Home » 6:26 am
Entries posted on “February, 2013”
MOGADISHU, Feb 24 – Clashes between rival Somali clan militias in Kismayu killed 11 on Saturday, witnesses said, in the worst unrest since Kenya-backed pro-government forces recaptured the southern port from Islamist insurgents last year. The fighting erupted when a clan leader died at a police station, prompting pitched battles between Marehan and Ogadeni clansmen, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Somali and an Indian national, hailing from Hyderabad, were arrested on Saturday while trying to sneak into Nepal through Bihar’s East Champaran district. During questioning it came to light that the Somali and his associate had gone to Delhi recently from Hyderabad and from the national capital reached Raxaul by train, Deputy Superintendent of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo Feb 24 2013 (SDN)– Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaalkii ay ka madaxbanaanaayeen ee ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Sheekh C/raxmaan Xudeyfi oo ah wakiilka Shabaab ee Gobalada Jubbooyinka oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay ku fashilmeen sugidda ammaanka Kismaayo. Wakiilka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Feb 24,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa manta u diraysa dalka Nayjar ee xadka la wadaaga Maali diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan “Daroonis” iyo ilaa boqol askari , si ay uga gargaaraan ciidamada huwanta ah dagaalka ay kula jiraan kooxaha maylka adag ee ku sugan dhulka buuralayda ah ee waooyiga Maali . Dawlada mareykanka waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Feb 24,2013 (SDN)-Afhayeen manta u hadlay xukuumada Suuriya Mr. Shaariif Shaxaada ayaa ku eedeeyey dawlada Qatar iyo maamulka Mareykanka , in ay ka dembeeyan diidmada ay ku dhawaaqeen madaxda mucaaridka bahoobay ee dalkaasi , in ayna ka qeyb galayan wado hadal siyaasadeed oo lala yeesho xukuumada Suuriya oo ay hore ugu baaqeen in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Feb 24,2013(SDN)-Xoghayihii hore ee qaramada midoobay Mr. Koofi Anaan ayaa manta u diray madaxda iyo siyaasiyiinta dalka Kiiniya dhambaal uu kaga dalbanayo in doorashada guud ee dalka ka qabsoomi doonta toban cisho ka dib ay si xor iyo xalaal ah u dhacdo . Dhambaalkan uu soo diray Mr. Koofi Anaan waxa uu intaasi ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moqdisho, 24, Feb, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka soo cusboonaaday Kismaayo. “Waxaa dhawaan isoo gaartay in dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo. Waxaana aad uga xunnahay in dhiig dad walaalo ah oo Somaliyeed si micno darro ah u daato waqti ay dadka magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira Feb.23. 2013 (SDN)- Doorashooyinka Baarlamaanka ee dalka Masar, ayaa qabsoomi doona shan maalmood ka hor waqtigii hore loogu muddeeyay. Siday ku warantay wakaalada wararka Reuters, qabsoomida doorashadu waxay ku muddaysnayd 27-ka bisha April ee soo socota, laakiin waxa hore loogu soo dhigay 22-ka April, sida uu Afhayeenka Madaxweynuhu Sabtidii ku faafiyay barta uu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dimishiq Feb.23, 2013 (SDN)- Golaha Isbahaysiga Qaran ee dalka Siiriya, ayaa ku dhawaaqay inay ka baxeen wadahadalo xidhiidh ah, kuwaasoo ahaa kuwo caalami ah oo lagu raadinayay xal-u-helida qulqulatooyinka dalkaas. Mucaaradka SNC waxay ka bixitaankooda wadahadaladan ku macneeyeen, wax ay ugu yeedheen ‘ceebta’ in lagu fashilmay in la joojiyo rabshadaha. Kooxda SNC waxay sheegtay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb. 23 2013 (SDN)- Siyaasiga Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa sheegay in xisbiga UCID uu yahay xisbiga qudha ee ay tilmaamo mucaaradeed ka muuqdaan, marka la barbar dhigo xisbiga Wadani oo uu kala mid dhigay xisbiga KULMIYE ee muxaafidka ah. Eng. Maxamed Xaashi, oo u waramay weriye Maxamed Kuraase, oo ka tirsan HCTV, wuuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »