Home » 12:47 am Entries posted on “January, 2013”

Barnaaamijka dareenka shacabka ee Hctv oo lagu falanqeeyey sida maamul goboleed dastuurka DFS waafaqsan looga samayn karo Gobolada dhaxe ee Som..

London 30Jan13 (SDN)Barnaaamijka dareenka shacabka ee Hctv oo lagu falanqeeyey sida maamul goboleed dastuurka DFS waafaqsan looga samayn karo Gobolada dhaxe ee Som.. Goboladaas waxaa ka jira maamul goboleedyo ka badan 10 maamul goboleed oo leh maamul kasta madaxweyne waxaana intaas dheer ineey deegamadaas ka jiraan culumo awdiinta ahlusuna waljameeca oo awood ku leh ,dagaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Burkina Faso oo Guryahoodii u Furdaamisey Libaaxyadii Horyaalka Afrika ee Zambia (Cup Of Nation-2013-By Jaahuur)

Nelspruit-South Africa-Jan-29-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceyna Libaaxyadii horyaalka Afrika ee Zambia oo hadhuudhlaha lagu darey. Zambia Farxaddii sannadkii hore waxay isu bedeshey owhin iyo tiiranyo badan,waana markii ugu horeysey xul difaacanaya horyaalka qaaradda Afrika wareega hore ku hadha. Haddaba labadan ciyaarood ee maanta la ciyaarey ayaa foodda waxa islagaley Burkina Faso iyo Zambia,iyo […]

Posted in Sports | Read More »

Mudaharaad ruxay Magaalada Berbera oo lagu diidan yahay dhawaqii ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska

Hargaysa 29.Jan (SDN) Banaan bax balaadhan oo lagaga soo hor jeedo hadalkii ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska ee taabanayay nabadgalyada Somaliland ayaa maanta ka dhacay Magaalada Berbera . Banaan baxan waxaa dadweynaha kala qayb galay Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka degmada Berbera,Mudaharaadayaasha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku cabirayaan dareenkooda ku wajahan warkii dawlada Ingiriisku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul wasaare Saacid oo si kulul u canbaareeyay Qaraxii maanta ka dhacay Villa Soomaaliya

Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu degan yahay oo ku yaala Xarunta Madaxtooyada. Weerarkan oo uu ku dhintay mid ka mid ah Askartii illaalada ka aheyd hoyga Ra’iisal Wasaaraha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada qaraxii ka dhacay Villa Soomaaliya

Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)— Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada Qaraxii saakay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxaysa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Shirdoon iyo Safaarada Itoobiya. War qoraal ah oo shabaab uu soo saaray ayaa waxaa uu ku cadeeyay in rag ka tirsan iyaga ay fuliyeen qaraxa Ismiidaamin lagana gaaray hadafkkii laga lahaa. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadeynta Wariya C/casiis Koronto oo maanta markale dib loo dhigay

Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Maantay oo Talaado ah ayaa waxaa ay go’aamisay maxkamadda gobalka Banaadir in la furo oo la qaado kiiska wariye C/casiis C/nuur Ibraahin Koronto balse codsi ka yimid dhanka qareenka udoodi lahaa wariyahana dib ayaa loo dhigay. Waxaa ku soo xaadiray maantay xarunta Maxlamadda gobalka dhamaan dadkii danaynayay kiiska Wariyahaasi xiran, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Africa oo canbaareeyay qaraxii maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Wakiilka Midowga Africa u qaabislasan Soomaaliya Amb. Mohamat Annadif ayaa canbaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaana uu ku aamanay Ciidamada dowladda sida ay uga hortageen in qaraxaasi uu qasaaro gaarsiiyo dadk rayidka ah. “Waxaan aan aada u canbaareynayaa weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir ay ka qeyb galayaan Wafdigii dowladad ee gaaray Baydhabo oo halkaasi ka soconaya

Baydhabo Jan 29 2013 (SDN)– Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay waxaa halkaasi iminka ka socdo shir ballaaran oo ay leeyihiin wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo qaar kamid ah shacabka Gobalka Baay. Kulanka oo iminka ka socda Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga arinsayaa maamul KMG ah oo loo sameeyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AMISOM iyo maamulka gobolka Banaadir oo iska kaashanaya olole nadaafadeed oo laga sameynayo Beerta Nabadda

Muqdisho Jan 29 2013 (SDN)– Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada AMISOM iyo sidoo kale maamulka Gobalka uu iska kaashanayo dayactirka beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in maamulka Gobalka iyo AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo kula leh Xarunta Midowga Yurub Madaxda Ururkaasi

Brussels Jan 29 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu socdaal ku tagay Magaalada Brusels ee dalka Belguimka halkaasi oo uu kaga qeybgalayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Midowga Yurub. Madaxweynaha oo xalay ka ambabaxay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia markii uu soo dhamaaday shirka Madaxda Midowga Afrika ayaa isaga iyo wafdigii […]

Posted in Uncategorized | Read More »