halkaasi Warbixin kaga […]
Bullaxaar Feb 21,2013(SDN)-Siyaasiga, isla markaana ah ganacsadaha reer Djibouti, sidoo kalena ah muwaadin hore waxbadan uga soo qaybtay deegaannada woqooyiga Somaliland gaar ahaan degmada Saylac ee gobolka Salal ayaa si deeqsinimo ah gacan uga gaystay dhismaha dugsiga Boarding-ka Bullaxaar. Dhismaha dugsigan ayaa wefti ay hoggaaminaysay Wasiirada Waxbarashada JSL Marwo Samsam Cabdi Aadan, kana mid ahaa […]
“Kolba dhagax ayaan rogayaa anigoo ka raadinaya wax cusub.” James M. Buchanan Jr., 1919-2013. James, 1968 waxaa uu ku guulaystay Billadda Noble ee Culuumta Dhaqaalaha isagoo ku mutaystay baadigoobka cilmiyeed ee xidhiidhka dhaqaalaha iyo aqoonta siyaasadda. Haddaba, dad faro badan oo aan ka mid ahay waxaan ku fooggan nahay in aan kolba dhagax rogno annaga […]
Afgooye Feb 21 2013 (SDN)– Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxa ay dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo ku sugnaa Gobalka Shabeelaha hoose. Dilka sarkaalkan ayaa wuxu ka dambeeyay kadib markii mid kamid ah gaadiidka Amisom uu dulmaray sarkaalka xilli uu ku sugnaa Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose. Hilowle […]