Home » 12:15 pm Entries posted on “January, 2013”

Xukuumadda Soomaaliya oo maanta ka hadashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Villa Somalia

Muqdisho Jan 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax ismiidamin ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta udhaxeysa SafaaradaEthiopiaiyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee madaxtooyada Soomaaliya. Kadib shirjaraa’id uu ku qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi kaasi oo sheegay in ciidamada Dowladda ay fashiliyeen qaraxaasi. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Doodii Xeerka Amniga Madaarada oo la soo Gabo gabeeyay iyo Madaxweynaha Siilaanyo oo beri Khudbadii Distooriga ahayd ka jeedin doona fadhi labada gole leeyihiin.

Hargaysa 29.Jan.(SDN)  Golaha wakiilada Somaliland  ayaa fadhigiisi maanta oo u shir gudoominaya gudoomiyaha golaha wakiilada md  C.raxmaan Maxmaed C\laahi oo ku soo gaba gabeeyey doodii  xeerka  Takaaliifta  aminiga madaradda  oo ay Todobaadkab ku guda jireen. Mudanayaasha Golaha Wakiilada Maalmahan Dambe ku Guda Jiray Doodaada Ku saabsanayd Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada,kuwaa oo ku Kala duwanaa Sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Beeraha oo kormeer Shaqo ku tagay deegaamo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex.

Hargaysa 29.Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliyaan wafdi ka socda urur gobaleedka igad, Saraakiil ka tirsan Hay’adaha Ifad, W.f.p iyo Ururka Wadaniga ah ee Taakulo ayaa Maanta Kormeer Hawleed ku soo Maray,Degaanada ,Xagal Xareed iyo Abu-Riin ee Gobolka Maroodi Jeex.   Weftigan ayaa Kormeerkoodu  waxa uu La Xidhiidhay Sidii ay ugu Kuur […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha laanta Socdaalka oo ka hadlay amaanka Somaliland

Hargaysa 29.Jan.(SDN) Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland Md.Maxamed Cali Yuusuf,ayaa Sheegay in aanay Jirin Wax isbedel ah oo Ku yimi Dhaqdhaqaaqa Dadka Socotada ah,ee Dalka Imanaya iyo Kuwa ka Baxaya.   Shir Jaraa’id oo uu Maanta Ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Taliyuhu,Waxa uu ku sheegay in aanay jirin wax Saameyn ah oo Hawlaha Socdaalka Dalku uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ghana Iyo Mali oo Guryahoodii u Kala direy Niger Iyo Congo (Cup Of Nation-2013-ByJaahuur)

Port Elezabeth-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Akhyartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeynaa Ghana oo samarsiisey Niger iyo quarter Finalkii oo la soo guda galey. Haddaba shacabweynaha ciyaaraha jecel waxay sadaalinayaan in xulka Ghana qarka u saaranyahay inuu ku guuleysto Koobka Afrika (Cap Of Nation) Saadaashan waxay diiradda ugu sareen waa xulka aan wali laga badin saddedii ciyaarood aay […]

Posted in Sports | Read More »

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaare Saacid ee Villa Soomaaliya

Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in qof naftii hura ah oo isku qarxiyay Ilinka hore ee Guriga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ka daganyahay Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay 1-askari ayaa ku dhintay 2-kalana waa ay ku dhaawacmeen qaraxaasi ismiidaaminta ahaa, waxaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano Shababa ay ku suganaayeen oo ka tirsan Gedo

Garbahaarey Jan 29 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo ayaa ka warbixiyay deegaano horleh oo ay sheegeen inay kala wareegeen Ururka Al-Shabaab. Maxamed Axmed Cali oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka Dowladda ay shalay la wareegay deegaan Shabaab ay kaga sugnaayeen Gobalkaasi. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Britain u qaabilsan Africa iyo Wasiirka arrimaha Dibeedda ee Soomaaliya oo ka war bixiyay ujjeedooyinka Shirka Soomaaliya ee London Lagu qabanayo

Adis Ababa Jan 29,2013(SDN)-Wasiirka Britain u qaabilsan Africa Mr Mark Simmonds iyo wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan oo wada jir u guddoomiyay kulan ka dhacay magaalada Adis Ababa oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa madaxda ka qeyb galeysa shirka Midawga Afrika uga xog waramay xaalada Soomaaliya. Shirkan ayaa lagu soo qaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Minister of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland in response to the UK Foreign and Commonwealth Office’s revised travel advice for Somaliland

The Government of the Republic of Somaliland takes its responsibility to protect foreign nationals living and working in the country very seriously. International organisations, multinational businesses and other foreign entities have been operating securely in Somaliland for many years, thanks to the resources we have invested in our security institutions, and the willingness of the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Simmonds and Fozia Co-chair International Community Meeting

ADDIS ABABA– Minister for Africa and Somali Foreign Minister co-chair meeting of international community on Somalia at the AU Summit in Addis Ababa.After the meeting, the Minister for Africa, Mark Simmonds, and the Somali Foreign Minister, Her Excellency Fauzia Yusuf Adam, spoke about the Somalia Conference being held in the UK on 7th May. Mr […]

Posted in Uncategorized | Read More »