Home » 3:35 am
Entries posted on “November, 2012”
At the end of a day spent talking about some of the most intractable issues in this city, Laurel Broten, the province’s education and now newly minted children and youth minister, gave this message to Toronto’s Somali community: “Today is just the beginning.” The remarks came at the closing of a conference held to discuss […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI—Frequent grenade and bomb attacks have plagued Kenya ever since it invaded Somalia in October of last year. The government blames al-Shabab for the insecurity, and Kenyan police have responded by conducting regular sweeps of Nairobi’s predominantly ethnic-Somali suburb of Eastleigh, searching for supporters of the Islamist group. Clashes between Somali and Kenyan youth erupted […]
Posted in Uncategorized | Read More »
INAA LILAAHI WA INAA ULAAHU RAAJUCUUN Dhamaan hawlwadeenada barta Internetka ee somalidiasporanews.com /qurbejoog.com iyo ehelkooda iyo dhamaan qaraabadooda waxa halkan ay u marinayaan Tacsi tiiraanyo leh dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Axmed Maxamuud oo Xaaji October loo yiqiin. Si Gaara waxa ay bahda somalidiasporanews.com /qurbejoog.com halkan tacsi tiiraanyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
INAALILAAHI WA INAA ILLAAHU RAAJUCUUN Dhamaan ehelka magacyadoodu hoosta ku xusan yihiin ayaa halkan Tacsi ka diraya. Anagoo kala ah: 1. Eng. Mohamoud Jabaake 2. Hussein Aden Jabaake 3. Qassim Aden Suleiman 4. Dr. Omar suleiman Ali 5. A/karim Cagoole 6. Jama Aw-Hassan (Buraale) 7. Hassan Adan 8. Maryan Nuur 9. Eng. Ali Dahir Qadey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bullaxaar Nov 23,2012(SDN)-Guddoomiyaha Degmada Bullaxaar oo soo gebagebeeyay kormeer shaqo uu ku marayay deegaannada degmada Bullaxaar, Gobolka Saaxil Guddoomiyaha Degmada Bullaxaar Mudane Maxamuud Qawdhan Ayax iyo wefti uu hoggaaminayo oo ka tirsan xubnaha maamulka iyo gudiyada degmada ayaa 21kii bisha Nov, 2012 ka bilaabay degmada kormeer shaqo oo uu ku soo maray inta badan deegaannada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa Nov23/12(SDN) Salaadiinta,Cuaqaasha iyo Waxgaradka beel-weynta Yoonis ee Ciidagale ayaa waxay soo saareen bayaan ay ku kala saarayaan laba murrashax. sheegtay inuu uga tanasulay murashax kale kaas oo ay shegeen war aan raad iyo sal toona lahayn waxa kale oo ay shegeen in murashaxa Cabdi Dool Kaariye oo ka sharaxan Ucid u Yahay murashax ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 25-11-2012 (SDN)– Ururka saxaafadda Somaliland ee SOLJA ayaa warqad furan u diray Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu ilaa hadda hor-yaallo xeerka sirdoonka qaranka oo qodobo ku jiraa caqabad ku yihiin saxaafadda iyo xoriyatul-qowlka. Warqadan furan oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa u dhignayd sidan “Waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa Nov23/12 (SDN)Shirweyne Maangta Ka qabsoomay Magaalada Hargeysa Oo ay Isugu yimaadeen Beelaha (Gaashaanbuur Ee Ciidagale) Kaasoo siweyn Loogu Taageersanaa Musharaxa Goalaha Deegaanka Gobolka Maroodijeex kana tirasan Xisbiga Ucid, Shirkaasi Oo ay u dhamaayeen Guud ahaan Waxgaradka Cuqaasha Dhalinyarada Aqoonyahanka iyo Haweenka Beesha (Gaashaanbuur Ee Ciidagale) Kaa soo Laga dhawaajiyay Cod dheera lagu sheegay Musharaxa Rasmiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gabiley 25-11-2012-(SDN)-Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu Hoggaaminayay oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaaladda Boorame ee xarunta gobolka Awdal, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley. Madaxweyne Ku xigeenka waxa ku soo dhaweeyay Gabiley Wasiirka Warfaafinta Md. Abiib Diiriye Nuur (Abiib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia’s journalists are urging their new government and the international community to help end the impunity they say is contributing to making Somalia one of the world’s most dangerous countries to practice journalism. So far 18 Somali journalists have been killed this year and 44 since 2007. The National Union of Somali Journalists on Friday […]
Posted in Uncategorized | Read More »