Home » 8:03 am Entries posted on “February, 2013”

Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Xukun Jilicsan ku riday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Hargeysa Feb 23,2013(SDN)-Maxkamada gobolka Hargeysa oo dhegeysatay dacwad lagu soo oogay Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya balse ka soo jeeda Somaliland ayaa xukun ay ku riday waxa uu noqdey mid debacsan. Xildhibaan Jaamac oo mudo iminka maxkamada sugayay ayaa laga soo qabtay degmeda Gebiley oo uu ka soo jeedo. Maxkamada ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Clash at South exposes rift between Somali- and African-American students

The brawl between Somali-Americans and black students at Minneapolis’ South High School caught the outside world by surprise, but not the people who walk the tense line between cultures. Across town in St. Paul, two Macalester College professors — one Somali-American, the other African-American — know well the culture clash that sometimes flares between two […]

Posted in Uncategorized | Read More »

4 men convicted in Somali terror case

SAN DIEGO — A San Diego federal jury on Friday convicted four men, all immigrants from Somalia, of conspiring to raise money and send it back to their war-torn country to fund the terrorist group al-Shabaab. The verdict ended a three-week long trial and came after 2½ days of deliberations by the panel. Charged in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha dalka Kenya oo Amaanay Ciidamada Kenya ee howlgalka kawada Koofurta Soomaaliya

Eldoret Feb 23 2013 (SDN)–Madaxweynaha dalka Kenya Mwaki Baki,oo si weyn u amaanay howlgalka ciidamadiisa ay ka wadaan dalka Soomaaliya,waxaana uu ku dhawaaqay inay sii wadi doonaan taageerada Malitari ay u fidinayaan xukuumada Soomaaliya. Mwaki Baki,Madaxweynaha Kenya oo shacab badan oo Kenyaan ah ka hor hadlayay Maalintii shalay ayaa sheegay in wadankiisa uu sii kordhin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Muqdisho Feb 23 2013 (SDN)— Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga ayaa saakay soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdiga uu hogaaminayay Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Bakir Bosdig ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka hormarinta dalkaasi, waxaana ku soo dhaweeyay garoonka Aadan Cade Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyihii hore ee Ururka Samafalka HAL-DOOR oo nooga waramay waxqabadkii ururka sanadkii uu xilka hayay(DHEGEYSO)

Alaska Feb 23,2013(SDN)-Guddoomiyihii hore ee ururka samafalka ee Hal-door Md Asad Yusuf Ismaciil ayaa nooga xog waramay waxqabadkii ururka xiligii uu hayay xilka iyo waxyaabaha uu tiigsanayo. Hal-door waa urur samofala oo ay ku bahoobeen dhalinyaro reer Hargeysa ah oo dibedda iyo gudaha kala jooga. Md Asad waxa uu sidoo kale ka waramayaa doorka dhalinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Eng Maxamed Xaashi:KULMIYE isagu xisbiba maahe dee waadiga arkaya inay qabyaalad isku bahaysteen,WADANI-na Ciro mucaarid iyo muxaafid mid uu yahay la kala garan maayo isagiiba sharci darro ku jooga,Seddexda xisbi ee hadda jirana ka ugu fayoobi waa UCID

Hargeysa Feb 23,2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Md Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wareeysi uu siiyay TVga Horn Cable waxa uu uga waramay xaalado ay ka mid yihiin Habkii xilka looga qaaday,iyo sedexda xisbi ee Qaran ee dalka ka jira. Eng Xaashi waxa kale oo uu ka waramay aqoonta uu u leeyahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo,Talo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NAXARIISTA

Magaca cinwaanka maqaalka waxaan ka soo qaatay ereyada الرَّحْمَنِ  iyo  الرَّحِيمِ oo ka mId ah magacyada Alle iskuna asal ah kana soo wada jeeda ereyga الرَّحْمَةَ oo macnaheedu yahay naxariista. Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ  tahay naxariista guud ee gaal iyo muslim, xoolo iyo dhir ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland iyo Hay’adaha Amaanka oo ka hadlay Hawlgaladii ay Ciidamadu Sameeyeen Habeenadii u danbeeyay(DHEGEYSO)

Hargaysa 22.Feb (SDN)  Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur  oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan iyo Saraakiisha Amaanka ee Somaliland  ayaa galabta ka Warbixiyay hawlgaladii u danbeeyay ee ay qaadeen Ciidamada Amaanku,kuwaas oo lagu qabqabtay dad tiro badan . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ugu horayn halkaasi ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa Lagu Qabtay.

Hargaysa 22.Feb (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa ka qayb galay Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay Maalinta Afka  hooyo ee Soomaaliga,taas oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa . Xuskan Waxaa ka qayb galay masuuliyiin, fannaaniin, jileyaal, qoraayo, abwaanno, Xubnaha Ururka PEN, macallimiin, saxafiyiin, arday iyo boqollaal dadweyne ahi. Xuskan oo sannad […]

Posted in Uncategorized | Read More »