Home » 5:23 pm Entries posted on “November, 2012”

Dawladda Ingiriiska oo sheegtay inay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Daakhiliga ku dhiirigelisay inay Doorashada Golaha Deegaanku noqoto Xor iyo Xalaal

Hargeysa November 23, 2012 (SDN)- Xukuumada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka Arrimaha Gudaha kula dardaarmeen in doorashooyinka deegaanku si xor iyo xalaal u dhacaan, oo aanay natiijadu noqonin mid lagu murmo. Baarlamaanka Ingiriiska oo Salaasadii toddobaadkan su’aalo weydiiyey xukuumada ayey ku cadeeyeen in taageero dhinacyo badan leh Ingiriiska iyo lix […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cadho Hadalka Cali Khaliif maxaa sababay(Jihaadku markii hore iyo hada kee dhab ah)

Minneapolis Nov 23,2012(SDN)-Siyaasiga Cali Khaliif Galeydh oo mar ka mid ahaa dawladii Siyaad bare ka dibna raiisul wasaare ka soo noqday xukumadii Carta lagu soo dhisay ayaa beryahan waday abaabulka maamul loogu magac daray Khaatumo. Cali Khaliif oo mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanaa iibinta maamulkaas iyo sidii uu xil uun uga qaban lahaa dawlada cusub […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dirty Dreams Of Somaliland

The morning mist on the flowers is my shed tears; and the whispering of the trees is the wailing of my devastated heart. They are twisting my heart, but I am too old to cry. They are expert only, on how to divide us. Implanting seeds of hatred and malice among family and friends. But […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pirate economics:Bargain like a Somali

SEIZURES of ships by pirates off the coast of Somalia may be down in recent months, but the interest of social scientists and economists in the country is undiminished. Because the place has been so stateless for so long, it provides a testing ground for theories about how people behave in the absence of meddlesome […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sawirka Maanta iyo Qurbojoog

Waa muuqaal ka turjumaya xaalada kacsan ee maalmaahan u dhexeysa Soomaalida iyo Kiinyaanka faaqay,aloow sahal umuuraha.

Posted in Uncategorized | Read More »

Madax kaSocota Xisbiga Ucid ee Uk oo ku Sii jeeda Somaliland kana Qayb Galaya Dorashada 28/11/12

London Nov 23/12(SDN)  Wafdi ka socda xubnaha uk oo ka mid yahay Siciid Cumar Axmed oo  ka asaasayaashii xisbiga  Ucid waxay  caawa ka ambabaxay magaaladan London isaga oo kusii jeeda Somaliland,Siciid Cumar waxa uu ka qayb qaadan doonaa doorashada degaanka ee ka dhici doonta bishan dabayaaqadeeda Somaliland,Waxa uuna rajo weyn ka muujiyey in Xisbiga Ucid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharax Iska Casiley Urursiyaasadeedka Xaqsoor Oo Ku Biirey Xisbiga Ucid oo loo qabtay xaflad soo dhawayna gobolka Gabilay

  GabileyNov23/12(SDN) Musharaxa Ka Tirsanaa Urursiyaasadeedka Xaqsoor Ayaa Maanata Iscasiley Kuna Biirey Xisbiga New Ucid, Musharaxan Iscasiley Ayaa Xafladabaaladhan Oo Kulmisay Taageeryaasha Xisbiga Ucid Oo Loogu Qabtey Hotel Askar Ee Magaalada Gabiley Musharaxasi Iscasiley Ayaa Taageeradiisii Iyo Cududiisii Ku Wareejiyey Musharaxa C/Raxamaan Muxumed Baadil (Cabdi Biida) Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

CALAAMADAHA TARAAFIGA EE SOMALILAND‏

– Miyay jirtaa Calaamad ah kuwa TARAAFIGA ee CAALAMIGA ah oo isla markaana ay XAYAYSIIN nooc ay doontaba  ha   noqotee uu ku dhex qoranyay ama ka dhex muuqdo……..???????? Asc,Waxa aan halkan salaan qaali ah oo aad u qiimo badan iga hooya leeyay, Dhamaan Bulshada Somaliland oo dhan,Meel kastaba ha joogaane. Anigoo ah  MUBARAK C OOMAAR  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Pro. Cali Khaliif Galaydh oo Kun Maalin Guur ka soo Jeestay

Af qalaad aqoontunu miyaa, Mayaa! Mayaa! waa intuu ninba Eeba geshaa! Profissoorow lagu eed Caliba waa kaa. Sidaad la wadda socataan Cali Khaliif Galaydh iyo kooxdiisa G10 ka labaxday waxay cidla kaga dhaqaaqeen dadkii rayidka ahaa ee ay dadka geliyeen degaanadda Buuhoodle, kuna guubaabinaayeen in ay tahay maanta maalindoodii. Waxaad la socotaan guuldaradda kaga dhacday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan wada tashi oo dhexmaray jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK” iyo Somaliland Society EU “SSE

London Nov 22,2012(SDN)-kulan ay soo qaban qaabiyeen guddida Somaliland Society UK “SSUK” laguna qabtay xarunta west London Somaliland community. kulankan oo qabsoomay 18/11/2012 waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday SSUK, xubno ka socday SSE, xubno ka socday WLSLC, xubno ka socda jaaliyada Somaliland ee Milton Keynes, waxgarad, odey dhaqmeedyo iyo aqoonyahano ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »