Home » 7:33 am Entries posted on “January, 2013”

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay Fadhi ay yeesheen labada gole ee baarlamanka.

Hargaysa 30.Jan (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbad Sannadeedkii Distooriga ahaa waxa uu Saaka u jeedinayaa isla markaana ay hada ka  Socotaa Xarunta Golaha Wakiilada . Fadhigan oo uu Shir Gudoominayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Cirro ayaa Madaxweynuhu waxa uu ka waramay Waxqabadkii Xukuumada u hirgalay Sannadkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaalada Siyaasadeed ee Somaliland iyo Doorka Xukuumada iyo Shacabka

Hargeysa Jan 30,2013(SDN)-Hadal heynta ugu badan ee Siyaasadaha isku mutaxan ee Soomaalida ayaa todobaadkan waxa ugu badnaa ka hadalka shakiga iyo maadmadowga soo dhex galay xiriirka Somaliland ay la wadaagto caalamka khaasatana reer Galbeedka. Aanu ku horeyno hadal heynta oo bilaabatay ka dib kolkii Mareykanku aqoonsaday dawlada Soomaaliya. Tilaabada Mareykanku qaaday ayaa dad badani u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shacabka Bay oo ka codsaday dowlada in loo soo dhiso maamul ay ku qanacsanyihiin

Baydhabo Jan 30 2013 (SDN)— Shacabka ku nool Gobalka Bay qaar kamid ah oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ka codsanayaan in maamulka loo sameynayo Gobalka Baay uu noqdo mid ay ku qancaan shacabka Gobalkaasi kunool. Qaar kamid ah shacabka oo ka hadlaye kulan ay la qaateen xubno ka tirsan Golaha wasiirada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab oo ku hanjabay weeraro kale oo ay ku qaadaan Xarumaha dowladda Soomaaliya

Muqdisho Jan 30 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay weeraro kale oo qaraxyo ah ay ka geesan doonaan xarumaha Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka dhanka dagaalada ee Ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in qaraxa Shabaab ay ka geesteen Magaalada Muqdisho uu muujinayo awooda Shabaab ay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobey oo Afar Sano ka dib Raashin qeybin ka biloowday Kismaayo

Kismaayo Jan 30,2013(SDN)-Qaramada Midoobay ayaa shaacisay mudo afar sano ah ka dib oo ay magaalada Kismaayo ka jirtay xaalad colaadeed oo aan saamaxeyn in adeeg biniaadamnimo laga bixiyo ay haatan dib u biloowday in ay raashin qeybin magaalada ka sameyso. Sidaa waxa maanta shaacisay hay’ada QM u qaabilsan cunada ee WFP oo Kismaayo ka bilowdey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

As peace returns to Somali town, UN food relief agency resumes assistance

More than four years after conflict and pervasive insecurity forced it to shutter its operations in southern Somalia, the United Nations World Food Programme (WFP) has resumed food assistance to the region’s port city of Kismayo, the agency announced today. With relative peace returning to the Horn of Africa nation, WFP managed to conduct an […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suicide Bomber Kills 2 at Somali President’s Villa

A suicide bomber Tuesday detonated explosives outside the prime minister’s home in Somalia’s presidential palace compound, killing two people, security officials said. Al-Qaida-linked militants claimed responsibility for the attack. The man blew himself up in the morning when questioned by soldiers at a checkpoint in the palace complex known as Villa Somalia, said Mohamed Ali, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

XORNIMADA IYO GUNIMADA

GUMAYSI Ka hor inta aanan ka hadlin gumaysiga waxaan doonayaa in aan wax ka taabto xukumidda. Xukun حكم waa erey afka Carabiga ka soo jeedaa in kasta oo ay ila tahay in uu yahay af Soomaali. Culumada luqadduna waxay isku raacsan yihiin in ereyga laga soo qaatay xakamaha fardaha, sida aad la socotaan markii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

BARAAMIJKA DOORKA HAWEENKA KOORINTA CARUURTA GABADH NINKEEDII U GUURISAY OO KA SHEKAYNASA QISO DHABA

DBARAAMIJKA DOORKA HAWEENKA KOORINTA CARUURTA GABADH NINKEEDII U GUURISAY OO KA SHEKAYNASA QISO DHABA DAWASHO WACAN.

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL ee Hargeysa oo ka jawaabayaa dhawaaqii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Britain

Hargeysa Jan 29,2013(SDN)-Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL ee Hargeysa  oo ka jawaabayaa dhawaaqii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Britain 27th January, 2013 ee lagu wargeliyay muwaadiniinta Ingiriiska inay ka baxaan Somaliland sababo nabadgelyo,  wuxu caddaynayaa xaqiiqada nabadgelyada buuxda  ee ka jirta Somaliland iyo feejignaanta xukuumadda Somaliland inay tahay mid muwaadin iyo ajaanib cidkasta […]

Posted in Uncategorized | Read More »